Added: 1 year ago
From: gorgornews
Views: 50,418
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (36)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • heestan marki laqaaday waxaa kasoowareegtay mudo kudhaw 40 sano hadii aad siifiirisana ilaamaantana iyo malinti heestani soobaxday inay kasii darto maahane kamaba aysan soorayn bal soomaliya tusaale usooqaado malinti hestani soobaxday waxay ahayd wadan dhisan oo maamul iyo kaladambayn kajirto maantana dadiba kumanoole waxaa kunool dadbahaloobay

  • may god bless you

  • allah ha ku naxariisto fananada qaranka aaamiin

  • xaqiiqdii waa hees cajiib 

  • maxaan ku tilmama codka magool suashaas ayaan is waydiiyay

  • ogaal83 / m8 you got so much hate against Islam so is better for you to keep your mouth shut go drink whatever you are drinking. second why is that I see your name ever website complain about Islam is because you cant keep up with Islam so follow your own desire and when you realised you wrong you get more hate if left islam why complain why don't follow what you believe and leave the people alone

  • Much love to queen magool

  • somalia ethiopia halaga qabto walahay cadowkale malihin hadana kenya soo gashay burburinta somaliya iyo mahige somaliyey miyad falantihiin maxala idinkala wata isku noqoda??????

    I love somalia

    

  • @sscnaima Maxay soomaali iska celin kartaa, iyagaa isku jeeda. Adiguna magaca iska bedel. SSC wax la yiraahdo ma jiro. Sool, Sanaag iyo Cayn shacabka soomaaliyeed ayaa iska leh, qabiil iska ma laha!

  • waxan kaa yabanahy inatan caqligeeda waxan idin waydin laha inaatani manosha hay?

    hobay somaliyay huradoy away hanadadii .daqonbaaaaaa haboesene waliged halsane sidii xolihiba xerada lagu geyaaaaaaaa somaliya hanoloto alahayow nohagaji

    i love somali songs go girl

  • waar hada heesta waa la bedelay! WAXANA LA DHEHAA,, HOHEY SOMALAAY HURUDOY, CADAW KU FANYEY HURUDOY, SHISHEYE KU HEESYEY HURUDOY, DHALINYARADEDII HURUDOY, TAHRIIBEY KU MADHEEN HURUDOY,

  • Our people are in a deep sleep with Islam as the culprit.

    Afrika waxaa la siiyey laba diinood oo waxaa loo bixiyey Mike iyo Maxamed oo ay weligood ka dhaqaaqi la'yihiin oo sidii wax waalan hadda isu bireynayaan. Afrikada madow waa hadba qolodii u timaadda iyo waxay ku beerto, hadday tahay diin, shuuciyad, dhaqanno kale iyo wixii la halmaala ee lagu dabiibo waa un kuwii ku fududaada oo ku talax taga heer kuwa u keenay ka yaabisa.

  • hoheey soomaaliyaay hurudooy dadkaagii hurudooy haad baa meelaha ku cuna gaajay u dhamaatay hoheey soomaaliyaay hurudooy hoheey cadaw baa dadkaagii kala iibsaday hoheey soomaaliyaay hurudooy

  • @Dhabad waxay 3 da abwaan isku lahaayeen riwaayada iyo fikirka lakin miriha waxaa lahaa Sangub

  • faataxa, sorry walaal lakiin waxba kamataqanid ninka lahaa miraha heestaan magaciisa wakaas( ismaciil xirsi farxaan) walaal dib iskukulabo oo soo ogoow ninka leh heestaas 

