waxaan idiin shee ga yaa qof kii hadlaba ma inuu hee sayaa mooday saan xi shooda cawaale waa can fari yar ee soomaalida meel hakaga dhi cina ceeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeb
aabo xaafadiina kasheekee somaliland taah iyo reen ba way iska reeb tay tag nayee sidaa halkaa u taagan tihiine noo eegay saan baa yoomal qiyaamuu dhacayaa ee na soo caw ri
waxaan tahay fanaan qaran ma han in aad caydo gabdhaha soomaliyeed waayo taas kuuma fiican adiga iyo fankaaga waayo gabdhaha soomaliyeed iyo kuwa djabuti wa ay ku kala duwanyihiin maleh taas waa in aad raligalin kabixisaa cawaale
dadkiinan iska caydatamaya fanaanka ha u gafinee ee horta heesta degaysta hadiidan af-soomaaliga aqoonina turjibaan raadsada. heesta waxaa lagu amaanayaa hablaha soomaaliyeed aadhan meelwalba ay jeegaan iyo cidwalba ay la noolyihiinba ee cay ma ahan.
dadkiinan iska caydataya fanaanka ha u gafinee ee horta heesta degaysta hadiidan af-soomaaliga aqoonina turjibaan raadsada. heesta waxaa lagu amaanayaa hablaha soomaaliyeed aadhan meelwalba ay jeegaan iyo cidwalba ay la noolyihiinba ee cay ma ahan.
caawale maasha allah walaahi waa fanaaka somali ugu wanaagsan ayaa siin lahaa viva awaale aden cawaale casri mida cawaale maxaa dhacay sanadkan waxkama helin lkn waan ku sugaynaa mida kale heesaha danbe aad soo qado waxan ka codsan laha magacaa najma ama asma inaad ku soo dartoo sxb insha allah waan ka sugayaa sbx
Dadku way xanuunsanayaan afsomaliguna waa ku adag yahay ee dadaw heesta dhuuxa Cidna ma caayayso Fanaanan intuu halkaa soo istaago cidna ma amaani karo cidna ma Caayi karee ....Viva Duriyada
omg omg heeeeeeestan caaaaaaaadi maaaha,, thnx alot cawaale afkaaga caano mac lagu qabay,,, duliyaaasha aan afsoomaaliga aqoon si fiican ha u soo bartaan coz heestan maaaha cay ama aflagaado la aflagaadeynooyo dumarka ee waa amaan ay mudan yihiiin,,,,,, :WAA GOBTEEY MUDAN HOOYADAY KA MIDTAHAY --- KAMAQSUUDAY INTAAN DHAMAAN MAGAC DHABAY,, WA MARWADA II DHAXDAY IYO MID AAN LA DHASHEE...........SADDEX MAGAC MAGAC WAA MARIINTEY ASTURA . ....INTAAN MA CAAYBAA ???????????????????? WTF
horta hestu maha gabadho la ceynayo ee wa hes gabadh somalie odhan lagu amaanayo mgrty gabadh reer djabutiga alle ha daayo gabdha reer djabutiga iyo gabadh hargeisa wa gabdho fican
wwaan ka xumahay nagaha kala sarayo jabuti waa walaalaheen kuwa kale isku shegaya somaliad ma jirto ma jirto waxa jira waa somalia ogoow waligaa tan soo qoreyso somailad waan ka xumahay sory walashey isgaro bybybyb
the yuusuf wiilka wato hada ayaa so maqashay miyaa hesta macnaheda marku fanaanka tv ga ka hadlay afkada kala bax rer xamar baacyahow gadal ka gaar ayaa tahay gadal ka gaarna afka lagu dhuftaa
Dumarku fanaaniintii hore waxay ugu jeclaayeen Digfeer waana ninka caayi jirey , ama u qaadi jirey heesaha lagu foorjeeyo, waxaa ku xigey jubba oo isna ay jaclaayeen balse isna uu ku jeesjeesi jirey, yarkan iminka Dumarku aad bay uga sii helayaan ,ee kuwan isleh hablaa la caayayaw Walaashiin iskama hubtaana Seedigiin ha coloobina
WAA GOBTAY MUDAN HOOYADAY KA MIDTAHAY KAMAQSUUDAY INTAAN DHAMAN MAGAC DHABAY WA MARWADA II DHAXDAY MIDAN LA DHASHEE............ INTAAN MA CAAYBAA SIDUU U CAAYAY HABLAHA SOMLIYEED? DULIYAASHA AFSOMALIGA AQOONINOOW SCHOOL AADA AFKA SOMALIGA SOO BARTA
