Added: 4 years ago
From: hooBariiska
Views: 353,594
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (117)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • hi baby-wa kaaqaaday -iga qad nooh.timo sagaley.

  • icould sing this song better then the guy

  • Comment removed

  • that's whats up

    

  • We love our women.

  • waa eey ka bax satay so ama aha thas is beautiful waman

  • waa eey ka bax satay so ama aha thas is beautiful waman

  • waa eey ka bax satay so ama aha

  • beautifull somali girlsssssss

  • heesta qaybta danbe xageen kahelaa iyadoo dhamaystiran

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkk

    

  • woooow,,

  • how many qaad can you chew to this song

  • craxmaan10. loooooooooooooi bro

  • I love this song nice song

  • i thing i know the girl 2:44 i know her i see her face to face we was dancing in aroos me and her she can't like cute

  • wow waa xees ad iyo add u maacan dhawlo

  • waa hees fiican laakiin waxaan niga codsan lahaa ninkii yaqaaan gabdha ugu horeysa ee wax sharxeysa haleysoo raadiyo yaa muslimiin she is very beautifull girl walaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaahi i beg you

  • walaahi bi laahi waan jedhedho cooday!!

    I wonder....What happend to sincerity in the somali community??

  • cashaqa mabadhan walli...haa manna beeninaaye!!!!!

    shit this is so true wallahi

  • woow shay mire sxb heestan si aan caadi aheeyn ayaad u qaaday laakin waxaan xusuusta adooo jig jiga baaga muuda ah ee xageed ku dambeeysay busaaradii jig jiga ma kaa baxday kkkkkkkkkkk ugaas ii noolow

  • hi ngoma ni poa for kutafuna mbachu any way its cool for chewing uko juu ya marqan nairobi i remember the land of happiness

  • ayayayaya mbuyu mbachu inakulipukiya times 2 walahi kwenye kaban shamba ni balaaa!! sxb nimekugotea na mkono zote cml!!!

  • @azhaqz loooooooooool maskan ilikuwa hapi bro?

  • jaceel been nabadeey ma kuu siibalamiyaa

  • you must be beutiful if you look like her

  • Thank for sharing.

    Definitely wil play this one for chewing.

  • Comment removed

  • @craxmaan10 anuu life makuugu heesaa kkkkkkkkkkkkk

  • @MISSHERMAN2007

    kkkkkkkk sida sagal arts ma u heesi karta....fanaanada cusub.

  • @craxmaan10 kaalay private kuugu heesee kkkkkkkkkkkkkk

  • @MISSHERMAN2007

    kkkkkkkkkkkkkkkkk waayahee aan imaado message iigu soo dir halka lagula kulmayo...........hada meel khaldan ha isoo dirin...codkaaga baban sugu karin...

  • 1:39 that girl oh my Allah she looks like me i thought that was me bismillah

  • You must be beautiful markaas, :).

  • lol

  • do u wanna mary me?:)

  • iam already taken sorry

  • Yep she's already taken bro, by me ;). So keep your distance :@, lol.

  • haikosi nimekucheki basi dada wangu!!!

  • dis song is classic wallahiii ...my daiiz its just wooow stop hatin y'all

  • this song is the best wallahi ya people don't comprehend even the beat is sick especial when u chewin the khat am just kiddin so everybody stop being a hatemonger everybody enjoin it noooooo fuckin controversial or debate thats waiste of time if you don't have anything nice to say than shut up be quite do something better with ur time instead of bombastic around anyways am infatuated with this song no lie he got sweetie voice soooooooooooooo keeep hash hash

  • The second song which is one of the best songs of all time; it is wonderful song it makes tear in my eyes when ever I hear this song I can't get enough of it " Xalay baan saqdii dhexe Sariitaan ku jiif-saday Sagaal Jeer Katoosee" Well done what the voice Pease & Love:0

  • why are my cousins in the video? lol

  • kkkkkkkk qurux aaaa waa na ceebeeyeen runtii kuwaan qurux maa saan ah kkkkkk

  • mashalah us somalian we have beautiful people so be always be pround...may allah bless our beautiy...

  • buurta daaalo ee sanaag somaliland big up for sanaaag

  • qaaliyah and nasirka ! good work. it is sometimes not easy to hear the words of our musicians and i wonder if there is any where on the nett where we can access. thanks guys

  • This is so good mate keep the good job

  • OMA...this song reminds me of nairobi and my sisters...lovely song

  • HAAAAA HEY SISITER WAZ UP.

  • nothing much what is up with u nasirka

  • NOTHING MUCH SWEETY I LIKED YOUR NAME,

  • thnx..u2

  • abdifatah008... Listen white boy you do NOT disrespect SOMALI womans..is not funny. this fake ass horny boyzz man think everything is joke to say.

