Added: 4 years ago
From: sayidgedo
Views: 185,000
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (77)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • YAM YAM THANK YOU MAM!

  • ilaaho janadii gee waa dhintee

  • ma dad baa ma geedaa ma noolaa ma dhagax baa waxa iga hormuuqdaa ma raga baa ma dumarbaa ma mijaa ma madax baa wax iga hor muuqdaa ma wax magac qabiil matalayaa uruuraa waji murugo qarisay mashooqiin kii dhacay ka madluusan ma arkee maskaxiiy iyo aqoontii miyey soo hilmaamnee moogayaal moogayaal war moga wax ma oga wali miyaa wali

  • awoowe yam yam ilaah hakuu naxariisto,aadban ugu faraxsana aratidadii iyo wanaagii ,awoowe ilaah hakuu naxariisto adi iyo aabbe falax falax, aamiin ...wadadii aad ku dhimatay ee ku taalay ohio columbus ilaa iyo hada waan nebcahay .

  • alow kuu naxariiso

  • Allaah yaa raxma, allaha u naxariisto marxuum CABDULQADIR XIRSI YAMYAM. A GREAT SOMALI POET INDEED.

  • ALLAH ha u naxariisto Yamyam wuxuu ahaa Abwaanada Somalida kuwa ugu qiimo badan, ALLAH (SWT) waxaan u waydiinayaa dambi dhaaf iyo naxariis waasac ah in u siiyo Aaaaaaaaaaaaaamin, Aaaaaaaaaaamin, Aaaaaaaaamin.

  • masha allah. allaha ha u naristo abwaanka walle gabeyi qaayo weyin ku fadhiyo oo tarikhi ah ayuu dhaxal nooga tageyi (mooge moogeyaal weli ma warmoogyihiin)waa cajiib............???

  • R.I.P yam yam

  • great poem from a wonderful patriotic. allah u naxariisto ..

  • waa gabayga ugu qiimaha badnaa ee aan dhageeytso waligay,allow kuu naxariiso

  • alle naxariista jano ha ka waraabi all abwaan cbadiqaadir xirsi yamyam intaa ka dib walaahi gabay somalia wuu habaaray inuu habaarka danbe ka reebo ayay ahayde laakin run ayuu sheegayaa

  • hadii uu jiro qof haya hees yam yam alifay oo eraydeedu ahaayeen ( gabadhii Taxi ku dhex ummushay ) fadlan ii soo gesha link

  • ilaahoow kuu naxa riiso wuxuu ahaa nin ciidiisa iyo calan kiisaba jecel ragii dhiiga lahaa oo dhulkeena dhibkiisa ka dhii dhiyi jiray waa dhamaa deen hadeer huubo ayaa inoo soo hadhay

  • masha allaah waaye lkn aaway dadkii qadan lahaa gabaygaa ama ku dhaqmi lahaa

  • alow unaxariiso abwaankeena yamyam rabiyoow jana fardoowso kawaraabi abwaanka waa nin wadani nimo kucaan baxay oo aan aqoon qabiil

  • aloow unaxariiso abwaankeena weeyn yamyam walaahi abwaankeena weeyn waan jecleeyn laakiin malag ayan lacelin karin waxaan ka codsanayaa wiilka raage oo ah wiila yamyam inuu noosoo galiyo youtubeka gabayada abwaanka si soomaalidu ay iskugu qanciyaan gabayada abwaanka waxaana kaaga codsanaayaa siweeyn

  • ILAAHOW KU NAXARIISO,abwaan wadan buu ahaa.markii xamar dagaalku ka dhacay baan u tagay oo waxaan ku iri soo bax wax lagu dambeyn doona lama ogee aan meel ka baxsan xamar ku geeyee soo bax.wuxuu iguu jawaabey adeer waad mahadsantahay iska tag anigu cid i dileysa ma jirto ee. anigu soomali wax dambi ah kanma galin. waxaan ku iri waa gartay ee nacas aan intaan garaneyn baa jira soo ma ogid? wuxuu igu iyiri gacan soomaali i dili mayso ee iska daa!

  • this is best poem that i ever heard

  • Allah ku NAXARISTO oo janadii fardowsa aheyd hakugu bishareeyo. Mashallah what a great poem.

