Labo Suaal ayaan qabaa mida 1aad Gaalada ma funaafiqiin baa? mise munaafiq waa qof sheeganaya muslim laakin gaal ah
Mida 2aad Gaal lama amaani karo miyaa? Miyuusan Rasulka amaanin Gaal kii heysday wadanka itobiyah mise abasiniyah loo yaqaanay waqtikaas miyuusan oran waa boqor caadil ah oo aasan lagu hor dulmin garin qof.
ninkaaa maxuu la qeylinayaa Somalida waa muslin ee maxaa isku diray hadii ay dad Ilaah yiihiin waadiga dad kala ku washay maad horm,arkiina isku wacdisaan
alwusta nin dhintey kama hadal anigu lakiin muxaadarada muslimiinta oo dhan ayaa qeeylo iyo xan iyo dil uun ah,taasna waa fikradeyda aan ka qabo muslim muxadaro oo dhan.
hypatia baa u jawaabayaa hadalkaaga ma cada laakiin hada aad shiikha ugu dan leedahay waxaa tahay gaal xun oo kuwa ugu liita ah oo munaaf waynaaday ah marka shiikha allaha naxariisto faraha ka qaad cadabta allaha ku geeye
allahu akbar ilahayow kuu naxariiiso oo janadiisa fardowso ku geli oo ilahayow qabrikaaga nuur ka yeel ilahayow u naxariiso uu janadiisa geli allahu abkar

MrSam253 2 months ago
Comment removed
CR4WLFC 5 months ago
muslimka iyo gaalada saaxiib waa ahaan karaan, saaxiib ixtiraam ku dhisan oo qof waliba diintiisa gaar u tahay.
quraanka wuxuu yiri( lakum diinakum waliya diin) you have your religion and i have mine)
sidookale nabiga scw adeerkiis abdulmutalib ee nabiga dunida uga jeclaa wuxuu ahaa gaal(non muslim) marka nabiga ayaaba jeclaa nin gaal ahaa. marka gaal waa gaal anagana waa muslim, si walaaltinimo ixtiraam ah ayaan ku noolaneynaa, iyadoo qof waliba diintiisa heeysaneyso.
axmadeeyali 1 year ago
@axmadeeyali
asalama laaykum wr
lakum diinikum waliya diin aayadas ( sheeko dheer kusoo tagtay?
Gaalada nabiga waxay ku dhaheen maalina Allaahga baan caabudayna , maalina ilaahena caabud Asnaabta . nabi Muhamed SCW
Badana somalida Ayaada way isticmalan.
U right muslim gaalada waa in uu tuso tusaale fiican iyo wanaga diinta.
GabarPuntland1991 1 year ago
@GabarPuntland1991 fiiri adeeroow wax waliba quraanka haddii lagu fasiro( nabigaa loola jeedaa oo aayadan nabigeey ku socotaa) soo markaa maaha quraanka wuxuu ku socdaa kaliya rasuulka? saas maaha quraanka wuxuu ku socdaa baniaadam oo dhan( ilaahey markuu dhahayo( lakum diinakum waliya diin( dhaha) loolama jeedo rasuulka kaliya ee waxaa loola jeedaa qof waliba muslim ah( lama oran(QUL YAA MUXAMAD) WUXUU allah yiri kaliya(qul) waxaad tiraahdaa( taasoo micnaheedu yahay qof waliba
axmadeeyali 1 year ago
@axmadeeyali Thanks Lakiin Diinta islaamku waa diin Ummada dhan sinta !
Allaah hanuuniyo kuli.
GabarPuntland1991 1 year ago
@GabarPuntland1991 gaal diintiisa xaq ayuu u leeyahay, ilaahaa gaal ka dhigay, adigana diintaana xaq ayaad u leedahay ilaahaa muslim kaa dhigey, wadaadan sacuudiga wax lagu barey diinta islaamka waxay ka dhigeen diin naceyb ku dhisan, sidaas maaha, ilaaheey wuxuu yiri LAA IKRAAHA FI DIIN, diinta qasab maaha, haddii aad gaal tahay aakhiro ayaa ilaah kula xisabatamaya, adiga muslimka ah ninka gaalka xumaan idinka dhaxeyso ma jirto, nabad kula nooloow adigoo diintaada islaamka heeysta.
axmadeeyali 1 year ago
ninkaaa maxuu la qeylinayaa Somalida waa muslin ee maxaa isku diray hadii ay dad Ilaah yiihiin waadiga dad kala ku washay maad horm,arkiina isku wacdisaan
Guhaad74 2 years ago
Allah has given him speech - May Allah have mercy on him and reward in
reapowerover1 2 years ago 2
This comment has received too many negative votes show
odeyga qeeylo badnaa maxaa dabo dhigey umada kale diinta islaamka ma in dadka kale uun la xantaa yaab
muntasa 2 years ago
boqolsoon esagoo dhalinyaro ah ayuu dhintay.
