@soomaaliyare Hadalka xaguu kaa marey saxiib aniga waxaan ka hadley waa lacagta ceerta in ey xraamtahey.Adiga waxaa ka hadashey Somalia in aan arkey ayadoo canshuur laqaadenin.
waa is fahmi weyney,
Hadaan kugu soo celinayaa.Lacagta ceerta waa xaaram sababtana waa in laga soo qaadey meelaha diinta aan ogoleen, sida barka qamriga lagu gado dukanka qamriga lagu gado warshadaha qaansiirka lagu gado iyo meelo kale oo xalal ah lakiin markii la iskudaro waa xaaraam.Adiga marka iisheeg sida ay xalalkut
Adiga diinda wax maka taqaanaa horto aan su aal ku weey diiyee? hadii aad diinda wax ka taqaano ma in aad wax u sheegtaa mase in aad waxka sheegto suuraheeda in aad ka hadasho diinda maqabtaa?? su aashaas lee ka soo jawaab adoo si degen u hadlaayo igana raali ohow!!!!!
Gabadha muslimad ah waxaa laga rabaa inay xijaabato, aan ku waydiiye Fanaanka xijaabka malaga dhaafay? waxjirto ma,aha sxb suuraleey waayo, we don't give a damn *****for her suuro..
i think nimco can take it over where maryan mursal left it, again she's young fresh has style and she has style and class.not like ur average somali singers', if they have good voice they look weird, dressed very funny, doing awkward dance and if they have style they cant sing, they come on tv with shitty song, and my favourite, middle age people and marqaan group, single mothers whos children has been taken by social service, i mean come on they cant be role models.
hmm what can i say about nimco, she's superstar i personally like her style' the way she dresses her make up everything, her vocal are ok, also she's very pretty, i think she really can take somali music to the next level, as we all know maryan mursal introduced somali music to international audience in 90s and achieved her goals to become famous and became famous, to bad she couldnt continue because her age.
asalamu calayum nomco dareen waa fanaanad aad u qaali aha oo wax ka bedeli karta fanka somaliyeed oo dhamaan somalida oo dhami dareemi karaan anigu horta waan dareemay. keep up the good work we all got your back
Dhame Yasin waxaan filayaa inaad dhakhtaradaas aaminsan tahay oo aad ula xiriirto sababtoo ah suuq baad u samaysaa, gabadhan waa fanaanad, si fiican u heesaysa heesaheedana la jecel yahay, intaas uun ha kugu filnaato, mida kale dadka qaar baa qoraalka ku fiican , qaar baa hadalka iyo codkarnimada ku fiican , qaar baa majaajilada ku fiican, qaar heesaha ku fiican, qaar baa illaahay laba kuwa aan soo sheegay ah isugu daraa. Ee fanaanada daaya oo xushmeeya.
Physical_expression qoftaan sida crosses her arms across the chest ama maxay ahayd Consistent eye contact kulli waa wax qofka soo jiidanaya uuna u soo istaagayo , markaad eegto facial expressions-keeda markay heesayso jiidasho maleh waayo xata ma dhoolo cadayso heesta ayay bilawdaa waana dhamaysaa is ruxidaa maahanee lakin Wajigeeda waxa laga Akhrisan kara inay tahay qof aad u degan gabarnimo ka muuqato xushmad malaha leh YAAAB , Niman yahaw aan wax badan ka daraaseeye oo la xidhiidha
Physical_expression qoftaan sida crosses her arms across the chest ama maxay ahayd Consistent eye contact kulli waa wax qofka soo jiidanaya uuna u soo istaagayo , markaad eegto facial expressions-keeda markay heesayso jiidasho maleh waayo xata ma dhoolo cadayso heesta ayay bilawdaa waana dhamaysaa is ruxidaa maahanee lakin Wajigeeda waxa laga Akhrisan kara inay tahay qof aad u degan gabarnimo ka muuqato xushmad malaha leh YAAAB , Niman yahaw aan wax badan ka daraaseeye oo la xidhiidha physchilgy
Physical_expression qoftaaan hadii daraaso lagu samayn lahaa wax badan ayaa ka soo baxaya waaayo waxaa aad u kala fog qaaabka ay uga muuqato masraxa iyo marka ay hadlayso .
