Raaso City
10:24
Added: 5 years ago
From: ponkamelon
Views: 23,948
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (29)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • With the will of allah I have no doubt raaso and the people of raaso will some day get there insha'allah.

  • Comment removed

  • maskiiin illaahoow soomalida dhibka ka dulqaad walaahi dadkeena gaajo iyo rafaad ayeey u baa ba een soomaliyeey fadhiga aan ka kacno oo dalkeena iyo dalkeena wax u tarno youtube inaaka fiirsano faa iido inooma keeneeyseee

  • kililka5 waa kililka ugu daciiifsan kililada kale ee kajira dalka ethiopia ..sababtu waxay tahay dad maamulka aqooon ayaa ka taliya oon hadalkaba aqooon...ninka indhabuuur bal  ufiiirso hadalkiisa ilmo labo jiraa ayaad moooda .. hadana waa maamul musuqmaasuq kabuuxo, waligiiin ma aragteeen waziiir habeeenkii gurigiisa ku shaqeynaaya..oo shaanbada gurigiisa usooo qaadan..markaas sidaas darteed hambalyo maamulka raas ,qabiil iyo argagixisana kafogeeeya maamulkiina dadaala

  • aad ayaan ugu hambalyaynaayaa dadka deggan gobolka raaso...run ahaan waa tallaabo ku dayasho mudan kililka shanaad maamul;kiisu waa maamul kabuuxo fasaad ...runtii qabiilka GURGURE oo asagu DIREDAWA kaba saarey khariidada kililka shanaad ayaa ku dayasho mudan heerka uu deegaankiisa uu uhorseeday...nabadda iyo tacliiinta....markaa waxaan leeeyahay dedka dega raaso kabaxa kililka5 iyo jabhadaha argagixisadaa ee dhulkiina ku hardamaaya message from GURGURE

  • war waxaan waa 2000 kiiye mid cusub soo galiya nacalaa gudaafadaa tihiin ku taale

  • raaso maasha allah may allah help us for all somali people and muslim people rooso beatiful town its one of the ogaden region in ethiopia

  • Masha'allah. Raaso is a wonderful place. It just needs more work and more help from more people.

  • As far as I know the central gov. gives hundred of millions of birr every year to somali region. Where is that money going? These ppl should blame their own ppl. who are stealing from these starving children rather than blaming the central gov.

  • Is the money given to the government or directly to a group of people?

  • the money is going directly to the people. a group of australians are running the project and it is being built by the raaso people. no money goes to the gov.

  • Wiilkan shiine la yidhaa hawl fiican buu qabtay, waxaanse maqlay abtiyadii ayuu ku kacsan yahay!

  • no gov money goes to these 85,000 somalis... their situation falls under what is called tribal conflict. which means no gov. money or NGO's can help them. this is a conflict between adults. but that doesn't mean that children should suffer. it's a shame if people are mis using gov money. but it's rare for any government to indiscriminatly give money to anyone. they would never just hand over money to somalians and let them do what ever they want.

  • Labada qoloba niman faro ku tiris ah oo u dagaalamaya in iyaga la doorto ayaa dabka sii hurinayay oo kala geeyay shacabkii walaalaha ahaa ee waa iyagu isugu dhawaa dadka!!!

  • Sheekhaalse meeday Culimadii wanaagsanayd ee lagu yaqaanay? Dadku uma baahna wax kala geeya! ee wax diinta ku walaaleeya ayaa loo baahanyahay!! Ogaden iyo Sheekhaalba waan arkay intay lacag ku uruuriyaan dad baan wax ugu taraynaa in hub la isku gumaado lagu soo iibsaday!!

  • Dad Walaalo ah baynu ahaan jirnay. Laakiin Ogaadeen iyo Sheekhaal midna dambiga ma laha oo labadaba waxaa hoggaamiye u noqday Damiir-laawayaal xabashiyi ku shaqaysato oon Allah SW ka cabsanayn. Si qoto dheer u fakara. Allah ma dulleeyo dad illaa ay iyagu is dulleeyaan!!!

  • Mr. Bush, is it better for you to throw billions in Wars?

  • great comment!

  • Raaso is Somali and it should be whit Somalia.

  • oooh my allah, so sad cant't watch this.

  • Ogaadeen dad ma aha. Bal reerkaa Sheekhal se u galeen fiiriya.

  • oh my God, where is this place? are these Somalis? ooh my God i am shocked, angry and confused; why didnt we know about the plight of these pple? Ohhhh my God..

  • Two years on and Raaso still endures very great hardship! You will not find it on a map! These Somali Ethiopians (approximately 80,000) live 680kls south of the capital of Ethiopia, Addis Ababa, in very rough terrain - in Somali Region 5. I am an Australian working with a small group of other volunteers to build a hospital in Raaso, with donated money, so that these wonderful people, and their neighbours from all surrounding districts, can have some level of health care. Love to all.

  • one of the big reasons why there won't peace is that innocent people are dying for the basic of clean water, may allah be with em, and don't stop making em duca 4 em

  • Its a real catastrophe,it is a human disaster,but the question is who will take part the assisstance of those starving people,who will give them hand,who will make them the basic necessaties of the life???. i leave the answer of the questions for every kind hearted person all over the world.

    Thanks Alot

  • we must all tell the world about these things.. don't let any one forget how the majority of the world lives.. tell someone today.. but theese people are not SAD people remember that.. they are just wanting better living standards.. they just want to enjoy their life for longer.. the situation is desperate.. but we must stay positive!

    thanks for your great comment!

  • insallah look what we came to become.. our ppl suffering because of few indivdiuals greed..

    very helpless situation

  • so sad indeed. may Allah help out people

  • this is well done video and love the title

    hope people will get the rest in Raaso

  • i feel bad for sheekhaal

  • this is well done video and love the title

    hope people will get the rest in Raaso

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more