2. qaylada iska dhaafe. sheeg halka uu ku khaldamay,
3. ma aayadaha quranka uu akhriyayo ayaad ku sheegaysaa xan.
alwusta09 2 years ago
alwusta nin dhintey kama hadal anigu lakiin muxaadarada muslimiinta oo dhan ayaa qeeylo iyo xan iyo dil uun ah,taasna waa fikradeyda aan ka qabo muslim muxadaro oo dhan.
muntasa 2 years ago
waayahay sheekh, muxaadrooyinka gaalada iska dagayso.
Allah ha ku soo hadeeyo adeer
alwusta09 2 years ago
Magacaada waa magac wanaagsan laakin imaankaaga ma fiicna
shiikhu cidna ma xaman diinta islaamka aya ka sheekaynaya xan maha in la fidiyo diinta islaamka
ilaahaga u towbadkeen
karraye 2 years ago
Walee Gaal waa Gaal...ilaahay ha kuu naxariisto sh.Boqolsoon
maliik77 2 years ago
hypatia warkaada kala caday ma sheekha ayaa ugu dan leedahay hadaad sheekha ula jeetid gufaar ayaa tahay iyo weliba kuwa naarta ugu hooseeya gaalna waa gaal mana jeclin nacalad ayaa ku taalo
bakaaroboy 3 years ago
May Allaah reward him with Paradise.
lebanleban 3 years ago
booqoolsoon ilahay haku naxaristo
themanmoa 3 years ago
hypatia baa u jawaabayaa hadalkaaga ma cada laakiin hada aad shiikha ugu dan leedahay waxaa tahay gaal xun oo kuwa ugu liita ah oo munaaf waynaaday ah marka shiikha allaha naxariisto faraha ka qaad cadabta allaha ku geeye
aligii 3 years ago
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُواْ لاَ تَتَّخِذُواْ الْيَهُودَ وَالنَّصَارَى أَوْلِيَاء بَعْضُهُمْ أَوْلِيَاء بَعْضٍ وَمَن يَتَوَلَّهُم مِّنكُمْ فَإِنَّهُ مِنْهُمْ إِنَّ اللّهَ لاَ يَهْدِي الْقَوْمَ الظَّالِمِينَِ
saalahbudul 3 years ago
This has been flagged as spam show
Waxa uu akhriyayaa waxii yaraantiisii maskaxda lagaga qafilay, nacaayb waxaan ahaayna afkiisa ka soo bixi maayo, markaasuu isku dayayaa inuu dadka kale usheego sidaay u wajihi lahaayeen lanoolaashaha dadk aay kala duwan yihiin aragti duniyeed, nololeed, iyo diineedba. Waxase igasii yaabiyay kuwa isku dayaya inaay umashxaradaan.
HypatiaTheon 3 years ago
masha,alah alaha unaxaristo shiiq boqol soon
boqol soon hadoo manta jogi lahaa muxuu kadhihilahaa dad kan manta joga
fadna12 3 years ago
mashaa'allah rabi hanaga dhigo kuwii ku waano qaato kuna camal falo. shikhana alle haka abaal mariyo>>>>aaaaamiin aaamiiiin!
wanaag22 3 years ago
masha ALLAH
Muslimah09 3 years ago
a s c walaal alaha janatol firdowsa nagokolmiya
walaahi wadxaad sheegtay waxow rasoolka na amray
w s c
cabdulah 3 years ago
allahu akbar ilahayow kuu naxariiiso oo janadiisa fardowso ku geli oo ilahayow qabrikaaga nuur ka yeel ilahayow u naxariiso uu janadiisa geli allahu abkar
ontorow 3 years ago
masha allah runta sheiqan baa shegay boqolsoon raximahullah
abshir200009 3 years ago
massha allahi,,this sheik alwayz tell the truth...
muniraaa 3 years ago
gaal waa gaal dofaraha
somalianarab01 4 years ago
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُواْ لاَ تَتَّخِذُواْ الْيَهُودَ وَالنَّصَارَى أَوْلِيَاء بَعْضُهُمْ أَوْلِيَاء بَعْضٍ وَمَن يَتَوَلَّهُم مِّنكُمْ فَإِنَّهُ مِنْهُمْ إِنَّ اللّهَ لاَ يَهْدِي الْقَوْمَ الظَّالِمِينَِ
xarago13 4 years ago
jazakallah.walaal qaybo kale ma haysaa.....muxaadaro cajiib ah...boqolsoon,raxihumullah
dadkanet 4 years ago