Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (13)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • 2ND STORY GUY WUUU II DHILAY KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK FUNNY WALAHI

  • LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOO­OOOOOLOL THIS IS SOO TRUE

  • Riwaayadan marka la samenayay in la i shega fiicned qish yar aa ugu dari laha oo aa wali la fahan saneen

  • Somaliyay Dadkeenan Qurbaha Jooga aya La Hadhnay Dadkeeni, Sidaan Lacag ugu Diraynay ayay Noqdeen Dad aan nwaxba Qabsan Karin weligood shaqeysan Maayan Ka Daaya Lacagta aad Diraysan Bal Dhibaato Ha Dareemen wallahi inay Shaqo Tegi doonan...

  • DADKA AFRICA JOOGA 85% ABAAL EEY LEEYIHIIN MA JIRTO 1000 HADAAD U DIRTO WALAHI THANKS XITAA KU ODHAN MAYAAN CAAY BEY KUGU DARAYAAN QURUNKA SO ANIGA LACAGBA UMA DIRO RUUX AFRICA JOOGO XARAAN BEY KA TAHAY

  • ceeb ceeb ceeb Mareekan baan ka joogaa ceeb

  • Marshaale maxa ka rabtaa hee ana ma maqlooyi iyaaah lee ugu baxay kulaah lolz sheekada waa waxa dhab ah jiro lknsee mid aya jirto reer eruope waa in ay riwayada samayaan ayganee dhibta aan ku qabno waayo qof qaali agtada ka ah aya ku so wacaayo waxan uma heysid isgan kama yeelaayo waxa ma haayo marka inaad ka qabanin danta way kugu qasbaysa somaah

  • aniga dadka soomaliya jooga lama yaabani oo wadanki dhibaataa kuhabsatay laakiin waxaan aad unacay dadka carabaha jooga oo nabad iyo shaqo heysta hadana maalin kasta kuleh lacag isoo dhiib koronto badan ayaa leeygu leyahay shit kuwaas waa inaan marshale kabartaa maku maqlooyi yaaah

  • am in Europe ! but i will never do like that ... because i have a heart n am human being ...

    am allways suport my family n my freind's ... sometime if i hear my courtry still war made me cry walaahi ... god bless somalia , i love mogadisho

  • yurub soomaalida tuugsigooda aan uga tagaa so dir lee haayaan laakiin ma maqlin aan wadaa hada ka bacdi

  • Waa lays ku dhibanyahay dadka dhibaateysana baahidooda ma dhamaato kuwa dibada joogana wey daaleen!!...Waxa filinka sheegayana waa arin jirto oo dhaba marka lagaa soo waco Soomaliya waxa laguu sheegayo waa aqbaar aadna marnaba ku farxeeyn balse soo kama haboona inay nabada raadshaan sidii lagu keeni lahaa oo looga gudbi lahaa COLAADAN& DHIBAATADA daba raagtay!!.

    Nabada adiga ayaa u baahan ee iyada kuuma Baabno hadii la helana waan ku kale nasanlaheeyn ee sidaa Ogaada .!!

  • cali hiiran cadi mahan:)

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more