walee naag idoor waba waskhad ninku naag ayuu leyahay abaha ku wasye faraha ka qad shyt xalkey ku arkeen nin leyska qab qabsado , ileen idoor ayey aheed uxu , long vie a toi mon frer awaleh toi et ta famille
Thank's Abwaan Cali Diiriye Cali-Gaab for this song Ali waa Abwaan weyn oo ka mid ah kooxda xarbi ee xooga dalka Djibouti.......wowo Cawalee Casri nice song for all Somali women
nice song
garane100 3 weeks ago
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw waxasaa ka heees ah
aza1adm 1 month ago
waxaan idiin shee ga yaa qof kii hadlaba ma inuu hee sayaa mooday saan xi shooda cawaale waa can fari yar ee soomaalida meel hakaga dhi cina ceeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeb
MrDirharo 1 month ago
aabo xaafadiina kasheekee somaliland taah iyo reen ba way iska reeb tay tag nayee sidaa halkaa u taagan tihiine noo eegay saan baa yoomal qiyaamuu dhacayaa ee na soo caw ri
MrDirharo 1 month ago
waxaan tahay fanaan qaran ma han in aad caydo gabdhaha soomaliyeed waayo taas kuuma fiican adiga iyo fankaaga waayo gabdhaha soomaliyeed iyo kuwa djabuti wa ay ku kala duwanyihiin maleh taas waa in aad raligalin kabixisaa cawaale
ahmedjooye 2 months ago
This has been flagged as spam show
dadkiinan iska caydatamaya fanaanka ha u gafinee ee horta heesta degaysta hadiidan af-soomaaliga aqoonina turjibaan raadsada. heesta waxaa lagu amaanayaa hablaha soomaaliyeed aadhan meelwalba ay jeegaan iyo cidwalba ay la noolyihiinba ee cay ma ahan.
kooyaame 3 months ago
dadkiinan iska caydataya fanaanka ha u gafinee ee horta heesta degaysta hadiidan af-soomaaliga aqoonina turjibaan raadsada. heesta waxaa lagu amaanayaa hablaha soomaaliyeed aadhan meelwalba ay jeegaan iyo cidwalba ay la noolyihiinba ee cay ma ahan.
kooyaame 3 months ago
cawle adan ¨ cawale aqayaar nolow sxb hestan waxan dhihilahay waa heesta kugu macaan 20 kii sano oolasoodhafay msha allah
mahad592 5 months ago
wwwwwwwwwww nolow cawaale wiil somaliyeeeed du er best bror
mahad592 5 months ago
caawale maasha allah walaahi waa fanaaka somali ugu wanaagsan ayaa siin lahaa viva awaale aden cawaale casri mida cawaale maxaa dhacay sanadkan waxkama helin lkn waan ku sugaynaa mida kale heesaha danbe aad soo qado waxan ka codsan laha magacaa najma ama asma inaad ku soo dartoo sxb insha allah waan ka sugayaa sbx
najka143 6 months ago
sice song
lolakimoos 7 months ago
Dadku way xanuunsanayaan afsomaliguna waa ku adag yahay ee dadaw heesta dhuuxa Cidna ma caayayso Fanaanan intuu halkaa soo istaago cidna ma amaani karo cidna ma Caayi karee ....Viva Duriyada
IsaqismRule 7 months ago
hees wacan cawaale aadan
warabecade1 8 months ago
Comment removed
warabecade1 8 months ago
ok on dirais que c est degoutant
parcq tu ne sais a qui tu appartient et sirtakawad
assadyonis 8 months ago
I love this soooooong <3 Viva hablaha bosaaso
LarsLundgreen 9 months ago
Salantaaa waanuu ka gudonayyyyyyyyyyyyyy
larose63 10 months ago
cawaaleh USA nooku kalay plzzz
larose63 10 months ago
waad mahadsantahay cawaale been maadan sheegin hablaha soomaliyeed aad bey uqurx badanyihiin very nice song
