Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (6)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • ha naclayso iska cabaada waa halihiiniye soomali welgeed waa mid beentiina isaga noolaada inta laydin imanayo viva soomaliweyn no snm aka somalida neceb midniamada

  • war ninkan kayse la yiraah ilaah soo hanuunsho lacag aad aruursato iyo cadow aad u shaqeeyso waxna ku tari mayaan.

  • ala umadan maxaa been loo sheegay war reer baad tihiin isaaq la yiraah wax aad qaran noqon kartaana ma jiro caalamka iyo soomaali weey diiday qeeyla badane

  • qoraalkii sadexaad.goormaa wada hadli karaa? sida aynu wada ognahay 20 sano ee lasoo dhaafay koonfur dagaalba ka socday mana helin xasilooni dawladnimo oo ay ku horfadhiisato somaaliland, markaa midnimodoonoo aan taadaba kuu raace ninka aan tiisiba daryeelin ee kuu iman ii tiisi hayso inaad adigu dalkaaga & dhulkaga u burburiso(laascaanood&buuhoodl­e) qoodha iyo xeradaa ma dawba ogaw oo burco,hargaisa,borame, ceergaabo iyo berbera dagaal kama socdo, wayna kaa hore maryaan aqoon & dhisme marwlb

  • qoraalka labaad.sidee loo xalin karaa khilaafka dhexyaal bulshada reer somaliland ee qaarna doonayaan gooni isu taaga qaarna doonayaan midnimada? rayigayga horta dagaal xalmaha, koonfur kaga quus qaado. horta dhulku waa koonfur iyo waqooyi hadii laysraaco iyo hadii kala go,ayo marwalba waa in labadaa loo wada hadlo wana sida qaynuunka qaramada midoobay dhigayo. ilaa labada dhinac iyo beesha caalamku wada hadlaana waxba soortoobimayaan sii aqri qoraal sadexaad ee rayigayga gar ahaaneed.

  • beelaha reer somaliland waa dad walaalo ah isku dhaqan ah is af ah waa dad reer waqooyi ah ama ay reer xamarku u yaqaanaan, waa dad waligood deris ahaa colaad iyo nabadba. hadii ay ahayd xiligii gumaystaha, afwayne iyo somalilandba, dagaal, colaad, deriswanaag iyo nabadba inagu waynu naqaan. dadka reer waqooyiga ah ee midnimada soomaliya doonayaa ama diidani noqdaan qabiil ama reer sooc ah, maha aha inay dagaal iyo dhulkooda oo ay burburiyaan ku doonaan. hadaba waa side akhri qoraal ka labaad

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more