mar waa qof waalan oo qaawan wadata dhaqan ka fog kan somalinimo iska daa islaaamee, naaso la soo taago lana tuujiyo Jiridooda ama Salka Naasahana la muujiyo dhar jilicsan oo qaaawan jirkeeduna ka muuqanayo , Boodboodis fara badan oo aan caadi ahayn iyo dhawaaq SEX aaad ka dareemayso kuna faanayso marka kale waba nooc kale
phschilogical waxaaa ka muuqanaysa NIMCO inay tahay Qof yar oo ku soo barbaartay meel ka fog waalidkeed iyo cid aan xil badan iska saarayn Tarbiyadeeeda waayo uma muuqato qof u Abuuran samaynta xumaanta xataa hadal allaha ka dhigee , hadaba waxa gaarsiiyey inay si fool xun oo qaawan u heesto isla markaana noqoto naagta kaliya ee hadii la daawado DAreenka ragu Kacayo Qaabka ay u Tuujiso Naasaheeeda una muuujiso salkooda iyo dharkeeda khafiifka ah ee qaawan Surwaal ama Diracba k
phschilogical waxaaa ka muuqanaysa NIMCO inay tahay Qof yar oo ku soo barbaartay meel ka fog waalidkeed iyo cid aan xil badan iska saarayn Tarbiyadeeeda waayo uma muuqato qof u Abuuran samaynta xumaanta xataa hadal allaha ka dhigee , hadaba waxa gaarsiiyey inay si fool xun oo qaawan u heesto isla markaana noqoto naagta kaliya ee hadii la daawado DAreenka ragu Kacayo Qaabka ay u Tuujiso Naasaheeeda una muuujiso salkooda iyo dharkeeda khafiifka ah ee qaawan Surwaal ama Diracba
waxaa ka muuqanaysa NIMCO inay tahay qof aad u HAdal gaaban physical appearnce-geedana wuxuu xataa muujjinayaa inay tahay qof aad u xishood badan lakin wayday cid barbaarisa kuna Hagta tubta u toosan una wacan aduun iyo aaakhirana Nafciga leh , waxaa ka muuqanaysa inaysan hadal badnayn jawaabteedu kooban tahay xataa ka xishoonayso hadalka intiisa badan , hadaba isma laha qaabka foosha xun ee ay u qaado heesaha iyo dhab ahantii sida ay Akhlaaqdeedu tahay ALLE ha hanuuniyo
OO AFKA QALOON LEH WA CIYAAL SUQAD OO ADUUN SO DHAMEYSEY
jaango84 6 days ago
I DONT LIKE THIS WOMEN SHE LOOKS A CHEAP HABASHO UUUUUUUF
jaango84 6 days ago
GABDHAHA YARYAR EE HEESO GABADHAAN IYO FALIS NAIROBI JOOGTA UGU LABIS FIICAN INTA KALE WAA MARYOOLEY
naqwa1 2 months ago
Daahir Aweys wuxuu u shsqeeyaa Somaliland iyo Yahuuda.
