Added: 4 months ago
From: SYAOofficer
Views: 29,520
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (37)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • inkaar idinku dhacday alsheydaan waa sidaan sida ey dadka ku laayeen

  • ruwayadan cadi mahan run ayey u eeg tahay

  • Dhiig maxay ugu yeeli waayeen taas ayay hilmaameyn

    farsamada hagajiya

  • kkkkkkkkkkkk so funny ninka qarax suubiyaya oo magaciisa lagu sheegay abuu ordaaye kkkkkk walahi waa fuuray sana u qoslaayay

  • @sumeyalove RIWAAYADDAAN WAA WADA FUNNY, WAXA LAGA HADLAAYO WAA WAX WADA RUN AH, ILKA CASE, KAN TURJUMAANKA AH, CALI HIIRAAN OO GABADHA LAGA DHACAY, KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    WALAAHI SO SO FUNY,

  • kan shactiro badanaa birig birig aa la dhaha jeeri uu u hadal egyahay caadi maahan

  • kan shactiro badanaa birig birig aa la dhaha

    

  • Majirto

  • AlShayaadiin meeshan waa lagu baabiyey

  • kkkkkkkkkk riwaayad qosol badan iga dheh

  • waa sheedaamo alshabab noocaan camal ayey u dhaqmaan

  • allahu akbar allahu akbar kulaha cadi ma ahan  walhi wan qoslay

  • kkkkkk...Wlhi Waa Iga Qosliyay Shaati Gaduudka Hadalkiisa.... Amiirkeena Sidii Hore U Sheegay Waxaas Yiri Wixii Meesha Ku Baaba'ay Waxa Dowlada La Jiray Waaye & Wax Garad Kulahaa ...Amiirkeeena Waxaaas Nooga Imaaday Jejniya Qabuuraha Xitaa Hadiis Rabo Waa Ka Soo Baxaaa Kulahaaa .... Kan Qarax Jiib Jaab Waaye Dig Birig aa La DHahaaa Qarax Hada aan Soo Wadno BIRIG BIRIG AA LA DHAHAAA Kulahaaa

  • saqiirmanka kufaarta lee ma dhalinoo kulahaa basaasiin waaye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk caadi ma ahan

  • riwaayadaaan caadi ma ahan kkkkkkkkkk

  • hahhahahahahahahhaha riwaayad oo caadi eheen waaye nice funny tirig birag waaye qaraxa hahahaha

  • shiikadaan sheeko waaaaaaaaaalan waaye

  • xaaxuuuuuuuuuuuuuuuuuuuux aatihiin kuligiinaba

  • ahahahahha walahi waa fuuray kan af reer xamarka ku hadlaayo qosolka iga dhameeyay noolow yaaqi,, saqiirmankan kulahaa eber aa la asii haa . kufaarta ee ma dhalinoo kulahaa.. wax qasssaaan

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Wax waaalan iga dheh. Runti waa Riwaayad ka tarjumeeso Marxalada dhabta ah ee ka taagay wadankeena Hoooyo. Ilahayow Dowlad caadil ah ina sii. Amin

  • abuu ordaaye canuga uu awoowe u noqdo magaciisu wuxuu noqonaa abuu qiiqaaye

  • @saladka ... jooji qaladka, abuu ordaaye wiilkiisa anaa aqaano, waxaa ladhahaa abuu buubaaye...kkkkkkkkkkk

  • @kynaan09 sxb sheekada ma fahmin adiga abuu ordaaye canuga oow awoowe u yahay mataqaanid waliba ma dhalan qiyaas miyaaa ,,,,,,,,, wax waalan

  • @saladka abuu ordaaye wiilkiisa buubaaye iskuulka ayuu ila dhigtaa.

  • Respond to this video...  hadee adimaan yaa ladhaafin, gaalada hadee cabsado wee adimaan.kkkkkkkkkkkk

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkk Al Amiir Mascud bin Jacfar kulahaa

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wax qasan caadi maahin kllll

  • masha allah good kkkkkkkkk anagu jihaad aan ku jirnaa waa inaad xoog nasiisaan oo kufaarta ka aarsano kkkkkkkkkkkkk

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk turiidu al jana kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • goood job. waa howl wanaagsan in laga sameeyo sheekooyinkaan al shaydaaamiin

  • waa markii ugu horeysay oo alshabaab ruwayad moqdisho loogu caayo kkkkkkkkkkkkk

    guul shaqo wacan

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkk amiirku ani ha i hormariyo

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkk nice video wlhi

  • kkkkkk wadaad walan ika dheh

    lololololololol

    lolololololololol

    lolololololololol

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more