Added: 1 year ago
From: PuntlandPower
Views: 5,279
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (14)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Al-shabaab time out that is no doubt

  • MADAXWEYNE FAROOLE GUULEYSO. GUUL BAAN u rajeynayaa reer Puntland iyo Soomaali weyn VIV PUNTLAND VIVA SOMALIWEYN

  • maan shaa alaah wixii dhib wada oo puntland dumin teeda jecel waa in lala dagaalamo oo maal iyo nafba loohuro waayo puntland nabadeedu waa muqadis iyo jiritaan keeda reer puntland waxaan idinku baraa rujinayaa wixii dantiinu kujirto waa nabada ee hadii uu walaalkaa nabada uu cadow ku noqdo xitaa gacan bira waain aad isaga qabataan waayo walaal kaa nolol shaaduu ka xun yahay reer puntland midnimo wadajir isqadarin ismaqal kala danbayn baan idiin rajaynayaa wsc wr wb

  • WALEE MADAXWEYNE WAAD KASHAQAYSAY SHAYAADIINTA QARNIGA EE ALKHAWAARIJ, HADII MANTA ALSHAYAADIIN SOO WERARILAHAYD PUNTLAND WAA DIFAACILAHAA, INKASTO AAN REER S/L AHAY HADANA KUWAN WAA CADAWGA U MADA SOMALIYEED WAANA IN LA ISUGU TAGAA.

    VIVA P/L AND S/L

  • well guess what the fighting is still continuing and the mujahideen under the leadership of the noble sheikh Atom are striking blow after blow against the feeble puntland security forces, and inshallah they will succeed and one day puntland will be part of islamic somalia, under the hukm of Allah(swt).

  • Let this people a lesson to Atom and al-shabab terrorists. Puntland government aren't like the TFG stooges.

  • al shabaab have to

  • waa muhiim nabadgalyada puntland, cid kasta oo halis ku ahna waan ladagaalaynaa iyaga iyo hooyadoodba..... long live puntland

  • @dararac somaliland iyo puntland dadkooda iyo dalkoodaba waa ilaashanayaan

  • Xaafidullaah Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole, waa halyeey u dhashay Puntland iyo Soomaaliya Nimanka soo burburiyey, welina burburinaya Koonfurta Soomaaliya, waxay rabaan in

    ay Puntland qas ka bilaabaan. Kama yeeleyno. We fully support our great and chrasmatic leader Presidant Abdirhman Faroll

    We fully defend out beloved Puntland again bloodythirstay Shabab

  • Puntland long life

  • alshiidhan has no place in our beloived puntland

  • Shacabka Iyo Maamulka Puntland waxay diyaar u yihiin in ay ilashadan xasiloonida deegaankooda ninkasta oo shaar diimeed iyo mid qabiil watana Puntland in uu qaso waa mid aan dhacayn.ninka atam lagu sheego ee fulayga ah kuna dhumanaya Buuraha galgala waxaan ugu nasteexaynaya in uu ka soo baxo oo uu isku dhiibo maamulka haddii kale maamulku wuu soo qaban waxaana la horgayn maxkamad ama meeshisa lagu soo dili.Waxaan u hambalyaya geesiyaasha daraawiishata ahaa ee iska dhiciyay fulayda fidnoda wada

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more