Added: 5 years ago
From: hiiraanonline
Views: 323,820
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (90)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • xasan heestaaan waaa ku fara yareeysatay thanks

  • waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw

  • Somalia is the one, Waqooyi, Jabuti Celdibir, Galmudug, Buqland and more, He does not care

  • waa jiraa hassan

    waa fanankan ugu jecelahay fanaaninta heesta

    i love u hassan by hoodo caday

  • subxaan allaah waligiimanoolaan karaa? madhin te waa illaahay sxb ha gefin bal oo keliya looooooooool

  • Oday Xassan Oo hawada sare Duulaayo Ahaa Kabax Saasaan Kaa rabaa Eeboow ..Waligaa ii Nooloow Afkaada Caano Geel oo Dhaay ah Lagu qabay..Living Legend Of the Somali Music.. H. A. Samatar

  • wwwwwww asxan fanaan dheh

  • hasan waa nin fanaanimada yaqaan.waxaan moodayaa A/qaadir juba waa kan ninku madaaxa ka koooooooooooooobiyay. xasan noloooooooooooooow

  • waaaw heestan aan uugu jecelahay waa wax dhab ah eey ka hadleesah samatar fanaan jiroh

  • NR.1.xassan adan samatar.

  • He is really one of our somali legend singer.

  • caleek ya samatar alla ya cizak,,,,,he is a legend !!!!

  • Ereyadii Abwaankii waynaa ee XASAN XAAJI CABDILAAHI (xasan ganey)

  • xassan rocks .the best ever did it..

  • "Cishaduu Illaahey/cirka taagay udub li'i

    ciiddana ka dhigay gogol

    Cishaduu Illaahey/cirka taagay udub li'i

    ciiddana ka dhigay gogol

    Wabbiyadaa cartamay..

    Cimrigeed adduunyada/waxaa jira

    col iyo nabadee/cayr iyo nin xoolalleeh.."

  • Miro murti badan, cod macaan, iyo Laxan dananaya... Cajaaib!!!

  • xasan aadan samatr

    caan=lenegnd

  • magool oo laqaadaysa ayaa kafiic laheey

  • the best best somali singer well done haasssan

  • Caashaqa haa baayicin GABDHOW.

  • he acts, sings, and acualy smells, BAD

  • Comment removed

  • sxbayaal heeso waa kuwii hore waxaa wacnan lahayd samatar isagoo haa fanka isaga fadhiista oo aan iskaga ciyaarin xigmadii hore waa fanaan wayne hada ciyaalka ayuu iskala qasta mana u wacna

  • best of the best

  • why is he the best somali singer of all time? ...... coz he takes you into his songs unwillingly ...and that makes him the best ...the others we have to criticise them before taking their songs....H.A.S

  • "..cimrigeed adduunyada waxaa jira col iyo nabade/cayr iyo nin xoolo leh iyo laba iscaashaqay/caawana kamaytagin caynkaynu ku ogayn.."

  • waaaaaaaaaaah waaaaaaaaah waa hees macaan

  • looooooooool....95jii..adigu hadaadan qabiil jecleeyn seed ku aragtay in uu qabiil jecel yahay? Smart ass hole..go educate urself.

  • love it, I alwayz love dis song,hiiraanonline where Magool's part?

  • wooooooooooooooooooowooooooooo­ooow

    woooooooooooow

    wooooooooooooow

    wooooooooooooooooooooow

  • Ereyadii Abwaankii Waynaa XASAN XAAJI CABDILLAAHI (XASAN GANEY).

  • a true legend this has changed my opinion about somali music, hugs and salaam mr fannaan u know that we love you. waxaa kale oo mahadsan qofka heesta soo download gareeye thans hiiraan great work

  • Legend!!!!!!!!!!!!!

  • xasan aadan ma fiicna waa qabiil jecel yahay so fanaan ma noqon karo cayr lee u hees

  • alaylehe hees dheh

  • VIVA HASAN ADEN SAMATAR

  • jag älskar den här låten mycket

  • eller hur:P

    Heestan waa qatar

  • Look at this guy passion when he sings. Thats what make him the legend that he is, in my opinion

  • yaa fannaan!! yaah ka cabso fanaankaan

  • yaa salaam waax saa hees ah xasan adan samar haanoollodo fanaaninta somalia kuway ujecyhin ayu kamid yahaay ha  noolow xasan adan samatar cimirigeso harago waxan jecelahay heesati iduceyasanen wiilkewo

  • somalia dad kahadlaysa waa te

  • yaa salaam waax saa hees ah xasan adan samar haanoollodo fanaaninta somalia kuway ujecyhin ayu kamid yahaay ha noolow xasan adan samatar cimirigeso harago waxan jecelahay heesati iduceyasanen wiilkewo

