Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (11)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Guul DPS!

  • Allaha weyn ha u naxariisto Maxamed Siyaad Barre, very good to see this...

    Long Live Somalia...

  • maxamed siyad barre wuu xijaabtay alle ayaana xukumi doona wixii uu aduunka ka geystay hadii uu wanaag qabtay iyo hadii uu shar falayba taasi waa taa oo hadal wiil yari yidhi ka baajin mayso jano naarna ka baajin mayso

    runtina ma jecli in aan marxuumka iska aakhiraystay ku fogaado oo aan wax ka sheego waxaanse huba in umada soomaliyeed 89% diinta iyo qolada labada qoladu ku dheer tahay oo taasina waa sababta keentay burburka xasuusnow ninka aad se ii xayeysinaysaan

  • maxamed siyaad bare iyo caruurtiisa hanti maqaadan soomaliyoo dhan waa ogyahiin waa kaa qaldantey tankale ilmo maxamed siyaad shacabka soomaaliyeed waa ciseeyaan sharaf ugu noolyihiin shacabka dhaxdiisa burcoboi waa buktaaye cudurkaaga naladhaaf

  • burcoboi waabugtaa sxb

  • Viva Democratic Part Of Somalia. And General Maslax Mohamed Siad Barre Curadkii madaxweynihii Hore ee somalia General Mohamed Siad barre (A.H.U N)

  • u fiirso hadalkii uu abihii somalida ku khaldayey 1975 ayuu maanta nala soo hor tagan yahay siyad barre said"marka soomalidu kala saarto ee kala garato qofka wax u taraya iyo ka ka buuxsanaya ee guryo ka dhisanaya ee handida umada ka faa iidaysanaya " saa naka wuxuu ku leyahay dadka somaliyeed way kala garteen cida wax taraysa iyo cida kale xaqiiqdi u fili maayo qof danta dadka ka fakaraya inuu xil kugu aaminaayo ee camal raadso "in lagu maxakamadeeyo ayey ahayd inta aanad xil naga soo doonin "

  • @burcoboi1 sxb waabugtaa maxamed siyaad iyo caruurtiisa midn ahanti ma qaadan soomaalioyoo dhana waa ogyihiin cudurkaaga naladhaaf caruurta siyaad bare soomaliyoo dhan waa ciseeyaan sharaf bey dadka kudhexleeyihiin

  • @burcoboi1 Waxaan naceyb ahayn meesha kumaad sheegin, walaalle. Waxaad adiga iyo inta kula mid ah waxay soomali ka dhaadhicinjireen oo ahayd Maxamed Siyaad Barre(Allaha weyn ha u naxariiste) baa wax dhacay dadna ba'biyey runteedi laga salgaar. Waxay nagu qaadatey 20 sano oo burbur ah. Alla u naxariseygana ubadkiisa waa la yaqaan sharafta aay ku dhexleyihiin ummaddooda, taa ku garo inaan lagu soo korin kibir iyo qurun. Walaalle nacaybka aad qabto yunuun akhiro naarta ku geyn waa talo.

  • maslax siyad barre qofka somaliyeed ee dooranaya waa mid bila damiir,garaad iyo maskax ah ay sababtu tahay maxamed siyad barre somalida sidi uu u kala fardhiyey maanta wataa la layahay cid isusoo celisa

    maxamed siyad barre somalida wuu is nacsiyey oo kala firdhiyey kan aad maslax ledihina wuu dulayn doona hadii loo dhiiba ee mareexaan danbe maslax iska daayo yaanu kursiga somalida hungurayn hadii kale dad badan ayaa somalinimada ka dhaaran doona dad badan ayaa dhulka nicidoona/dadkaba

  • waad kaldantihiin

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more