hahahahhahahahahahahahahahahahahahaaha
vloret1 10 months ago
Lacagta ceerta waa xaaraan
1.hadad tagtid barka qamriga aad lacag kasoo qaadatid waaxaran
2.hadaad tagtid meesha ceerta aad lacag kasoo qaadatid waaxaran
Sida ay kudhacdey aniga shegayaa
barka qamriga lagu iibiyo canshuur ayaa laga qadaa
canshuurtaas dowlada waxay u isticmashaa in lasiiyo police ka firefighters iyo in lagu dhiso wadooyinka
IYO IN DADKA AAN SHAQEYN CEYR AHAAN LOOSIITO
lacagtaa waxaa laga soo qaadey qamriga meesha lagu gado
vloret1 10 months ago
duqa sxboow waxaa rabto miya iska shegeee canshuurta taas in laqaado xeer ayaa kayal sxb somaliya oo canshuur la'aan ah ayaa aragtay cml miyyyyyyyyyyy
soomaaliyare 9 months ago
@soomaaliyare Hadalka xaguu kaa marey saxiib aniga waxaan ka hadley waa lacagta ceerta in ey xraamtahey.Adiga waxaa ka hadashey Somalia in aan arkey ayadoo canshuur laqaadenin.
waa is fahmi weyney,
Hadaan kugu soo celinayaa.Lacagta ceerta waa xaaram sababtana waa in laga soo qaadey meelaha diinta aan ogoleen, sida barka qamriga lagu gado dukanka qamriga lagu gado warshadaha qaansiirka lagu gado iyo meelo kale oo xalal ah lakiin markii la iskudaro waa xaaraam.Adiga marka iisheeg sida ay xalalkut
vloret1 9 months ago
@soomaaliyare Adiga waxaan kaa rabaa in aad iisheegtid lacagta ceerta sida diinta Islamka ay xalal kunoqotey. Intaas hadaad ii cadceesid waan fahmi karaa meeshaa ka hadleesid laakin Somalia ha ka hadlin Somalia majoogno mafahantey.
Dadka qaata ceerta waxey dhahaan dowlada aya nasiisey anaga waa inoo xalaal. Su'aasha waxaa waaye goormee dowlad gaalo ah noqotey mida u xalaleysa Musliminta canshuurta iyo lacagta qamriga laga sameeyo. Ogow diinta xitaa ma ogola canshuur Islamka waxa la ogolyhey Zaka
vloret1 9 months ago
Daahir awey iyo Godane waa lawasaa
vloret1 10 months ago
MashaAllah, sister I like your style, it would have been nice getting ur own song.
xeraale2003 10 months ago
gow aar maxaaa waalay inantan daarood, fanka isaaaaaaaaaaaaq uun baaan mooodayay inay leeeyihiine, however tan yari way maraysaaa.
good luck beauty i wish u was isaaaaaaaaaaaaaaaq
appie2711 11 months ago

heestan Qandho waxay ka xaday Hibo Maxamed wayna ku indho cadahay - ma'isla xishooto gabadhu uba baahna inay hees xado ee hadana been ka sheegtee
awdallandi 1 year ago
Adiga diinda wax maka taqaanaa horto aan su aal ku weey diiyee? hadii aad diinda wax ka taqaano ma in aad wax u sheegtaa mase in aad waxka sheegto suuraheeda in aad ka hadasho diinda maqabtaa?? su aashaas lee ka soo jawaab adoo si degen u hadlaayo igana raali ohow!!!!!
baashka4u 1 year ago
loooooooooooooooooooooolo heesta finishka sidey u qaadey aan ka yaabay
caaliya3 1 year ago
Suuraha ayee iska,badisay. please khamaar xirro kadib waan kudaawanaa. codkaaga makahelin.
sadikk16 1 year ago
Fanaan qamaar xiran xakeed ku aragtay waa lahadlaa maad u hadlee
suuraha hooyaded ayaa kudhashay don't be hater fanaanad somali yeed waaye
qoslaay 1 year ago
Gabadha muslimad ah waxaa laga rabaa inay xijaabato, aan ku waydiiye Fanaanka xijaabka malaga dhaafay? waxjirto ma,aha sxb suuraleey waayo, we don't give a damn *****for her suuro..