  • i would like to have one of those bitch in northn america during the winter time only .lol  .....................loooooooo­oooooooooooooooool

  • is so xaaaaaaaaa

  • sabab kale ha moodinee suntaadii habeenadan waan ka seexan waayoo seedahaad i goysee Xalay baan saqdii dhexe sariirtaan ku jiifsaday Sagaal jeer ka toosoo Suudiga cadceediyo sol iyo abaar baan sahay li\'i fadhiistee adna way sagsaagtoo subaxdaan is aragniyo saacadan aan kuu imi iima kala sukeysidee
  • sabab kale ha moodinee suntaadii habeenadan waan ka seexan waayoo seedahaad i goysee Xalay baan saqdii dhexe sariirtaan ku jiifsaday Sagaal jeer ka toosoo Suudiga cadceediyo sol iyo abaar baan sahay li\'i fadhiistee adna way sagsaagtoo subaxdaan is aragniyo saacadan aan kuu imi iima kala sukeysidee
  • sabab kale ha moodinee suntaadii habeenadan waan ka seexan waayoo seedahaad i goysee Xalay baan saqdii dhexe sariirtaan ku jiifsaday Sagaal jeer ka toosoo Suudiga cadceediyo sol iyo abaar baan sahay li\'i fadhiistee adna way sagsaagtoo subaxdaan is aragniyo saacadan aan kuu imi iima kala sukeysidee
  • The girls from 1:40 to 3:30 are from San Diego, Mr.Hoobariiska copied the video from youtube and made some addition... lol!

  • The girls from 1:40 to 3:30 are from San Diego, Mr.Hoobariiska copied the video from youtube and made some addition... lol!

  • rest for girls men

  • the girl in 7:20 is my bitch hella cute

  • diinta waa laga tagay dhaqanka ayaa laga horeysiiyay

  • min 4:04 ayaa aad uqurux waa qalanjo xaax

  • laailahaa wax qurxoon kuma jiraan mahaani

  • sis. Abuuraha ilaahay lama fara-galiyo.

    ma waxaad beenaynaysaa qawlkii ilaahay (swt) ee ilaahay yidhi dadoow waxaan idinka abuuray abuuritaan kii u wanaagsanaa.

  • wah?? aniga afsomaligaada magaranaayo-maxa iga rabta?

  • Farxiyo adiga ku waan sidee uga egtahay?

    PS: it's not a rude comment.

  • LOL- FUNNY

    1000% AA KAQURXOONAHAY

  • 50% better

  • heesta waxaa layidhaa SABABKALE HA MOODINE,waxaana ereyada heesta sameeyey Abwaan CABDI AADAN XAAD(CABDI QAYS)isagoo jeelka ku jira markii dawladii siyaad bare xidhay. waxana qaaa hibo maxamed, maxamed moogana uu qaadaa.

  • Mahad sanid, walal!!! :)

  • the song i hear it 7 years please can i get it

  • I like the girl at 1:39. I want to wife her! :)

  • Hoo Bariiska kuma lahoo!kkkkkkkkkkkkkkkkk Bariiska soomaalida jecel maad maqashey waa yaabe?lol

  • wow,, gabdha qamaarka madow ee kasoo galaysa video ga 1:59 ayaba ka helaw quruxley:P

  • what thereal song i luv this song very much

  • bushrayarey kkkkkkkkkkkkk

    waad iga qoslisay lax ayaad sheegaysaaye dhoorku digaag ayuuu kaa dhigayaa

    looooooooooooool

  • 0:44 she is beautiful mash ALLAH

  • men, those old guntiinyo days..

  • Eyy, what's the name of this song? if you know please reply.. I just know that it's mooge that sings it but can't find the title.. :/

  • heesta waxaa layidhaa SABABKALE HA MOODINE,waxaana ereyada heesta sameeyey Abwaan CABDI AADAN XAAD(CABDI QAYS)isagoo jeelka ku jira markii dawladii siyaad bare xidhay. waxana qaaa hibo maxamed, maxamed moogana uu qaadaa.

  • WOW halkan waa KOOSHIN

    OOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOFFFFFFF­FFFFFFFFFFFFFFFFFFFFFCAAAAAAAA­AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAALLL­LLLLLLLLLLLLLLLLEEEEEEEEEEEEEE­EEEEEEEEEEEEEEEEKKKKKKKKKKKKKK­KKKK

  • badaw nimadi hore maxa lagaga fanayaa hahahaha

  • hi!jariyada: ma og tahay aduun yada waxa ay ku hormarayso in ay tahay o laga tix raco kaydkii waxa aad ku til maantay badaw nimadi hore?

