Added: 2 years ago
From: aliel69
Views: 77,902
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (32)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • nice song wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww

    

  • heestan waxa sameyey abwaankii waynaa cabdi aaden xaad cabdi qays= duriyada reer shiekh isxaaq ka soo jeeda.

    waxa codkiisa macaan ku qaadi jirey fanaan maxamed axmed kuluc = duriyada reer shiekh isxaaq. heestan ninkan kufsanaya hadaba waayo

  • been tiisa mahan walahi waxa jeceshay lama helo

  • inta aan hingaadiyo, heesta' aan ku jeeda dadku iga hayaaman, hore- hoorey iga guuran, heestan dhagteeydu haa'qartaagey, ku maqashaa, halka aay ka baxeeyso, ee ka heelida heesta, halkaan kuma soo koowi karo, Habka aaad u qaadiyo, Haagar'lii-iida Musika, Horta, yaa Heesta hal abuuray, Cabdiyow

  • thnks sxb aadbaa ugu fara yareesatay heesta..inaba caadi maha..loved it...

    looooool sibay ii saa meeysaa...thnks kuligiin..

  • oooolollo heestan waxaan ku soo xasuusta gabran daris ahyn oo marwalba qaadi jirtay iaydana i bartay macha afsomliga saxda eh wayo wagas way igua dkayd inan fahmo erayda ciyaalnimo..olol... luuul cabdulaahi bukhaari wanku salamya meel lad joogto waxay ahyd dariskii xalasha ahaaaa ...olol great song

  • aliel69@...sxb ado mahadsan beeyjka labaad mesha uuka bilaawdo kuumalahaqoraal so hadii aad fahmi wayday waxa uudhahayo waa sidan ...lugta jeeni dhaaftaa nafteydaay weyjabtaaye ma ogtahay

  • @bashka285  saxib mahadsanid erayadaas dad badan aya isoo waydiiyey waad ka baxsatey thankz

  • ninka heesta qoray sxb wax badan ayaa isku qaldeysaa afsomaliga dhegyso marka siduu u dhawaaaqayo u qor xataa micno malaha sidaa u qoreysid kkkkkkkkk

  • wooooow 

  • waaaaaaaaaaaah waaaaaaaaaah all fanaan cabdi diini

    hees aad umacanbadan ayuu soo qaaday

    ma ogtahay janada udug ninaaan jirab usoo marin raaxa lama dhaxjoogee

  • waad ka baxsatay bro .. wax qaldan malahn thns a lot soo badi heesaha sanadkan 2010

  • Sxbyaal Heesta waa macaan tahay ninka qaadeyna wuu cod mac yahay. laakiin ereyada kii qorey iyo kii qaadeyba ha ka badallaan intan:

    Ma ogtahay Jannada udug

    Niman jirib u soo marin

    Sahal lama dhex joojee.

    Haddi kale ereyaduu sheegayo wax micno ma samaynayaan

    Thanks.

  • alaya cizag nice song

  • waxaad jeceshahay lama helo nafteydaay wax ku jecelna diidayee fanaanka waxoo ku sii deray indho soo ma jiitaan qalbi kaa janjaneera walee heestaan markaa dhageysto waxaan xasuustaa jaceylkeyga qaaliga ahaa aan ku waayay for nothink marka qalbi kaa janjeero cid ku soo jeedi karto me jirto best cabdi waa hees maacan 10/10 aan ku siiyay

  • wooow cabdi diini cod macaan iyo music casri ah waxaan ku dharana karaa in uu yahay fanaan is huba oo qaali ah aliel69sxb waad ku mahad santahay maad dama aad soo galisay fanaan qaali ah

  • Ereyadii Abwaankii waynaa ee CABDI AADAN XAAD ( cabdi qays)

  • Adeer wuu joogaa ninkii heestan lahaa ha wareerin

  • heestii kuluc inaba caadi maahin

  • Lugta jeenin dhaafta-- nafteydaaa. (ku dar)

  • i dedicate this song 2 moi....lool

  • musigaa idilay walaahi iyo codka dahabiga ah waaaaaaaaaaaw

  • yaasalaam, Diini, his new album will come out by March 2010

  • waxaad jeceshahay lamaa helo ninkan cabdi diini runtiisa ayaa run ka badatay looooooooooool

  • heestaan cadi ma ahan sxb waad ku mahadsantahay

  • dis is My fov inamaa caadi ma ahan  Cizak abdi dini

  • yasalaaaaaam hees macaan watanaa,,,,,,, waxaad jeceshahay lamahelo nafteydaay,, thanks aliel

  • War cano qaboob hergebkisa ka daah cano kulul dheh oo xalwo lagu qasay

  • waaaaaaaaaaaaaaaaaaw sxb afkaga cano qaboob lagu qabayeeeeeee

  • War dad qarkood waa qashin ha u dhego nuqlaan noo wad heesaha qoritaankooda, waadna ku mahadsan tahay aliel

  • suaal fiican, waa runta heesaha cabdi diini kuwii qaday wuu kaga cod fiican yahay kun jeer, & the music, manta yaa kaban dhagaysan kara :) lol

  • siman

    waa hees fiican qof aan ku jecleyn

    haku daalin ayan u fahmey prima

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more