sadikk16 1 year ago
well done
GMGGMG811 1 year ago
@GMGGMG811 well done
GMGGMG811 1 year ago
nice voice abayo
TheHassan45 1 year ago
nice nimco abayo and nice song
TheHassan45 1 year ago
sista nacima keep up the good work and get proper manager u'll go very far :)
lovenasra 1 year ago
i think nimco can take it over where maryan mursal left it, again she's young fresh has style and she has style and class.not like ur average somali singers', if they have good voice they look weird, dressed very funny, doing awkward dance and if they have style they cant sing, they come on tv with shitty song, and my favourite, middle age people and marqaan group, single mothers whos children has been taken by social service, i mean come on they cant be role models.
lovenasra 1 year ago
@lovenasra haha so true so true!
cuterim 1 year ago
hmm what can i say about nimco, she's superstar i personally like her style' the way she dresses her make up everything, her vocal are ok, also she's very pretty, i think she really can take somali music to the next level, as we all know maryan mursal introduced somali music to international audience in 90s and achieved her goals to become famous and became famous, to bad she couldnt continue because her age.
lovenasra 1 year ago
good
TheStrongpower 1 year ago
asalamu calayum nomco dareen waa fanaanad aad u qaali aha oo wax ka bedeli karta fanka somaliyeed oo dhamaan somalida oo dhami dareemi karaan anigu horta waan dareemay. keep up the good work we all got your back
geesi1977 1 year ago
Wariyaha Iyo Fanaanada Waa Isku D'a Waa Is Le eg Yihiin kkkkkkkkkkk
elninoo1986 1 year ago
cadi ma ahaan yartuu waa qurux leey
muhumed1000 1 year ago
Comment removed
muhumed1000 1 year ago
Walaahi she is good young lady. Viva Nimco Dareen. Thanks.
mrboodaaye1 1 year ago
She is good young lady, I like so much Nimco Dareen.
abzhir 1 year ago
VIVA NIMCO DAREEN NIMCO SHARAF LOVE U SWEETY
Nancy524180 1 year ago
fanaad weyn
dhaadeey1 1 year ago
nimca baloondhi nooloow fanaa nadeena finland
Cabiira1 1 year ago
hesta dareen caashaq waxaa iska lahayd ora jinaalkeeda binti cumar gacal iyana waxay ku leedahay anaa iska leh beenalöay
kudaare 1 year ago
Dhame Yasin waxaan filayaa inaad dhakhtaradaas aaminsan tahay oo aad ula xiriirto sababtoo ah suuq baad u samaysaa, gabadhan waa fanaanad, si fiican u heesaysa heesaheedana la jecel yahay, intaas uun ha kugu filnaato, mida kale dadka qaar baa qoraalka ku fiican , qaar baa hadalka iyo codkarnimada ku fiican , qaar baa majaajilada ku fiican, qaar heesaha ku fiican, qaar baa illaahay laba kuwa aan soo sheegay ah isugu daraa. Ee fanaanada daaya oo xushmeeya.
SuperNasteexo 1 year ago
This has been flagged as spam show
Physical_expression qoftaan sida crosses her arms across the chest ama maxay ahayd Consistent eye contact kulli waa wax qofka soo jiidanaya uuna u soo istaagayo , markaad eegto facial expressions-keeda markay heesayso jiidasho maleh waayo xata ma dhoolo cadayso heesta ayay bilawdaa waana dhamaysaa is ruxidaa maahanee lakin Wajigeeda waxa laga Akhrisan kara inay tahay qof aad u degan gabarnimo ka muuqato xushmad malaha leh YAAAB , Niman yahaw aan wax badan ka daraaseeye oo la xidhiidha
DhammeYasin 1 year ago
Physical_expression qoftaan sida crosses her arms across the chest ama maxay ahayd Consistent eye contact kulli waa wax qofka soo jiidanaya uuna u soo istaagayo , markaad eegto facial expressions-keeda markay heesayso jiidasho maleh waayo xata ma dhoolo cadayso heesta ayay bilawdaa waana dhamaysaa is ruxidaa maahanee lakin Wajigeeda waxa laga Akhrisan kara inay tahay qof aad u degan gabarnimo ka muuqato xushmad malaha leh YAAAB , Niman yahaw aan wax badan ka daraaseeye oo la xidhiidha physchilgy
DhammeYasin 1 year ago
Physical_expression qoftaaan hadii daraaso lagu samayn lahaa wax badan ayaa ka soo baxaya waaayo waxaa aad u kala fog qaaabka ay uga muuqato masraxa iyo marka ay hadlayso .