MegaMindU2 10 months ago
waa miday mudan hooday ka miday..Wa marwada u dhaxda miduu ladhaday
MsLove107 11 months ago
This has been flagged as spam show
omg omg heeeeeeestan caaaaaaaadi maaaha,, thnx alot cawaale afkaaga caano mac lagu qabay,,, duliyaaasha aan afsoomaaliga aqoon si fiican ha u soo bartaan coz heestan maaaha cay ama aflagaado la aflagaadeynooyo dumarka ee waa amaan ay mudan yihiiin,,,,,, :WAA GOBTEEY MUDAN HOOYADAY KA MIDTAHAY --- KAMAQSUUDAY INTAAN DHAMAAN MAGAC DHABAY,, WA MARWADA II DHAXDAY IYO MID AAN LA DHASHEE...........SADDEX MAGAC MAGAC WAA MARIINTEY ASTURA . ....INTAAN MA CAAYBAA ???????????????????? WTF
PASSWORD14301 1 year ago
CAWAALE CADAN ONE DAY WE'LL ALL SEE EACHOTHER IN DJIBOUTI
THANX THIS SONG TOUCHES ME REAL DEEP :'(
TIFFANYEVANS1000 1 year ago
waa hees wanagsan gabdhah muqdisho wax ka wanagsan ma jiraan
Staranglequeen 1 year ago
wow i love this song soo much
Staranglequeen 1 year ago
awaale aaden hablaha soomaliyeed wuu uhagar baxay imika habloow awaale kagudooma salanta milyoomaatkaaa
bashka285 1 year ago
horta hestu maha gabadho la ceynayo ee wa hes gabadh somalie odhan lagu amaanayo mgrty gabadh reer djabutiga alle ha daayo gabdha reer djabutiga iyo gabadh hargeisa wa gabdho fican
ahmedyasinka 1 year ago
Long Live a United Somaliweyn......
ogadenqueen 1 year ago 5
Kuwaan reer xamar ee caayaya Cawaale malaaha waxeey kaa xun yihiin amaanka kuu maasheeyey hablaha reer Djibouti iyo Kuwa reer Somaliland.
Djibouti mug weyn hablaha magaca weyn ee Hargeysa...., viva Cawaale fanaan dhab ah, fanaan walba xor buu uu yahay cidu amaanayo.
waa hees xikmad leh , VIVA fanaanka qarniga cawaale !
ghettowun 1 year ago
waxaan kugu waninaya adoo fanaan ah in aad cay iska dhortid waayo raga somaliyed ma ogala in ay cayaan qof somali ah kole naftada ayaa becineysa ta ogow qof xun wuxuu ka imada jabuuti taan ku dhashey iyo taan aad uu dhaxdiid ba dib ha loo firiiyo wexeey ahayen ma caynkaro gabar anigaba waa wlashey ee waan isku dambeyna haddi alaha nasiiyo nabad gabadha ugu xun waa taan xostada joogto wasaq baa tahay suqana waa ka bexe bastar faransiis baa tahay
faatmaa11 1 year ago
wwaan ka xumahay nagaha kala sarayo jabuti waa walaalaheen kuwa kale isku shegaya somaliad ma jirto ma jirto waxa jira waa somalia ogoow waligaa tan soo qoreyso somailad waan ka xumahay sory walashey isgaro bybybyb
kaarshe114 1 year ago
waraa wasaq ayaa tahay gabdhihiina oo la tunto nimanka faraciiska maa noo qiimeyneysaa ayaa gabdhaha xamer u ceyneysaa wax xun ayaa tahay oo xeywaan ah
yasin2010yaska 1 year ago
waraa cawaale kalab ayaa tahay gabdhaha reer muqdisho afkaaga kadaa hablaha reer jabuuti ayaga ayaa ah wax daran ee isku xishoo fanaan aan xikmad laheen ayaa tahay
afdhashiike 1 year ago
woow cawaale uu naga tumaay hablaha somaliyeeed dhamaan
MIZZBORAMA 1 year ago
i like this song woow
lamiis21 1 year ago
This has been flagged as spam show
This song demonstrate the beauty of our Somali ladies every where, and
the unity of Somalis and Somalia. Inshallah one day soon, Djibouti, NFD,
and Ogaden will join present day Somalia, to creat the United State of
Somalia. Viva United States of Somalia.
