Added: 2 years ago
From: GEELLEYARE
Views: 7,378
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (14)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Nothing beneficial with paltalk. But did that room make takfeer on four somali scholars or simply slandering them? And if they did, did they repent for it or ask for forgivness?

  • acwrwb naawi iyo walaalaha kheyrka jecel? caajib qofka wato magaca leyla 3875 waa ninka cajalada soo galiyey oo magac dumar sameystay. ikhwaani waxba yaan la isku daalinin ninkaan, ilahey islaamka haka qabto

  • MrHanadow

    Walee Waad Xanuunsan Tahay, ee Si Deg-deg ah ula Xiriir Dhakhtar, Allaah swt U tawbad keen, inataysan geerida ku haleelin,

    Waan ku aqaanaa inaa Birmingham ila joogto, aniga isma qariyo waxaan ahay Cabdinassir Geelle, bal hadaad nin rag tahay, iigu imaw masaajidka,

    Waxaan ogahay inaad hal sano kahor ku qayili jirtay marfashyada Birmingham, oo aadan wali sharci qaadan, waxaad u taageyrayso Ashabaab'na ay tahay oo kaliya walaalka hooyo oo kamid ah maamulka.

    diinkana ma aadan fahmin

  • Comment removed

  • @MrHanadow

    waar heedhe nin maskiin baad tahay aan cilmi aduun iyo cilmi aakhiro toona lasocon eee nin ma ihi kkkkk, emailkayga waa layla,daud@gmail .com ee ilasoohadal inaan naaga ahay iyo inaan nin ahay anaa kutusiyee cajiib

  • asc wr wb Nawawi88 walaal waa runta culimada oo wax lagasheego ama La raac raacana Waa Zindiiqnimo . anigana runti uma arko cajalkaan youtubka lasoogeliyey inuu fitna yahay balse waxaan u arkaa inuu Allah dadka qaar fadeexadeynaayey , waayo sirtaada Allah ayaa og, hadii aad qof qol lagashid ood xumaan kuhadashid marki banaanka lawadajoogana aad sifiican uhadashid soo labawajiile manoqoneysid? meeshaan Allah baa wax kawadey hadii aad qadarta Allaah aaminsantihiin.

    Allahul mustacaan.

  • asc wr wb, Nawawwi88 hadalkaaga baan layaabay , qolka Dacwa iyo Tawxiid dadka kujira hadalo ay kuhadleen ayaa meesha lagahadlaa ee mujaahidiinta dhiiga qulqulaya maxaa qolk a kasoogaley , mise aduunkoodhan qolka tawxiid unbaa jihaadka macnaheeda taqaanaa ama mujaahidinta ma ayagaa dadka kaxiga , umad oodhan baa ugurmanayso , oo meelwalba joogan. Hadiisee aad iskuxideen Mujaahidiinta iyo dadka qaar oo qolkaan kujiraa oo akhlaaqdooda aaan loobogin walee waa dhib.

    Allahul mustacaan

  • Comment removed

  • Comment removed

  • Urur yaan la caabudin, shaqsi yaan loo tacasubin eebe weyne ha laga baqo!

     ** Haddaad nuurka islaamka ku aragto tooshka hal urur/shaqi kaliya, ugu danbaynta waxaad garan uun ururka/shaqsiga, garan maysid eeb**

  • abu Hamzaa akhi waxaad wadid waa "FiTNAH" itaqilaah, adiga maxaa Qolka Dacwatoxidcenter kaliya khaladaadkooda u sheegtaa qololka kale oo islaamka lagu caynaayo iyo mujahidiinta intaas wax xun laga sheegay wax ba ka ma sheegtid, aaway Cadaalada nalafaray?????

    Qololka kale intaas ilaahay iyo diintiisa ayaa lagucaaya magacyo islaam nah way wataan akhi akhi itaqilaah aaway Cadaalad???????????

  • asalamu calaykum, abu hamza waa u nastexeese ilahay ajar keeda haku siiyo lakiin at same time waxaa tiri cadaalad ok cadaalada ugu horeeso waa in la dhaleceeyo kuwa hadalkan ku hadlay walahi waa fitna waa jariima cad oo laga galay imam ahlu sunna sheikh maxamed cabdi umul xafidullah. waana wax laga danqado waxaa mudan in loonasteexeyo kuwa ayaka duraayo culimada. wuxuu yiri munafiqiinta dambe waxay leyihiin fiqi aay laheen kuwii hore subxanallah yaa rabbi

  • Salam Alaaykom

    Waalal Abu Hamza adiga ogoow maanta waxad kaa qeybgaashay daagal iyo neceb dhexgalo dadka musliminta,waxa faafisay fitnah.Marka walal waxa kula taalinaya in ad iska amuustid afdal.waxa weeye nasi7ah minni barakallahu fik!

  • walaalo who are the ulaamaa that you are talking about, if sheikh Umal is not one of them?

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more