Added: 2 years ago
From: bilebadan
Views: 21,283
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (15)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • ma aha cabdinasir macalin, cabdi nasir macalin illahay ha naxariistee baabuur ayaa jiiray isga oo jidka talaabaya kasoo baxay baar bakiin ee jidka ka yimaada sayidka wuun a islamarkiiba geeri yooday 1982 alha naxariistiisa hasii yo marxuumkaan

  • Aun ma aha cabdi naasir macalin siciid waxa uu dhintay 82,waxa uuna degenaa misaajidka nasrudiin oo u dhowaa warshada sigaarka iyo taraqa waxa ayna lahaayeen dukaan oo ay gadi jirtay hooyadiis,

  • waar waa bacalwaan

  • please next time ask people before you these becouse this is not cabdinaasir macalin this is bacalwaan thank you

  • CAbdi CAli Bacalwaan iyo Hiba MAxamed nuur 'Cudoon' Viva Somali Weyn ! 

  • @mohayare kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kuma luhoo waa kuluc cabdinasir kiiba leysku heeestee isagiina kuluc buu ku soo daray mayee waa samatar dheh

  • @nasro123ful KKKK SXB WAA IGA QOSLISAY waa run cabdinaasir baaba lagu muransanaaa , hadaba aan idiin saxo heestan iyo riwaayadanba waxaa Aktar ka ahaa cabdinasir macalin saciid Aniguna Shaqsiyan qaraabadiisa ayaaan daris ahayn xiligaaa kadibna waxa uu ku dhintay Shil Gaadhi kadibna waxaa kaalintiisii buuxiyey oo la wareegay booskiisii cabdi cali bacalwaan heestana saas bay caan ugu noqotay Bacalwaaan

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ccabdinasir ma aha ee waa bacal waan adeerayaal wexeyna ku jirtaa riwaayadii hablayohow hadmaa dguursaneysaan

  • waxa ay iskaga qorayan cabdinasi macalim war maaha ee waa baacalwaan laakiin heesta waxa ku soo caan baxay cabdinasir

  • cabdi cali bacal waan weeyi kani maaha cabdi naasir alle ha u naxariistee

  • sxb heesagan ma aha cabdinasir ee waa baacalwaan, hase heeshee heesta horaanteedii waxaa hibo la qaadey, cabdinasir macali AUN

  •  waa cabdi cali bacalwaan. ilaahay ha u naxariisto maaha cabdinaasir

  • Fanaankan waa Ba-calwaan. Laakiin origin heesta iyo Riwaayada ay ku jirtay waxaa iska laha Cabdinasir Macallin Allah ha u naxariiste: Riwaayadii Hablayow hadmaad guursantoontaan

  • abdinaasir macalin maa ahan ninkaan ee waa kuluc ee ka badal magaca aad meesha ku qortay

  • @mohayare Maya walaa waa sida uu sheegay bille333, hobolkan waa Baacalwaan. Heestan waxaa Hibo la qaadi jiray allaha u naxariistee Cabdinaasir Macallin ee weli viyow uu ku jiro aan la arag.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more