Added: 3 years ago
From: XasanBurhaan
Views: 105,297
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (21)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • FEYNUUS SHEEKH DAAHIR IYO XAAJI IIKAR LEEB.

  • Waayo Waayo caruur ayaan ahaa but still vividly remember watching this.

  • Baadil1, nin wanaagsan ayaad tahay dalkiisa iyo dhaqankiisa jecel. Allah ha ku garab-galo.

  • Shariif Jeeg & Feynuus Sh Daahir iga dheh Niikada aa idishay nooh; What the voice Baba Axmed naaji & Luul jeeylaani Our beloved Nation missed you ( "Gooska Gadaal iga dheh") It is a wonderful song that everyone can enjoy: This song makes a tear in my eyes because it takes me back to old great days which I had unforgetable memories>>> Iska hees looma heesee hanaanka iyo luuqadiyo codadka ayaa lagu kala danbeeyaa:: Pease & Love to all Somali people where ever they might be:)

  • Mujaahid, Do you know so call freedom of speech? let everyone say whatever they would like to say; Al Ustaad Axmed Naaji Sacad aa heesooyaa and you guys talking about fucking Qabiil; Lamagoodle waa na wareeriseen Viva Bilaajo Carab we care less about Qabiil I missed Moagadisho which love dearly; what a song "rememeber who you realy are and where you come from" much love Baba Axmed Naji Alfanaan :) as well as Shariif Jeeg & Faynuus!!

  • Naag kululaatay baad tahay! Magac Muslimna waa taad isku sheegaysid ee maxaa kugu kallifay in aad qabyaaladdu meesha keentid? Miyaad i garaneysaa? Maxaa goobtani ku keenay haddii aad dhibsaneysid dheesha iyo heesaha? Maxaad dadka u xamaneysaa, si fool xunna u xukumeysaa? Xishood la'aanta ma Ilaah baa kuu dirsaday? Naayaa meeshaada iga joog, xad-gudubkuna iga daa. Xasuuso in qofka xorriyaddiisu ku egtahay meesha ka billabato tan qofka kale.

  • Ma quruxda Feynuus ayaad ka maseertay? Gabadha noo daa, adiguna xoogaa is karbaash.

  • Isii ajaaaja...........Waa Faynuus Sh. Daahir iyo alle yaa raxmee Maxamed S. Beerdilaacshe. Bravo!

  • GOWSKA GADAAL yeah is the best, (WARNING) if you're from outside xamar this is not yours So dont be confused and dont leave any rubish comments.

    cheers

  • Mid ayaan ka codsanayaa reer xamarka,please joojiya in aad iska dhigtaan HINDI, waa ceeb waxan hindi waa idinku qodli lahaa hadii waxan uu daawado.ceeb caleykum.

  • Xukun0: Watch your mouth, Ceeb waaye caatinta nooh hadii aadan fahmeeynin heestaan you should not lisent first place: Waayo waayo ayaan ku soo xasuusaneey-naa heestaan. Xamar adookale aa looga sooqaxay nooh "Xukun0" Dadkaan la'aan tood abaar waaye nooh Much Love Faaynuus>>>>>>>>> baab Axmed naaji Geniyeey an waa gutayee maama Faadumo Madaxaaga kor We will never forget you as a nation your wonderful voices!!( Sadka Waaye)

  • waa hees aad u wanaagsan

  • she looks ugly on that green suit lol wallahi somaliya hadii saan ee kuso laheed meel xun ayee kudhama laheed,xaqa illaheey aya naga soo baxay.

  • xaqa illaaheey aya naga soo baxay, look at them waxe isku maleeyaan dad ilbaxay lol alla maxee is lux luxeen caadi mahan, waxa somaliya nooga dheelay dadkaan ookale aya kamit ah.

  • Kuwa video-gan ka ciyaarayaa waa fanaaniintii qaranka. Xamar iyo Hargeysa iyo magaalooyin kaleba sidaa ayaa looga niikin jirey oo fanaaniintu si' aan xishood lahayn ugu soo bandhigi jieen wax aan ku bannaanayn diinta Islaamka.

    Anigu waxaan qabaa Soomaaliya jabka iyo halaagga ku dhacay wixii u sabab ahaa waxaa ka mid ah: dhaqan xumadii fanaaniintu ugu yeerayeen ama ku dhiirri gelinayeen dhalinyada soomaaliyeed sida video-gan ka muuqata.

  • i cannot believe what has happened to somalia sidey aheyd iyo sida ay hadda tahay...

  • ma sidaasay xamar faqash ugu tumanaysay markay reer somaliland qaxootiga itoobiya ku ahaaayeen waa iska aduunyo,maantana waa sida kale,alla ha sahlo.

  • feynuus sexy,errotica,passionale,roman­tica

  • heestaan caadi ma ahan faynuuuuus sexy girl

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more