  • waxaan u malaynaa heestaan inay tahay heesta dunida ugu qatarsan

    waxaba ka sii daran codka magool oo layaab ah

  • waa cajiib magool

  • it's tru becou afric alredy sleaping

  • waa cajiib codka magool

    waxaan leyahay magool qof noo badala ilahay hanoo keno

    waxay lahayd cod aanan wali la arag ama la maqlin

  • waa cajiib codka magool

  • heestaan fananadii waynayd ee baxasan baa ku luuqaysay markii hore markiidanbana alaha ha unaxariistee fananadii waynd ee xalimo khalifi magool baa ku luuqaysay heesta waxa is ka laha cali gab, meecad miigane iyo sangub heestaan waxala semeeyay 1965 kooxda oo markasa sanad jirtay waana riwaayadii ugu horaysay ee africa ku saabsan oo ay sameeyaan

  • Afrikaay toosoo isku tiirsadayee

  • The song is incomplete, a whole phase is missing

  • This song was written by Abwan Sangub in the Riwaqad called Afrika in 1967. It was sung by BAXSAN in the first place but madam Magool grabbed the market because of her beautiful voice

  • waxaan ku xasuustaa heestaan Agaasimihii Guud ee Kicinta iyo Hanuuninta XHKS.

    abwaankiii aas-aasay Ubaxii kacaanka Soomaaliyeed iyo Hormoodkii Ubaxa Kacaanka Degmada Yaqshiid (Xirsi Farxaan). Oo ahaa mu'allifkii tiriyey heestaan ka hor OAU madaxdeeda intayan immaan dalka Soomaaliya.

  • Ma ilaabi karo, walaalahey ( Saciida iyo Shamso oo ka mid ahaa ubaxa kacaanka Deg. Yaaqshiid sidda ay ugu luuqeyn jireen heestaan. oo aan markasta ku xusuusto Aabahey Saaxiibkiis ( Xirsi Farxaan) oo alifay heestaan. alla ha dhowro intii uu ka tagey iyo xaaskiisa Saafi.!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!­!!!!!!!!!!!!!!

  • Waa hees aad iyo aad xigmo u leh oo ka hadleysaa dhibka na heysta in ka badan 20 sano , waxaana rajeeynayaa inaan ka kacno hurdada oo Somaliweyn dib u soo ceshano . thank you for uploading this beautiful song gorgornews.

  • Heestaan Soomaliya inee toos uga hadleysaa ma moodaa? Waa hees aad iyo iyo aad xigmo u leh ninkii caqli leh keliyaa ayaa fahmi kara micneheeda . Thnx for uploading this song gorgornews walaal

  • @shirwa50 this song is called Magool's Inspiration of Africa,during african leaders met in nigeria in 1970's ,magool was rewarded a Medal(Billad sharaf) by African Leaders because of this song.

    Thank you for your inquiry

  • I am sure this song belongs to Seynab Cali Baxsan Siigale. Am I wrong?

  • waaw @Gorgor News Nooloow walaal heestu caadi maahan

    dhiigaa ikacay kkkk

  • @guled60, You welcome Brother, Your Comments are Greatly Appreciated

  • ALLAAH YAA RAXMA MAGOOL ...... ILAAH SUBXAANA WATACAA

    WAXAAN U WEYDIINAYNAA DEMBI DHAAF....WAXAY NOOGA TAGTAY

    DHAXAL AAN GUDHAYN OO AAN IS DHALAN ROGIN.........................­.

    AND THANKS FOR SHARING WITH US THIS SONG..........................

    WHEN SHE SUNG THIS SONG IN 1974 OAU SUMMIT

    IN MOGADISHU MOST PRESIDENTS WERE CRY,

    INCLUDED HAILE SALASA........................­.....................THANKS..

  • Sidee u aragtaa heestaan ku saabsan Afrika?

  • @gorgornews ;THANKS VERY MUCH ITS ROCKING..

  • @gorgornews

    Waa hees aad iyo aad xigmo u leh oo ka hadleysaa dhibka na heysta in ka badan 20 sano , waxaana rajeeynayaa inaan ka kacno hurdada oo Somaliweyn dib u soo ceshano . thank you for uploading this beautiful song gorgornews.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more