Added: 1 year ago
From: BabuNLProduction
Views: 133,162
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (57)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Funny wallahi and da dude look Mexican at da same time reer xamar

  • heesta iyo actionka eey dadka sameynayaan waa isku mid waxaaba moodaa heesta in ika logu tala galay sida eey u cayaarayan iyo heesta macnaheeda it's good.

  • kkkkkkkkkkk.. shabi aaa.aa.

    

  • shabi aba waxna haka so reebin

  • shib shib

  • omar teesiyoow walala heesahaga o badan so gali please

  • shuushkaa ka qaadaa waa shabihaa lol Teesiyoow shabi aan ku dhahay bacdana ka fiiq.

  • Teesiyoow abuul sisin inaas joogo i inaas jiifo maxaa ka dhexeeyo? 

  • babul thanks the enjoyable vid i am a fan of teesiyoow.

    cant what you will do with Gabareey.

  • Heestaan waa itaababay walaahi, laxankaan kii semeey abuurkiisa inla raadiyo waaye. Somali ha israacdo

  • heeta waa la gartay dadkaan maxay ahaayen cadaanka ah

  • yaa salaam teska [ forza afgooye ]

  • I love the beats

  • 3 guys vs. one girl, wtf?

  • You wlcm sis..

  • wale waa hessta kaliya ee af reer xamarka aan ka dhageysto inkasto aan wada fahmayn lakin nays song 4real

  • Qatar music iyo dadka saa isula keentay smart aa tahay 4 reall... lol

  • @Sundus04 thanx bro

  • @BabuNLProduction thanx bro

  • shabi wixi shabiheesid!! waaxay dee horta??

  • idinkoo iga raaliya af somaligan xagee lagaga hadlaa bal waaba su,aale???

  • video ga waa lubnanes waa lasoo xaday.

    tuugnimada mafiicna.

    almiina video somali kor saar.

  • Waxan waa khraab,Dadka aan kalsooni ka qabin sida ilaahay u abuuray oo ummad kale clips kooda soo qaatay, crap.waar waxan meesha ka saara.

  • there is ameaning in shiika not onlly saying

  • @MrMayoo24  wat do u mean by that lolzz

  • kmjlrtkofjmkkllllg;;,,, k

  • wax isku dhaw xataa maaha heesta video ga iyo niikada waxa dhan waa nuuc minal jabaan wax is leh maaha

  • Shale iyo maanta, Shiikan u hayaa...meelan ku Sheega rabaa..washabihaa washabiya.. funny but what's he sign about, can some1 tell me wasup...

  • like this song lol...

  • AHAHA SHABI shabi eeboow ...war ninyahoow ninkaan wuu i ganbisanaa axsan fanaan

  • waw caadi ma ahan heestan taloo ma soomali miyaa gabdhahan

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • shuushaan ka qaada waa shabihaa isii caadi maaha ... shib shib shib shib ... great lyrics with quality music .. keep it up bro

  • caadi maaha heesta sxb.. keep it up

  • ish cala haben wale walisla helay codka iyo ciyartaba inaba cadi mahan

  • waa igu socotaa heeesta

  • Holland waxa lo ekyahay kenya hahahhaha

    xun dheh

  • hestaan datkii saarey ninkaan videogiisa xarfaan waaye walaahi viva datkii sameeyey

  • @TheJeele thank you bro qofki sameye wa aniga sxb

  • shalay iyo manta sheekahayaa melan kusheegaan rabaa waw inabo cadi maha wlh

  • hehehhehe Holland lee iga dhehh caadi maahan heesta,,lolz

  • Abaa madaxaaga bun halagu jabiyo shime iigu danbeeysay hees saan camal,,,,,,,,,, Babu iyo axsaabta meeshaas ka sii wada .........u sheeg abaa hana shakinin

  • caadi ma ahan heestaan ee ku raaxeeystaa inta aad geel iyo quruc ka hadli laheeydeen

  • Kuwaan Boondheere ey dagnaan jireen aan u maleynaa noh, sababtoo ah "bilcaan waa baashaa lihaayan" lol

    Laakin BABU sxb nagahan Romanian eey u egyahiin waana shidan yahiin

  • waa shabinaa waxii shegeyga imaad waan shabinaa cadimahan heestan waan ka qeliyay waa hees macan

  • @gahtaan waraa meeshaan Holland ma ahan nooh Holland anagaa joogneeee sidaane umataaleeeee NL Waa carabtaan ama yuruptaan faqiirtaaa

  • heestaan waa hees loo bogay thnx bro bubulnl

  • shabi waxii shabiheesid

  • waa isku dhaceesaa heesta

  • hehehehhhehheeheh reer Holland caadi maahin waleeeh meeqo ayaa lagu soo kireeyay Babdhahaa hehehhehhhheehhe ma kuuwee Dhalada miyaa taloow hehehhehehhhehehh_?

  • Waaaaaaaaaaaaw caadi ma,ahan waxaana majiraan kkkkk

  • wow. very nice. kabax barxada :=)

  • ababa qofta dhar madowda waa shidan tahay xaaaaax

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more