  • badaw nimadi hore maxa lagaga fanayaa hahahaha

  • one luv to my ppl

    nuthin but luv

  • Somalia ha noolaato. Ilaahey somalia bash bash, barwaqo iyo nabad waart allah siiyo. I love you Somalia, Ti amo Somlia

  • jacayl lax u noqotaa barad lai u seexda loooool qof jacel lax u noqday never seen bisinka laxda bacaacdii mahoo lool yaab walahi waxkasta heesa laga dhigaa meshan very nice song tho i liked lol

  • Walee Gabdheheenu markay dhulkaa qabow tageen, ee u lebisteen waxaan xasuustaa bahal reer woqooyigu u yaqaanay (Caanu Qub) koonfurtana looga yaqaanay(kanshiito), bal hada waxaad eegtaan gabdhaha dharka madow sita ee schoolka sii gelaaya iyo siday maryaha dabada uga sii tumayaan acuudka.

  • heeeeeeeeeeeeeeeesssssssssss macaan all day somaliland hehe

  • excellent work waalalo

  • ma ila aragteen gabdhaha soomaalida xoogaa afkaa dheer laakiin sidooda kale waa ok

  • luga baasto gabdhaha somaliyeed wax ha ka sheegin homelesyahoow

  • sorry ha caroon waa iska caadi gabdhaha mararka qaar waa la kaftamiyaa hadaan wax ka sheegana dadkaygii uunbaan wax ka sheegay .... hadii gabdhahayagu xunyihiin anaga uunbay noo xunyihiin run ahaantiina gabdhahayaga waan jeclahay laakiin waan iska kaftamaayay mideeda kale luga baasto maxaad ka wadaa anyway take care !

  • hahahahahahahaha

  • haa, aad iyo aad. Gabdhaha soomaaliyeed & nimankaba waa dad qurxoon, laakin afkaa soo wada dheer. Futadduna aad bey u weyntahay... Xumaan igama aha, laakin saas ilaah baa u sameeyey... aduunka qolo dhamaystiran miyey jirtaa???

  • waa sidaa laakiin soomaali run looma sheego lol

  • kkkkkkkkkkkkkkkkk,maxaa adiga shaqo la aan kaadhigay ood u fiirsataa gabdhaha futudooda because aniga inay afdheerayn waan hubaa laakin xagooda dambe maba eego, i mean what is the point. laakin adiga maxaad dambi ka buuxdaa for staring the girls ass lool.

  • gabdhaha badhidooda dadku waa wada eegaa shaqo la'aanna maahane waa dareen ilaahay ragga oo dhan galiyay.....waxaa iga talo ah hadaadan baag fiican lahaynmaryo yaa gadaal lagu gurtaa( kaftan)maxaa yeelay afdheeri iyo badhi la'aan wax loo dulqaadan karo maahan kkkkkkkkkkkkkkkwaa iga kaftan ee ha cadhoon !

  • waryaa xageed ka aragtay gabdhaha soomaaliyeed. waxaa laga yaabaa halkii gabadh aad la socotay ayaa afdheerayd lol. marka dont get us wrong meel xun ha uga dhicin gabdhaha somaliyed. i belive nnaagao ka qurxun aduunka maba jiraan

  • adigu hada afkaagu waa gaabanyahay miyaad is leedahay soomaali si fiican yaan u aqaan wax af gaabanna kumaba arag waligay lol

  • maya aniga mana af dheeri mana afgaabni, miyaysan jirin wax u dhaxeeya labadaas. ina quluyux meesha magacna kuma haysid waa ka dhimatay xagaas lol

  • thats just my naynaas marka hadaad dhex dhexaad tahay ilaahay kaga mahadi lol gabdhahayagu aad bay u qurux badanyihiin xaga jirka muuqaalka guud oo dhan laakiin cilladoodu waa afka kaliya lol waa iska kaftan ee take care !!

  • thats just my naynaas marka hadaad dhex dhexaad tahay ilaahay kaga mahadi lol gabdhahayagu aad bay u qurux badanyihiin xaga jirka muuqaalka guud oo dhan laakiin cilladoodu waa afka kaliya lol waa iska kaftan ee take care !!

  • waxaa tiri gabdhaha waxay ka xunyihiin afka, taas waa wax lagartay oo fudud.xaga nimankana maxay ku xunyihiina? in my opinion,waxaysan ahayn reero labis, waxa lagaa yaaba inay hal shaati one week iska xirtaan loooool gabdhaha se maansha alah waaye.

  • marwo dumae

  • kooshin waafanaan

  • layaab

  • kooshin berkey aa ku wayn

  • my video

  • kooshin waa hesaa wayn oo laga dambeeyo.

  • nice video. I like the both of the songs and the beutiful girls too.

  • Nice song;

  • rageedi nice job man -- im loving it. The song is heavy, and good collection of girls.

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more