  • ilaah hakuu naxariisto C/qaadir xirsi yamyam nin soomaaliyeed ahuu ahaa

  • somali yaa odhanaya ka wadanigaa ayaa ka dhashay .

    ilahay ha naxariisto abwaan cabdiqadir xirsi yamyam wuxuu ahaa halyey wadani ah oo mudan in la xuso dadkuna ku daydaan.

    runtu dhameeyey hadana way qoslayaan yagu lahadlaya

    somali wax walba loo sheeg hadana waxba kuma qaadanayaan

  • alaha ha u naxariisto abwaan wax garad

  • ilaahay ha unaxariisto wadani xalaal ah ayuu ahaa ilaahay janadii fardawsa ahayd kugu abaal mari amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • RIP from Columbus

  • Allaah ya arxamu

  • Abti macaan ilaahay waxaan kaaka baryaa in uu ku naxariisto janad al fardoos nah guri kaaka sameeyo amiin amiin ...waxaan jaceyla in aan is argno lakiin ilahay maqorin ...abti yamyam I love u

  • 1908 a lady named sally rusa was in the woods looking for a dog until a ghost came and killed her so if ur reading this u will find a bloody body in your closet hanging there haunting you and will kill you and ur family and if u want to stop this just sends this to 6 videos in 30 mins or this will happen good luck!

  • AUN C/Qaadir X Yamyam, Waddani waxaad ahayd diinta cuskada, ilaahay janadii hakaa waraabiyo

  • Allaah ya arxamu

    live u arkay nin wanaagsan oo wadaniya buu Ahaa .

    Allaah ya arxamu

    Allaah ya arxamu

    Allaah ya arxamu

    Somalida wadani aduu ka dhashay that was U Abdiqadir !

  • Ilaahayoow kuu naxariiso!

  • hes too sick.

    i rate him. i think he was talking about the ethiopians getting involved in somali politics.

    in the end he gives them options: to either undo the process [ ] or face a terrifying death.

    hes good.

  • generalwow

    waxad caayaysid ma is tiri markna waxa ka mid aah hooyadii kugu soo rafaad ma is tiri dhaqan iyo dadba ayaga ayada ka leyahay.

    ma is tiri diinta ayad meel ooga dhacday.

    hadii magacaga la fiiriyo mid walan oo waxad u eg tahay computer qol loo gashay

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • yam yam wa fani wallahi

  • eeebe ha u raxariisto xaqiiqdii in uu ahaa abwaan soomaaliyed,

  • soomaalida waa munaafaqiin waxayana aamisan yihiin diin carbeed ee diin islaam ma aaminsana

  • kinda funny

  • Somalida waxaan ku jeclahay, maalinba "shaati cusub" bey xirtaan!

  • kkkkkkkkkkk SXB, maxaad ula jeedaa? sii sharax

  • We surely lost one of the best. May Allah give him Jannah. He, without doubt, will be remembered long after his death. (ALLA XIGMAD BADANAA....) Isma dhaamayaashii iyo kuwa iga hor muuqdoow -- Alla muxuu runta sheegay-

    Sxb Sayid Gedo, ma haysaa gabayo kale uu tishay Yam Yam. Please share with us if you have more. Many thanks.

  • I Love You I Love You I Love You

    Welcome to Moti's channel

    Lets Go Pretty Bash

  • yam- Yam gbaygaan waxa uu yiri waa run..

    Yam waa jiraa mawdka dabadiis..waayo murtidiisa ayaa jireysa...Allaha u naxariisto

  • Ilaahay ha u naxariisto Abwan C/qaadir Xirsi Yam-Yam, Abwan somaliyed

  • hadaynaan wax ku qaadan maxay taraysaa waa Abwaan somaliyeed, yuuse la hadlayaa, somaalidu waxay caan ku tahay qofku markuu dhinto inay amaanaan

  • sax walee waa runtaaaa qofka markuu dhinto ayaa wanaag loo muujiyaa somalida inta ay tahay adiga aya ugu saxsan

  • Ilaahay hakuu naxariisto yam yam!!!

  • Ilaahay hakuu naxariisto yam yam!!!

    i like yam yam, he's one of the best nationalistic poem writers.

  • Maashallah, ilaahay ha unaxariisto.

  • Ilaahay hakuu naxariisto, maxuu xikmad la tagay......

  • Maansha-alaah,, allaha unaxariisto

  • True legend, nin rag ah wakaas.

  • AUN

  • The late Yam-Yam, the Shakespear of Somalia. It is unusual for a Somali poet to refer to a letter! I am just a pit surprised.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more