Added: 1 year ago
From: bartamaha
Views: 103,329
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (61)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • who sang the song at the start of the video?....'hartiyay maccaan, waa midaan...something something.

  • sahara hussein alaha ku daysto, anaa ina rag ah, halyeeyad baatahay bless ya, rest In Peace, leave u love

  • viva tim hortons loooooooooooool... thats so true there is soo many old guys at tim hortons all da fucking TIME

  • masha alla great video thx brothers/ sisters for ur effort .. we all should stand up together for once and for all insha alla may allah bless our country once again amin very beautiful video thank you a million

  • manshallah

    

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walahi waan qoslay,

  • Gabadhaan soomaliyeed hadalkeeda waa run, oo waxaa jiraa rag Soomaliyeed aan aniga indhahayga ku arkey, iyago meel banaan ah oo kii jidkaas maraba arkaa iyago oo cunaan qaadka oo ay sigaarka iyo dhalo khamrana gacanta ku sidaan weliba iyado oo bil Ramadaan ah lagu jiro, ragaas waa kuwa xaas iyo caruur leh, mashaqyseyaal waaye,Laakiin mid ha ogaadaan lacagtaas ay qaadka ku gateen, waxaa kaniisadahaa lagu dhisaa ethopia iyo Kenya, markaa ama RABIGGA (SWT) ka baqa, ama gaalada kaniisadaha u dhisa.

  • I hate Qabiil, waa Jaahilnimo qabiil.

    Stop Qabiil

    hmmmm Allah miyey hees ka dhigeen mise waa dhagahaygi ? Istaqfurullah

    Website aad meesha ku qorteen ee (theatrn(org) lama furi karo ee saxa website ka..

  • I hate Qabiil, waa Jaahilnimo qabiil.

    Stop Qabiil

    hmmmm Allah miyey hees ka dhigeen mise waa dhagahaygi ? Istaqfurullah.

  • habartan hadal badanaa ilahoow daris ha igala dhigin tan oo kale xaaska ayee kaa fureysaa bee

  • sahro barnaamish dhan oo talkshow aan kuu furi lahaaay hadaa USA joogi lahaay,walaahi qof ilaaheeey garasho iyo xigmad siiyaa tahay

  • alla maxaa sahro gabadheeda ilaaheeey iila kulan siin waayay,,,aniga taakuleeyaaan ahay gabadhaadaa igu fiicneed.

  • thanks saharo..well done..

    

  • waxan rabaa in an kahadlo Ruube Raqe oo ah Raga iyo mida Laruubo oo laraqo oo ah Dumarka ! waxan ku nolahay London waxaan aqaan anigu Rag shaqadoodu tahay in ay ugaarsadaan Dumarka Caruurta haysta oo ragoodii cayriyay ama guriga kasaray mid ragas kamid ah wuxuu wataa 4 mobile phones ok 3adex nagahaas kamid ah ayuu midba number sinayaa wuxuu oran wan kujeclahay adiga moyee midkale majirto been ayuu usheegi run baay moodi way wareersantahay wuxuu oran Gari ii Gad lacag isii sas ayukuwada marin

  • just the way she sad! that's SOMAILA man for you . The way they live,see life. The green they eat is life for them, wife,kids

  • 119 hahaha hilarious

  • kkk

  • Qabyaalada daaya Somaliyey oo diinta iskugu imaada aalaah na si dhab ah uga cabsaday

  • waa hadal weeyn oo wax jira katur jumaya ruubaa raqe hhhhhhhhhh

  • dumarka wax badan ayay fahansiisay gabartan

  • damn i am matashiishe i swear..

  • May Allah reward sister sahra..

  • Mashallah love this lady!

  • mashaa alah mamadu wey asiibtey laakin wax kale ka tagtey ama fiicnana lahaynd in ay ka hadasho ileynqofkii saman sameeye ah oo ah in ay gabdhaha & wiilashu ay sii kala foagaanayan oo ay ka cvagayan guurkii & dhaqankiiba marka waxan oran kahaa arintaasna ka hadasho waa ra'yi!

  • What bothers me is not that they've lost their mother language, its that they can't speak good English also. If you lose one language to another no problem as long as you speak that language well. Being in between is not a good option. Speaking Broken Af Somali and Broken English is what i mean. When you don't know a word in English replacing it with Af Somali and vice-versa.

  • why cant you speak somali,,.. you dont even know your mother tongue , how you gona fight against Tribe ,,

    1- we lost our country

    2- whats left behind is our culture and religion...

    we almost lost our culture because most of you now dont EVEN SPEAK SOMALI LANGUAGE WHICH IS BASIC..