zakaria200911 1 year ago
Comment removed
zakaria200911 1 year ago
i luv u awale ur awesome
Mrmahfoud89 1 year ago
viva awaale maasha allah bro nice song
seeytun 1 year ago
Heestan waa hees wadani somalinimo ah, Idoorka waa marqaan san yihiin, :)
Waranle 1 year ago
mahss alah sxb cawaale noolaaw hablaha waa nafteena iyo dhiigeena waana kumahad san tahay heeska aad umacaan ee hab laha thnks cawaale ilah ha inoo deesto haweenka meel walbeey joogaan
afitaah 1 year ago
the yuusuf wiilka wato hada ayaa so maqashay miyaa hesta macnaheda marku fanaanka tv ga ka hadlay afkada kala bax rer xamar baacyahow gadal ka gaar ayaa tahay gadal ka gaarna afka lagu dhuftaa
fmxbar 1 year ago
i was born kismayo so thanks awale
wadani44 1 year ago
bal ha sheegaan sida uu wax caayey waayo heestuba waa wada amaan dabo ilaa dacal uu ku amaanyo hablaha soomaaliyeed hargeisa ilaa gaarisa, waxanse u malaynayaa inay reer xamarku (mataanaha naasaha iyo sheekh madar ee hargeisa) cay moodeen waxaabu yidhi( waa gobtay mudan hooyaday ka mid tahay waa marwada ii dhaxdiyo midaan la dhashay.....murtidii waa ammaan haween iga muteen, meelkastoy joogaan magacaa iigu yaal, malyuumaad salaan ah ha iga maqlaan, inta iga maqana hawadaan u marin....) ba
TheYuusuf143 1 year ago
This has been flagged as spam show
Alla viva fanaanka sanadka waa cawaale maasha.allaah viva 4ever buco and muqdisho and laascaano
indhoyare1 1 year ago
Alla viva fanaanka sanadka waa cawaale maasha.allaah viva 4ever buco and muqdisho
indhoyare1 1 year ago
Alla viva fanaanka sanadka waa cawaale maasha.allaah viva 4ever
indhoyare1 1 year ago
Dumarku fanaaniintii hore waxay ugu jeclaayeen Digfeer waana ninka caayi jirey , ama u qaadi jirey heesaha lagu foorjeeyo, waxaa ku xigey jubba oo isna ay jaclaayeen balse isna uu ku jeesjeesi jirey, yarkan iminka Dumarku aad bay uga sii helayaan ,ee kuwan isleh hablaa la caayayaw Walaashiin iskama hubtaana Seedigiin ha coloobina
jamhuurka 1 year ago
Oo maxaad ula yaabtay Niyow Heestan , Adigaaba lagu la yaabee
SuperBarkhad 1 year ago
waxaan la yaabanahaye heestaan
abdulkafi22 1 year ago
WAA GOBTAY MUDAN HOOYADAY KA MIDTAHAY KAMAQSUUDAY INTAAN DHAMAN MAGAC DHABAY WA MARWADA II DHAXDAY MIDAN LA DHASHEE............ INTAAN MA CAAYBAA SIDUU U CAAYAY HABLAHA SOMLIYEED? DULIYAASHA AFSOMALIGA AQOONINOOW SCHOOL AADA AFKA SOMALIGA SOO BARTA
zia1234 1 year ago
somalida qaarkood afsomali maba yaqanaan maxa yelay dadka soo qoraya hablaha somaliyeed ayuu mel uga dhacay cawaaale WEBSIDKA DAYNIILE ayay ka soo aqriyen waxaaaa.... heesta fahma kow kadib wax ka sheega.... heeesta wuxu ku amaanaya hablaha somaliyeed oo dhan kuwa ethopia kuwa kenya kuwa jabuuti iyo kuwa somalia....malaha dadka afsomliga aqoon intaan bay ka caroodeen ( MAAMUUSKA HABLAHA JABUUTI MUG WAYN) heesta meesha ugu danbaysa wuxuu yiri (KAMAQSUUDAY INTAAN DHAMAAN IMAGAC DHABAY) cacda joji
zia1234 1 year ago
@zia1234 Daka qaar ayaa u qaatay inuu leeyahay (Maamuuska habalha jabuuti ayaa u wayn) Lakin kuwasi waa qaar dagdagay oo wuxuu leeyahy fananku (Maamuuska Hablaha Jabouti mug wayn ) ,, Jaahilnimo haysa soomaalida darteed ayay wax walba ku dagdagaan
SuperBarkhad 1 year ago
XAMARAAWIYIIN iyo BAANTUU WAAXID,, AKHAYAR KILILKA IYO MRCABDIFATAX masaakiin ayaa tihiine walaahay.. kkkkkkkkk mataanaha naasaha ayey moodayaaan cay, adeer waa labada buur ee hargeisa ku sharaxan. caqli xumaa wuxu, kkkkkkkkkkkk kkkkkk fixdaa iga dhamaatay walaahay.
