xita wa garan waayen in Alla la mahadiyo marka hore tan kale wadan dhan baa la la'ayahay mahay tarayasa guri kaliya wadankii oo dhan baan ku kalatagmay
Waxaan leeyahay mahadsanidin dhamaan dadkii iyo Lawyaradii mudadaa dheer galiyay maalkoda iyo wakhtigooda inay soo dhiciyaan guriga Safaaradda Somalida ee Nairobi iyagoon wax dheeri ah ku qabin. Meel kasta oo aduunka ah waxaa ku dayacan hantidii ummadda Somaliyeed haddii sidan oo kale loo wada shaqeeyana guushan oo kale ayaa laga gaadhi karaa, waxaan qabaa in wakhtigu markuu saamaxo dawladda Somalia ay la xisaabtamto Danjirihii iibsaday guriga oo haatan ku nool Europe si wax loogu qaato.
Gurigan waa guriguu daganaan jiray Safiirka Somalia ee caasimadda Kenya ee Nairobi, wuxuu ahaa guri aad u qurux badan oo aad loo sharaxay waxaana ku soo noolaa in ka badan dhawr iyo toban Safiir laga soo bilaabo 1973 waxana gaday allah haw naxariistee Danjire Xaashi Cabdalle. Gurigu wuxuu leeyahay qayb martida ah iyo barxadda aad aragteen the main house waa shan qol iyo laba fadhi ah iyo afar musqulod. Waa guul u soo hoyatay Somali, midnimaduna waxay dhalisaa midho.
Kenya ka soo dhicise... bal idinkuu un haysku cunina!... Qufulka jibyaa ma garan waydeen.. intaa albaabka jabineysaan! Qiiro ficil ka maqan yahay mar kale dheh!
Wow! Are these people for real? Somalia is fucken failed state!!
reallyreallynotreal 7 months ago in playlist Wargelin Show
xita wa garan waayen in Alla la mahadiyo marka hore tan kale wadan dhan baa la la'ayahay mahay tarayasa guri kaliya wadankii oo dhan baan ku kalatagmay
binoriaboyz23 1 year ago
Waxaan leeyahay mahadsanidin dhamaan dadkii iyo Lawyaradii mudadaa dheer galiyay maalkoda iyo wakhtigooda inay soo dhiciyaan guriga Safaaradda Somalida ee Nairobi iyagoon wax dheeri ah ku qabin. Meel kasta oo aduunka ah waxaa ku dayacan hantidii ummadda Somaliyeed haddii sidan oo kale loo wada shaqeeyana guushan oo kale ayaa laga gaadhi karaa, waxaan qabaa in wakhtigu markuu saamaxo dawladda Somalia ay la xisaabtamto Danjirihii iibsaday guriga oo haatan ku nool Europe si wax loogu qaato.
505LO 1 year ago
Gurigan waa guriguu daganaan jiray Safiirka Somalia ee caasimadda Kenya ee Nairobi, wuxuu ahaa guri aad u qurux badan oo aad loo sharaxay waxaana ku soo noolaa in ka badan dhawr iyo toban Safiir laga soo bilaabo 1973 waxana gaday allah haw naxariistee Danjire Xaashi Cabdalle. Gurigu wuxuu leeyahay qayb martida ah iyo barxadda aad aragteen the main house waa shan qol iyo laba fadhi ah iyo afar musqulod. Waa guul u soo hoyatay Somali, midnimaduna waxay dhalisaa midho.
505LO 1 year ago
welcom bck wargelin , ma ogeen in season leyahay season 2 tht cool
yakiin2 1 year ago
Kenya ka soo dhicise... bal idinkuu un haysku cunina!... Qufulka jibyaa ma garan waydeen.. intaa albaabka jabineysaan! Qiiro ficil ka maqan yahay mar kale dheh!
Good luck broz!
Reallander 1 year ago
GOOD JOBB SXB ABDISALAAN CAATO rageedii ayad tahay aad ayaan igu faraxsanahay inan helno gurigeeda
mida kale aan kaaga mahadcelinaayo waa my dream ikraan caraale oo aad soo saartey hesteedii
thxxxxxxxxxxxxx aad iyo aad howl qaran ayaad wada soomaaliyey toosoo isku tiirsada codsi to abdisalan : dhabkasta hakugu ahaato isdey inad asbuuca dame wax ka soo qadatid ciyaraaha qobolada inaad soo gudbiso hadii xita rabtid vidio dhinacaas ah waan ka cawinaya thxx bro
hanadboslaye1 1 year ago
good job
samiire87 1 year ago
woow that place looks messy but inshallah one day it will look beautiful.
warero 1 year ago