  • woow samatar adeer caadi matihid hees caadi maahan walee .samatr meeqo sano uu jiraa tolow maba yaro lakin waa wadani somaliyed oo aana fara gasan qabiil xiligii dhibatada somaliya hanbalyo

  • niyow horta wali miyanu dhiman ,,wuxu cumri dheera

  • oo adiga soo ma soo jirin intoo jiray

    cimri dheeridaa adigu

  • SAMATAR waaw waxaasaa kaa hees ah waa fanaanka kaliya ee soomaalida oo dhami xushmada uhayaan guud ahaan iyo gaar ahaanba mana jirto qof soomaali ah oo aan garaneynin saqiir ilaa iyo kabiir

  • waah waah hestaan waxay ahayt 1977 kii

  • awesome song this dude is a living le9end bein9 no. 1 at all time viva Samatar

  • xume cayda jooji xasan ma gaaraysidee adigaa duufle wasaq bin xoolo waaxid lol

  • omg i luv hassen aden so much hes da best somali singer

  • WOOOOW! Samater your song remid me beautiful time in Mogudish,and Indian ocean.

  • i wonder if anyone has one of my favorit song ''kuwa loogu magacdaray''?????thkx

  • oooooooooooooooooooooh fire hassan is hero

  • uh uh uh uh uh fire hassan fire fire uh uh uh i love all hassan's u would'nt see bad one from begining up to now

    samatar 4 ever

  • uh uh uh uh uh fire hassan fire fire uh uh uh i love all hassan's u would see bad one from begining up to now

    samatar 4 ever

  • waaw waaw well done Daauud cali masxaf..xasan adan can't just stop going to jabuuti because of daauud the best best somalian guitar player thanks who ever posted this video..

  • Awesome legend. 10/10

  • a mega star with big hits,i can't wait his next big hit

  • assan Aden Samater <Hassan Duufle> ahaha Hees wanaagsan Caashaqa Ha Baayicin.. Canabeey Xalaytole Daruruhu Cimidhbay ahayeeen ahaha gish gish

  • Fiicane walaal maxaa ku qaadey?! hana iga cadhoon haddii aan hadalkaas ku idhi. Xasan Aadan waa fanaan aad u jecel shaqadiisa, una hagarbaxa. Waxayna tahay in aad loogu sharfo waxqabadkiisa iyo firfircoonidiisa. Haddii dadka wax qabanaya la caayo, yaa markaas ammaan mudan?!

  • Hats off to my nigga Samatar! Hassan is a living legend.

  • Hi Trazier. To me it is an insult to use such language. I agree with you Hassan is a living legend but not that dirty word.

  • Nabadradshe thnks bro i'll behave myself an its true nothing good could come of what i said.

  • That is fine trazier. It was well-intended clarification on my part.  Sorry walaal for bothering you and thanks for your sincere explanation.

  • viva samatar my hero

  • why do people keep disrespecting, Our best singers he is a great singer/performer.

  • Carissimo Hassan sei unico,davvero dobbiamo esportare la tua misica

  • viva hasan he is my

  • there is no other artist who feel the music like xasan aadam do. he go's into the music too much,

  • he is good singer with out him meesha wa damaysa.. raxayso intaat raxaysan kartiit aduun kale oo khatar ah ayad adii doonta.. 4 life samatar

  • Much Love samatar, he is the best of somali singer

  • Xassan duufle iska toobad keen kowlay khayr malihide

  • Love Samatar...Magool qaybteedii baa ka maqan heesta

    "Caashaqan ku taabtaan cudurdaar u yeelee ceebkale miyaan dhigay" baa ku jirta qybteeda.

    but works for me... he is a legend

  • Abdisalaan h h

    samatar he is the most somali singer

  • INaba Caadi Maahan Heesta viva samatar he's the best fanaan somaliya somali wuqooyu, somali qoonfur, eelaay wax walba waa lagu heesaa damnn it

  • he is just a cultural icon, may allah extend his life so we enjoy his art more

  • he is a living legend

  • wow this is da song i was looking for it. i love ViVa samater

  • nasro24 woow waan haley hesta qataroos

  • hey nasro aniga xataa waan ka helay heestaan arooskeena loo qaadaa dhib malahan lolol;)

  • coollllllll samatrarrrrrrrrrrrrrrrrrr

  • i want 2 see more samatar song here, this is one is my favorite samatar songs.

  • wow i love this song

  • Samatar @ his best love this song.

  • Man i love this song classic Samatar.

  • w0w00w0w lovely i will never se like him he best ever somalia singer but now he old camal anyway viva Samater

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more