sxbow adiga kalkacyo ma lagugu xumeyey kalay horta shekooyinkaag dhan kalkacooyo ayaad ku soo qaadataa mise waxaa ay ku macdahay in ila qosol laga sameyo sxb wada ku fara yareysatay
@burco143, Sxb program-ka aan isticmaalo wuxuu la socday computer-ka (Apple Computer). Waxaa la yiraahdaa iMovie. Faahfaahin deeraad ah waxaad ka heli kartaa google-ka ama youtube-ka. Waxaad ku qortaa "iMovie features."
saaxiib aad baan uga helaa sheekooyinkaaga gaalkacyo............fadlan soo badi.kkkkkkkkk
Gozgozgoz1 1 month ago
see ahaan waye waye banooni maa la dheeli rabaa mase dad ka waanleey waaye >3 caadi mahan k
falaaaaaaaaaaad 1 month ago
sxbow adiga kalkacyo ma lagugu xumeyey kalay horta shekooyinkaag dhan kalkacooyo ayaad ku soo qaadataa mise waxaa ay ku macdahay in ila qosol laga sameyo sxb wada ku fara yareysatay
aarcaroone 1 month ago
kkkkkkkkkkkkkk wlhi caadi am ahan sheekada waa sheeko aad u xiiso badan
drxarago100 2 months ago
Ninkan camal la'aan badanaa, doqonimada inta iska dhaafto shaqeyso oo wax qabso. Glk anagaa waligeen joognay waxaad sheegayso-na kuma arkin.
Ahmedpuntlander 2 months ago
oday dhooro galkacyo ka dhamaaw maraxoow ama gadaal an kaga qaxaa
MrFaaadil 2 months ago
hahahahahahhaahahahahah oh my alllah oday dhoooooooooore wlhi so funny noolow yaeee <3
anasbahalooz 3 months ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkk sxboow caadi matihid walaahi war saan u qoslaayay waan ooyay....very funy kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
amaadin12 3 months ago
kkkkkkkkkkkkk waa sheeka la yaab ah
MrMayoo24 3 months ago
kkkkkkkkkkkkk walaahi saan uqoslayey calooshaa i xanuuntay.reer galkacyo dhulkuu la dhacay looool
riyaEsa87 4 months ago
xoolo fawqal xoolo dadka waxaas ha ula imaan reer kaalkacyoodka aad daba dhigatayna faraha ka qaad nacasyahow
kaarshe1 4 months ago
SHEEKO XUME.. BAL NINKAA WAYN EE BIDAARTA LEH WUXUU LA SOO SHIR FADHISANAYO DAYA. QOSOL BAAD SHEEGAYSAAYE WAABAN KA CADHOODAY. 4 FUCKING MINUTES BAABA IGAGA KHASARTAY...
aniga126 4 months ago
@aniga126 ma reer gaalkacayo baangad iyo toori wataatahay boowe kakaka
malihoezkilla 3 months ago
qaabka banooniga looga ciyaaro Gaalkacyo caadi maahan looooolz so funny
raasocaday4ever 6 months ago
@raasocaday4ever, Haa sxb, caadi ma aha. Ciyaal Baraxleey iyo Garsoor waa baashaalaayaan
Odaydhoorre1000 6 months ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk shactiro badanaaaaaaaaaaaaaa aduunka bbc aa loo jecelyahay yaaaaaaaaaaaah
busuri10 4 weeks ago
sxb shekadaa waa mid aad u xiso badan inkastoo aad moodid xogaa in cusbada lagu badiyey
gabayre1 6 months ago
@gabayre1, sxb aad baad u mahadsantahay. Runtaa waaye xooga waa la cusbeeyay. Baashaal lee waaye.
Odaydhoorre1000 6 months ago
lol he is funny!
gabarsomaaliyeed 6 months ago
@gabarsomaaliyeed, mahadsanid walaashiis.
Odaydhoorre1000 6 months ago
ahhah inta sheko aan dhageestay sheekadan aya ugu qosol badan cadi ma ahan aaaaahahahhahahahahahahahahhaahhaa <3 :)
zuhuura16 6 months ago
@zuhuura16, aad baad u mahadsan tahay walaal. Baashaal lee waaye.
Odaydhoorre1000 6 months ago
@Odaydhoorre1000 adiga mudan
zuhuura16 6 months ago
kkkkkkkkkkkkkkk caadi maaha sheekada sxb thanks!!
MrDrabuukar 6 months ago
@MrDrabuukar, sxb adigaa mudan. Baashaal lee waaye, baabba
Odaydhoorre1000 6 months ago
odey dheere yartoo reer gaalkacyood ah aa ku diidey aan u malaynayaa loooooooooool
rahma42920 6 months ago
@rahma42920, kkkkkkkkkk, Raxmo yaree, waa i gashay in laysku kululeeyo howsha me eheen. kkkkkkkkkkk.
Odaydhoorre1000 6 months ago
odaydhoore, fadlan programka aad textiga ugu yeeshay wa kee, ma ii sheegi kartaa magaciisa, thnx
burco143 6 months ago
@burco143, Sxb program-ka aan isticmaalo wuxuu la socday computer-ka (Apple Computer). Waxaa la yiraahdaa iMovie. Faahfaahin deeraad ah waxaad ka heli kartaa google-ka ama youtube-ka. Waxaad ku qortaa "iMovie features."
Odaydhoorre1000 6 months ago
midka xayeysiinaayo Filma habeenkaas socda wuxuu dhihi jiray Atooruhu waa "najis najis dhalay birta calashada siligana ku findhicisha" lool .
hadii uu Filimka xumaadana oo aad tiraahdo lacagteyda hala ii so celiyo waxaa laguu sheegayaa Cali Xun oo baangad lasoo bixi jiray kkkk
Guul Odaydhoorre.
micnamalahan 6 months ago
@micnamalahan, kkkkkkkkkkkkkkkkkkk, Reer Gaalkacyood waa niman bala aha. Ciyaar mood caana booraha.
Odaydhoorre1000 6 months ago
kkkkkkkkkkkkkkk caadi ma ahan
jaafuli92 7 months ago
SXB-KAY ODAY DHOORE CAADI MAAHAN. WALLE GALKACYO WAADI MAAHAN WAAYO WAA LAWADA YAQAAN. ODAYDHOORE WAXAAD ILOWDAY WARARKII BBC-da AY SHEEGTAY INAAD KU DARTID OO AHAA CIYAARAHA GALKACYO INAY AY MARAYAAN MEELO FIICAN OO FINAL KU DHAW!!
halable08 7 months ago
@halable08, kkkkkkkkk, haa sxb-kay Halable, taasaan ka illaaway
Odaydhoorre1000 6 months ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk tooreey aa balooni lagu ciyaaraa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
idilvip 7 months ago
@idilvip, kkkkkk, haa walaasheey, niman toorreey wato baangado iyo masaar in lagu waardiyeeyo waaye; haddii kale waa is dilaayaan, kkkkkkkkkkkk
Odaydhoorre1000 6 months ago
kkkk odey dhoorre caadi matihid wlaahi adiga reer kaalkacyo eber aya ka dhigtay kkkk niyoow lkn waa run wey jecelyihiin bbcda kkkkkk
daalac22 7 months ago
@daalac22, maya sxb, Gaalkacyo waa meeshii kaftanka laga soo gaaray. La'aanteed abaar waaye
Odaydhoorre1000 6 months ago