Added: 2 years ago
From: Somalitvmn
Views: 11,708
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (25)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Doqmahaa aad ugu badan Walo wayntaa. Waa wada nacas.. Ilaaah baan idinku dharshee yaaa garanayaa nin siyaasi ah oo reer Koonfureed ah oo wanaagsan. .Wadaniyiin maaaha, Bal eega Siyaad waxa ku dhintay Exile, Cabdulaahi Yusuf waa qaxooti,Cabdi qaasim waa qaxooti, Cabdi risaaq Xaaji Xuseen waa qaxooti kale.. Waa waddan uma dhintayaaal. Bal male shacabkooda marka ay madaxdoodu ka doorbido qurbahaa dalkooda. Dadkaas baa waliba doqonimadooda 24 saac wadaniyad ka sheekeeya.

  • Waloo weyn, cay baaa ka soo hadhay iyo ceebayn. Ilaaahay baa Afwayne soo noqona maayooo. Mida kale waxaa homeless ah, ninkaa 2 generation isku dhalay qaxootinimo..Bal ka warama ninka 2011, makhaayad yar markuu ka qadaynayo Gaaalkacayo iyo muqdishoo qoriga sitaa.? Baal dahaba ah buu taariikhda kaga jiroo Siilaanyo, waxaa naga dulqaaaday daalinkii ilaaaah diidka ahaa Ina Bare. Waxaad u xanaaqasan tihiin maxaa dhiiga dadka nalooga af qabtay. ?

  • Tolow habrahan cadee homelesska ah ma kulmiyaa

  • Madaxwayne Ahmed maxamed Maxamuud siilaanyo Baligubadle people way kuu saro kacday madaxwaheena Rooble alloow noo daa.

  • madaxwaynaha somaliland mudane axmed maxmed siilanyo long live

  • odaygan xun ee siilanyo iyo maxamed kaahin waxay dileen dada fara badan oo reerkayga ah doqoniino waa shile marka danbe ee ay yimaadaan maraykan waa in aan dacwad ku oogo dada badan oo icaawiyana waan helayaa .maan ogeyn markay yimaadeen maraykan .alle idin kharib mujrimiintiiyoow.

  • Markii ugu dambeysey ee lagu dhageystey waxaad horseeday baaba' iyo qaran dumis. Haddana waxaad rabtaa inaad canshuurta dekedda Berbera qaadato oo dadkii wixii soo hadhay aad dhiigmiirato. Dadkii aad laysay waa in lagugu dacweeyaa. Dhagar qabe siilaanyo taariikhda baal madow baad kaga jirtaa.

  • WHERE IS OUR SOMALILAND FLAG?!!!

  • muj. silaanyo waa Nelson Medal Somaliland vote for him guys if u need change

  • SIILAANYO waxa uu cadaystay aamin sanaanta somaliweyn. AWDALLAND na dhawaan ayay ku dhawaaqay saa maamul goboleed keedii. VIVA somalia hays raacdo.

  • Wakhtigan waxaa soo baxay kooxo xagjir ah oo ku shaqaysanaya diinta alshababna la baxay kuwaas waxay duulaan ku yihiin maamulada Somaliland iyo Puntland. labadaas maamul waa in ay midoobaan una qaataanna nidaamka feeralka ah lana shaqeeyan dowladda federalka ah ee Shekh shariif madexweynaha ka yahay. Umad somali ah ayaan nahay diinteenu waa muslim ehlusunna ma kala maaranno ee aan midowno cududeenana aan isku gayno gobolkasta ha dhismo oo yaysan noqon in banadir oo kaliya quwad la siiyo.

  • chairman siilaanyo still want to satisfy Somalis not somaliland itself, traditionally as many of somaliland leaders do. more considerable he spoke english and talk about what USA parliament representives did for somali people as whole, which is not what this guy adovactimg, is he somali minister? or is he constitutional oppostion Party from Somaliland.

    The public are more willingly asking for explaination!

    And I want to see if still other people aware of that what I said !!

  • why they keep playing da damn background sound is real cryz how da hell we gonna lisen da speech. call da mn ignorance

  • can someone plz stop da background sound

  • Where is the Somaliland flag?? This is a shame! There should have been more Somaliland flags than Kulmiye flags.

  • that proves that they kulmiye party care about the chair-presendency and don't care about somaliland flag.

  • Khudbad wanaagsan ayuu gudomiyaha soo jeediyay. Laakinse waa bila "substance". Waxa wanaagsanayd inuu "substance" ku daro xaga Barnaamijka xisbigooda iyo talabooyinka ee qaadayo hadiiba doorashada helo.

    Waxa wanaagsan in dadka Barnaamij lagu soo jiito, waxba ma tarayso hadii aad wax daliishid un.Xisbiga kale ee mucaaridku wuu so bandhigay, kanina ha ina tuso kiisa hadii uu hayoba.

  • to thegarmaqaate waad nagu kacsantahee sxb maxaa dhacay. goormaanu nidhi waanu ku faraxsanahay dhibta haysata koonfur. waar ilaahaaga ka baq beenta dadka ka daa.

  • IIDOOR RAG JIRA MA AHA

    RAG lala noolaan karo ma aha

    Waa raf ku faraxsan dhibta ka socota

    koonfurta Soomaaliya

    Waa rag gun ah, oo gaalada raaca

    Sayid Maxamed ayaa xataa boqol sano ka hor noo sheegay SOOMALIweyn ma kala qaybin karaan

    waa ogyihiin iygaba

     VIV SOMALIWEYN

  • @TheGarmaqaate, naftaada ha hafrin Somaliland is the only place in the Somali inhabited areas, where any tribe feels secure,Puntland has murdered hundreds of hawiye people, Somaliland is the bedrock for the somali people, Ogadens fleeing from Ethiopia find sanctuary women and Children. Somaliland provided enviroment for anyone even romos work there. Wax somaliwayn la yidhaah ma jirto, you are a hateful person and that is why Somalia still in tormoil because of your hate. Viva somaliland.

  • Udub wey tageysaaye sii tukhaantukhiyaay lol...viva kulmiye and somaliland.

  • @somaliland2dalkeyga

    Yeah luv it UDUB way tagaysaa sii tukhaantukhiyaay, get that useless corrupt, faqash party ousted from Somaliland. Siilaanyo the Next president of Somaliland. My ciidagale vote is for Kulmiye viva.

  • and siilaanyo will become the New Faqash

    and cycle goes on ..........siyaasiyiin wax ka suq they all the same bloodsuckes

  • @maakhir Stupid

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more