Added: 4 years ago
From: arigavo
Views: 116,816
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (35)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • horaaadkaan godal lahaa hadey iga gaa gaxsheen. iyana waxan kaga gudbaa gobey liicoo ha jabin. ilaahayow u naxariiiiiiiiiso abwaan Huryo . waxa kale oo aan mahad u jeedanaya khadra daahir cige

  • Khadro Daahir fanaanad qaran weeye heestan cudurka kaa gala fardaha waxey ka mid aheyd riwaayadii Ruux Ilaahiis Wakiishay nasiibkiisa ma waayo. Ereyadii maxamed Jaamac Keyd by OLOL

  • gobay liicoo ha jabin waa isaaq markuu halgamayay

  • khadro qabiil wey kaweyn tahay ha kaluminina taageerada waa hobolad dadka afka somaliga kuhadasha matasha waan jeclahay khadro daahir

  • hestani waxay kamid tahay heesihii halganka snm ee laga sarijiray rad yawgii snmta waxana sameyay mujahid kayd waa na xigmad qaaliya ninkii fahmaya uun baa garankara ama waxanay ka hadlaysaa halgankii xaqa ahaa eelagu xoreeyay somaliland/ waxaana lasameeyay markii uu lixle dhintay ala ha unaxariistee markaa walalayal wixii reer somaliland ahaw muj kayd wuu nolyahay waxaanu joogaa hargaysa ee waydiya isagaanu afkiisa ka haynaa,

  • @ali27may

    Stp lying Buddy this song aint hve nothing to do with SNM, it is a love song written by Late Mohamed Ali Kariye the greatest Somali playwright ever, music and lyrics composed by Aweys Abuukar Goobbe one of the greatest Somali Musician

  • Comment removed

  • This is one of my favorite Khadra Dahir, she looked so cute here

  • sorry...hadaanu heestan Huryo samayn allaha u naxariiste ma hubo. markaa sida uu sheegay Thewaraabe ayaa sax ah malaa. waayo summerkii dhawayd ayaan tegay hargeysa oon sheekadaas oo kale soo maqlay..markaa sorry about the misinformation.

  • Comment removed

  • waxaan maqlay huryo wuxuu jeclaa khadra dahire yaa ii sheegi karaa inuu u dhintay jacayl aan lala wadin.

  • @xariire sxp waa jeclaa khadra laakiin inaanu jacayl uu u qabo iyada darteed aanu u dhiman mohamed omer huryo alla ya raxma e

  • for your information heestan waxaa sameeyey huryo iyo seyid........intaadan wax sheegin wax baro.

  • Cudurka kaa gala fardaha haddii laga gubo dameer dawada lama gaari karo, wallee waa hadal qofweyn yiri.

    QADRA QOORGAABA qof culus yaaq

  • Qadra Qoorgaaba ii nooloow yaaq qofyaheey caadi maahide,

  • azhaq u are a homeless bitch go lool a life

  • War Huryo ma samayn e waxaa sameeyey Sangub kala hubsada hobalada dhaca iyo bililiqadana daaya

  • waa sidaa aad sheegtay qalo8, aniguna aan kuugu daro ee waxa uu ku dhintay oo uu ku asan yahay magaalda berbera

  • markii danbena reer cadmeed ayuu noqday oo yemen buu tagay. markaa allaha u naxariistee xadaari buu ahaa...oo afka illaahaybaa u sahlay ..heestan laakin anuu waxaan siin lahaa 200%. heesahiisa kale ee uu sameeeyey huryo(aun) waxa kamida : Qalbi gudhan miyaa qosol lagu godlaa oo ay dadku inta badan u yaqaanan 'GODODLOW MIYAAN GOORIYO AYAAN GAAR KUU SASABI' ...takale dee Ciidagale ayuu ahaa lol...qoloyinkii hadalka loo daayay lol..

  • @qalo08 Si Cajiib ah baad uga warantay taariikhda marxuumkaa Huryo Tnx Bro Ta kale Reerkaad sheegayso ee Ciidagale waanu u naqaan inay yihiin reer Hadalka u qaybiya Isaaq tnx Bro

  • Heestan waa heesta aan ninkii sameeyey waxaan filayaa inuu ahaa MAXAMED CUMAR HURYO ugu qiray hal abuurnimadiisa. waxa ka daran farshaxanka ay leedahay iyo iyadoo wada hal hays noqotay. heesta gebi-geeduba waa xikmad . imika beydka 'cudurka kaa gala fardaha hadii laga gubo dameer' iyo beydkan kala ee 'qof go'ay iyo roob galbeed' iyo beydka 'GOBAY LIICOO HA JABIN' way iga yaabisaa erayadaa meesha uu ka helay. nin ka waramayay HURYO (AUN) wuxuu yidhi yaraantiisiina miyi iyo berbera ayuu ku koray.

  • walaal lyrics waxaa sameeyay talent abwaan MOHAMED JAMA KAYDmusigana waxaa sameeyey AWEYS ABOKOR GOOBE markaa mahaboona in wax aan lahubin laga sheego the public youtube, HURYO waa fanaan wayn lakiin heestan waxba kuma laha only he made riwaayada ay ku jirto ee ah xishood jacayl,

  • @TheWaraabe ma mohamed isku qabiil tihiin

  • vi va hoyo with ur sweet diamond voice fuck the darood and their homekless musician they Are seeking refuge in somaliland hoyo ur the best of the best isaq and hawiye they acknowledge u

  • MWENYE WIVU AJINYONGE

  • I hate this bitch she is an asshole

  • waah wah thx Erigavo

    such song were our fuel to fight against bloody regim and his dogs .. gobeey liicoo ha jabin , what a sprit full and wisdom pple r we ..long live khadra and our others

  • khadra daahir waa fanaanada aan ugu jecelahay fanaaniinta. heesaheedu waxay ka tarjumayaan jacayl dhab ah oo iyada ku dhacay sidaa darteed way ka macaan yihiin..midhahana dee rageedii baa u samayn jiray allaha u naxaristee huryo iyo...iga daa hay xasuusin AL AYAAMU ...

  • Khadra khadaamo

  • nice song

  • waw, what a voice. khadro 4 ever.

  • this song it is really touching. it talks about what siyad barre did to S-landers. if you listen to it carefully and pick every word you will be able to fit the puzzles..

  • this is the best song ,im really like to listen when i relaxin.... long life khadra dahir...

  • nice song

  • i like this more please

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more