Added: 4 years ago
From: TazkiyahNET
Views: 96,485
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (33)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • he is not only sheikh,he is diplomat,social reformer,philosopher, orator, and he deserved to lead us (president)

  • masha allaah sh mustafe.

  • Xafidullah Sheekhuna Mustafa always supports me whenever I feel down

  • Xafidullah Sheekhuna Mustafa

  • maansha alaah

    

  • maansha allaah. 

  • sheekh mustafe xaaji haruun allah ha ku naxiisto if iyo akhiro

  • sheekh mustafe ilaahay ka abaal siiyo inagana ilaahay ha ina waafajiyo walaalayaal xaqa halagu dadaalo qof kasta dhimashadu jaar ayay la tahay

  • maansha allaah eesh calaa sheekh

  • jzkllah kheer shiikh Mustafe mashallah....<3

  • asc, waxgarad walaalyaal al kacbsada mustafe khayr ala hasiiyo waxa uu sheegayaana wakhayr hadana mawaxaa inaga baxsan waayay inaan kalaam kii ilaahay,iyo axaadiistii rasuulka,scw waar al hagacasado, abilaahi tawfiiq

  • fggggggggggggggggggggggggggggg­gggggggggggggggggggggggggggggg­gggggggggggggggggggggggggggggg­gggggggggggggggggggggggggggggg­gggggggggggggggggggggggggggggg­gggggggggggggggggggggggggggggg­gggggggggggg

  • mansha Allaah

    My fovarite Sheekh mansha Allaah

    Jzaka Allaah

  • Sheikh Mustafe er den beste Sheikh i somalisk-talende verden.

  • maansha allah

  • Waxan sheegtay inaan colaad iyo dil kasoo cararey, aniga oo xaqiiqadii ka imid meel nabad ah oo aan cidna la dileynin lana dhaceynin, laakiin laga yaabo iney noloshu yara adagtey. Hadaba sheekh arintan

    maxaad ka odhan laheyd? Maadaama beentii keentay beenno ka sii daran iyo dad naftoodii miidaamiya (tahriibka, wuxu ogyahay inuu been wax ku helaayo). Iyo qof hooyadii ama walaashii been kusoo guursada, qof naagtiisa oo uu la daganyahay yidhaahda waannu kala tagney, iyo wax kasii daran!

  • "Frankie" baad la baxday, markaa meeshan cashar baa lagu akhriyaaya cay uma baahna, laakiin waxan kuu sheegi lahaa. Micnaha hadalka ha kala goyn( do not take words out of context). Quraanka hadaad xafido waa muhiin, laakiin wuxu sheekhu dadka kugu dhiiri galinayaa ina maskaxda Ilahay ina siiyey laga faa'iidaysto oo quraanka iyo in dheerba la barto. Markaa xataa hadii diin laga waramayo, adigu ma wax aan jirin uun baad meesha la soo taagantahay?

  • Balo kugu dhacday maxaa dhihi maagtay. ma axaadiithtaa sheydaan kayimid muslinba maahid adigu gaal ayaa tahay. magacaaguna waa u cadeyn frankie.

  • maansha allaah, Sh. Mustafa

  • maashaa alaah

  • A brother her from america he see this lecture then he make a decision and wallahi wallahi wallahi he memorize the quran in 6

  • asalama calekum brothers i had 1 ? wher can i fine the wepside wher u lerng the quraan the shx mustafe is toking about wish side is it i did,t anderstaan

  • masha'Allah waan raadinaayey muxaadaradaan alxamdulilah

  • BYAAAAAAAAAAHHHHHHHHH

  • Fadlan yaa ii sheegi kara labada website ee uu sheekhu sheegayo(xufaadul waxyayn) marka uu marayo 5:45

    jazakumullaah khayr

  • Maasha allah waa layaab leh oona kafaa'iideesan. Haddaa ogaa lahaay inee saan tahay mar horaa wax qabsan lahaa. Jazaakalaah kheyr Sh. Mustaf Xaaji Ismaaciil!!!!!!!!!!

  • masha allah waa maxadaro aad uu wanacsan

  • mashallah

  • SHEEKH mustafe ismaciil haaruun waad ku mahadsantay sidaad silsiladii nooga jabisay.

    Haddaba waxaan doonayaa in layga jawaabo hooyooyinka Soomaaliyeed miyay ka caajiseen inay mustafe oo kale inoo dhalaan maxayse raga siyaasiyiinta Afsoomaliga ku hadashaa umadooda u tareen nus qarni halka uu mustafe nus maalin umada soomaaliyeed u taray.

  • masha allah maxaa diro cajiib badan , wadaadkaan waxaa fiicnaan lahayd in ladhaho mowduuc kaste kama xaadiree. waa muxaadir qaaliya oo walina mufakira masha allah. illaahay khayr fara badan hasiiyo.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more