mar waa qof waalan oo qaawan wadata dhaqan ka fog kan somalinimo iska daa islaaamee, naaso la soo taago lana tuujiyo Jiridooda ama Salka Naasahana la muujiyo dhar jilicsan oo qaaawan jirkeeduna ka muuqanayo , Boodboodis fara badan oo aan caadi ahayn iyo dhawaaq SEX aaad ka dareemayso kuna faanayso marka kale waba nooc kale
DhammeYasin 1 year ago
phschilogical waxaaa ka muuqanaysa NIMCO inay tahay Qof yar oo ku soo barbaartay meel ka fog waalidkeed iyo cid aan xil badan iska saarayn Tarbiyadeeeda waayo uma muuqato qof u Abuuran samaynta xumaanta xataa hadal allaha ka dhigee , hadaba waxa gaarsiiyey inay si fool xun oo qaawan u heesto isla markaana noqoto naagta kaliya ee hadii la daawado DAreenka ragu Kacayo Qaabka ay u Tuujiso Naasaheeeda una muuujiso salkooda iyo dharkeeda khafiifka ah ee qaawan Surwaal ama Diracba k
DhammeYasin 1 year ago
phschilogical waxaaa ka muuqanaysa NIMCO inay tahay Qof yar oo ku soo barbaartay meel ka fog waalidkeed iyo cid aan xil badan iska saarayn Tarbiyadeeeda waayo uma muuqato qof u Abuuran samaynta xumaanta xataa hadal allaha ka dhigee , hadaba waxa gaarsiiyey inay si fool xun oo qaawan u heesto isla markaana noqoto naagta kaliya ee hadii la daawado DAreenka ragu Kacayo Qaabka ay u Tuujiso Naasaheeeda una muuujiso salkooda iyo dharkeeda khafiifka ah ee qaawan Surwaal ama Diracba
DhammeYasin 1 year ago
waxaa ka muuqanaysa NIMCO inay tahay qof aad u HAdal gaaban physical appearnce-geedana wuxuu xataa muujjinayaa inay tahay qof aad u xishood badan lakin wayday cid barbaarisa kuna Hagta tubta u toosan una wacan aduun iyo aaakhirana Nafciga leh , waxaa ka muuqanaysa inaysan hadal badnayn jawaabteedu kooban tahay xataa ka xishoonayso hadalka intiisa badan , hadaba isma laha qaabka foosha xun ee ay u qaado heesaha iyo dhab ahantii sida ay Akhlaaqdeedu tahay ALLE ha hanuuniyo
DhammeYasin 1 year ago
To be honest, I have never seen Nimco talking but hey, there's a shock! LOL.
cadaaawe 1 year ago
nimco dareen heeso waxba ma taraan ee diinta u soo laabta kuli fanaaninta dhan
Baaciya78 1 year ago
Comment removed
Baaciya78 1 year ago
HARGEISA "LOVE" YOU NIMCO
Dalwanaage 1 year ago
finish aqanaa cml ku heesaa duf ku bax
shoole100 1 year ago
walahi caadi maha manshala siday uu hadlayso iyo jawaabta ay bixinayso caadi maha
zakaria6037 1 year ago
waaa jirtaaaaaa nimco dareeen
motarino2 1 year ago
jag gilla henne därför att hon är skiit sööt
kasiiim 1 year ago
vittu saatana mä en tykkää suomesta sielä on paljon rasisteja
boytogdheer 1 year ago
ax minä rakastan sinua . sulle on ikävä koko ajan
boytogdheer 1 year ago
Minä rakastan sinua sinulle on ikava koko koko ajaanee
awaare22 1 year ago