روى الإمام البخاري عن أبي هريرة رضي الله عنه قال : قال رسول الله - صلى الله عليه وسلم - إن الله قال : ( من عادى لي وليا فقد آذنته بالحرب ..... juhalo ayaa raba in qofkaa muslim ka, da'dana jira inay gacan uqaadaan sidaa ula hadlaan.... Alshabaab kuwa labaxay ee umada soomaaliyeed Alle kusoo saliday oo musiibada ah... maalinta ay Somalidu Alle usoo noqdaan ayuu Al shabaab Alle halaagi doonaa.... Allah balantiisa mabeeniyo.
ascwwbr bibasra ani adanba kula yabanhey way ninkan su alha xun xun kwedinaya awoowe,,usosare ani hadalkisanba k axanqay on ba dhagesan wayi wallaahi,,ddak dhagesatna waxe maqlayan un ninkan sulah wedinaya an marna su geyn jawabta awoowe...oo weliba si qladan u fhan sinaya umada inkar alah ku ridee ninkas camal yan lo geyn awoowe plz,,,,,wcswbr

som143 6 months ago
أَتَقْتُلُونَ رَجُلًا أَنْ يَقُولَ رَبِّيَ اللَّهُ qofkii yiraahdo ilaahey qeyrkii lama caabudi karo hadiiba la'leeyahay waa gaal !! muslimna yaad utaqaan ? alxamdulilah awoowe waa fajiyey kalimatul-xaq allahu akbar allhu akbar
MrShaaiye 11 months ago
ilaah kabaq --- marna waxaad leedahay waano usoo jeedi dadka mushrikiinta ah marna asaga ayaad ku Gaal xukmineysaa ....... cajiib cajiib cajiib !!! ( subhana man fii qalqihi sh'uun )
MrShaaiye 11 months ago
diinta waa waano iyo nasteexo ee masaakiinta ha uxoog sheeganin waad araktaa dhiiga garabkiisa aad kakeentay markii aad jirdishay oo shaar cad ugalisay miyaa wali kusii gaal xukmineysa ?????????????? !!!!!!!
MrShaaiye 11 months ago
ascwwbr bibasra ani adanba kula yabanhey way ninkan su alha xun xun kwedinaya awoowe,,usosare ani hadalkisanba k axanqay on ba dhagesan wayi wallaahi,,ddak dhagesatna waxe maqlayan un ninkan sulah wedinaya an marna su geyn jawabta awoowe...oo weliba si qladan u fhan sinaya umada inkar alah ku ridee ninkas camal yan lo geyn awoowe plz,,,,,wcswbr
leymanaful 1 year ago