    OUR RELIGION.. DONT EVENMENTION IT.. 80% OF US DONT EVEN FELLOW OR PRACTICE ISLAM ECLUDING ME ... ( MAY ALLAH GUIDE US )

  • c/raxman waxaan ka wadaa c/salaan caato

  • runtii sidaan u qoslaayay baaban dhiman gaaray

    caatow ragii miyaad u soo dhigatay

    runtii gabadhu waa runteed oo anigu ragaas lasoo sheegay

    midkood ayaan ahay caato markuu sheego kuu yahay ayaan aniguna sheegayaa

    c/raxman caato keetahay noo biloow

  • runtii waa xikmad badan tahay gabadhan waxaan ka codsan laha waxyabo kale oo xiiso leh inay ku soo darto.

  • Inaba caadi ma aha,Heesta iyo noocyada ragaba like it mutch.

    Thx.war galin .

  • Runtii waxad mooda in aanan waxba aanan ahayn (somaliweyn),,, inta waan iska ilmaynaa mid mid marka aan aragno dhibta somaliya taala,,, hadana qalbigeena waan raaci la nahay waxa uu na lee yahay....

    ilaahay somalida iyo dalkeeda xiftdi inta umadeedu waxbaranayso( cilmiga)

  • i love this woman Viva dumarka Soomaaliyeed waa qofka nolol wax ka taqaano qimrad leh

  • maa shaa alaaah aaad aad ugu mahadsantahya barnaamijyada aad soo diyaariso oo qiimaha badan thank u so much bro

  • thumbs up for these brave young guys, 

  • kkkkkkkkkk inaba caadi ma,ahan.

    Thanks Allaah.

  • LOOOOOOOOOOOOLZZ

    119 maahane waa 911

    that was the funniest..

  • Comment removed

  • Sahra waa ku sidee xaggee caqligii kaa maray, ma waxaad dumarka soomalida ku guubaabinaysaa inay Ok tahay in la garaaco?!! Haddii gabadhu dalkii joogtey oo ay dan isugu nabaysay ninkii garaaci jirey waa la fahmi karaa. Haddiise maanta aaney dantaasi jirin oo ay abaalkiisa mariso ma khalad baa? meeday cadaaladii aad sheegaysay? Sahra waxyaabo hagaagsan waad tidhi ee hadalkaagu yaanu is khilaafin.

  • @Maandeeq1 kkkkkkkkkk walaal garaca aad moday maha dinta ayaa shegaysa in layara xanuujiyo dumarka dilniin aan nabar u gaysanayn.

  • Comment removed

  • Waxaad ilowdey Af ku cagaar leh, Tuug gadhweyn, Xayraan iyo Xiniinyo Bilaashle leh.

  • @Maandeeq1 kkkkkkkkkkkkk xig mad aa ka buuxdo

  • maansha alaah sahra ilaah qeyr hakusiiyo qof waxaad tahay caaqilada waana run waxa aad sheegeyso

  • Comment removed

  • matabcade burwayne lol

  • @galkacyo22 A TYIPICAL IDIOT from Gaalkacyo.

  • SUAAL AN QABAA CABDISALAN KEE TAHAY RAGAAS MESHA LAGU SO TAXAY????

  • MaashaaALLAAH waa aqoon iga maqnayd tan ragga iyo tii hore ee dumarkaba KHayr ALLAHA kaa siiyo sidaad noogu faaiidaysay... Illaahay waxaan ka rajaynayaa inaan Dhama oo kale inaan helo..kkkkk.... Sahra xuseen ...sodoh fiican weeye haddaan ogahay inay gabdho leedahay waan ka dooni lahaa,..... Thanks sahra

  • Waxaad u maleysaa somalida ineysan xitaa fahmeyn somaligii aay ku hadlayeen.

    Mmm Qabiil iyo Qabyalad maxey ku kala duwanyihiin. Miyeeysan Qabyaalad aheyn Ficilkii Qabiilka?

    Qabiil=Qabyalad. Qabiil hada shegato qabyalad oo ah ficilki qabilka inaad ku dhaqmeyso. Hadabo ciyaalkan video sameyay, ana xita fahmeyn somaligii. Waa inaad ka marantaa Qabiilka marka hore intadan Qabyalad ka tagin.

  • Bla bla bla bla bla bla bla bla bla bla and bla :)

  • sorry galkacyo22, i would advice you to see if Anti-Tribalism Movement has the leader you are talking about because i personally they have better leaders and leader that we never have in the last 50 4 years of somalian history... also once judge because brother i think what they doing is incredible and achieveable and that is what we need at the moment... salama akhi

  • nice idea atm

  • atm

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more