xirssi 1 year ago
lolz Maskin waa la hoos galiyay hesta asaga oo marqansan hahahahaha fananta cusub dhibkas ayee qaban
AKHAYAR10 1 year ago
cawaale wuu inuu ka bixiyaa hestan ka raali galin mardambane xaflad inuu ka qaadin maxaa yelay hablaha somaliyeed ayuu sharafta ka qaaday
MrCabdifitaah 1 year ago
ala dumarkii somaliyeed maxaa qabsaday wale caawale dhulkuu kujiiday meelkastoo aay kunoolyihiin ayagana is baday waayo waay qiimeyeen
killka1000 1 year ago
Comment removed
casoowe100 1 year ago
kel belle chanson vraiment tres belle viva awaleh
vilken låter woooooooow
mustaash84 1 year ago
wuuuuhaaaaah heestu macaanaa maasha alaah....thank u cawale adan.. fanaan jiraa tahay walee!!!
TheDeeqaluula 1 year ago
safiya kalabad ayaa tahaye afkaaga huurada lehe uraya ka daa hablahayaga qureesheed dhilo qayisha ayaa tahay. nacalaa midgaantaa tahay ku yaallee..
viva hablaha xuuralcaynta somaliland. peace
xirssi 1 year ago
walee naag idoor waba waskhad ninku naag ayuu leyahay abaha ku wasye faraha ka qad shyt xalkey ku arkeen nin leyska qab qabsado , ileen idoor ayey aheed uxu , long vie a toi mon frer awaleh toi et ta famille
bravo awaleh waad la heshay hestan frere
sadex magac waa marinkey astura masha allah
safiya513 1 year ago
This has been flagged as spam show
SUPER SONG dediée com d hab à HAAGOK.
chapeau Awaleh, tu a evoqué ce ke j avai dans mon coeur il y a fort long
Mrkayeh 1 year ago
SUPER SONG dediée com d hab à HAAGOK.
chapeau Awaleh, tu a evoqué ce ke j avai dans mon il y a fort long
Mrkayeh 1 year ago
heess macaan weeyaan
djibouti077 1 year ago
Saaxiib Selele Adoo Salaaman Waan kuugu raacsanahay in Abwaan Cali Diiriye Cali Gaab yahay Abwaan weyn ooSoomaaliyeed, laakiin ha qaldmin Cali Diiriye Maaha Abwaanka heesta Sameeyay Waa Abwaan Cali Idiris, yaan la xaqarin Abwaanada cusub, Heestaan waxaan ku tilmaamay iney tahay heesta ugu qiimaha badan Heesaha Soomaalida Tan iyo intii ka dambeysay Heestii Heybad waxaad ku leedahay Dhulkaaga Hooyo ee uu curiyay Abwaan Cabdi ashiir Indhabuur Allaha u naxariistee ,
Baahalow 1 year ago
@Baahalow Waxaan salaamayaa dhamaan ummadda islaamka ah ee u dammaanshaadaysa soonfur
waxaan lay yahay C I I D - W A N A A G S A N
marka hore walal wahan kuu magalay heesta cusub inuu samayhey Cali Diriye Cali Gab
sii daa lawado oqsoyahay waxan leeyahay Aabwaan Kalsoonido waa shey qaali ah ma ah xilli aan kuu marano heestan shakii kuma jiro inu cali heestan samaye
Magaca heestu naa waliba loo bixiye wa Gobalada ee maha
Heliyaalo sii daa gor kuu qoran
selele 1 year ago
Thank's Abwaan Cali Diiriye Cali-Gaab for this song Ali waa Abwaan weyn oo ka mid ah kooxda xarbi ee xooga dalka Djibouti.......wowo Cawalee Casri nice song for all Somali women
selele 1 year ago
Heeskan innaba caadi maaha waa hees aad umacaan oo ku xasuusinaya Somali weyn
Iyo siday ku haboonaan lahayd.
Balse waxay kasii wanaagsanaan laday
Hadii looga dhigilahaa dhextaal soo noqnoqda ( heliyaalow heliyaalow ha heliyaalow ) waxaan leeyahay mahadsanid
Cawaale iyo qofkii sameeyeyba.!!!!!
Omarogda 1 year ago
ce sa awale hablahuu masheeyeen. hablaha somaliyee waa goob dhaman garahaan ku reer jabuuti kuwa somalialand I love them all somali grils
khadarhmd 1 year ago