Added: 2 years ago
From: harguees
Views: 48,198
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (28)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • tiro badni hadeey wax tareyso, shiinaha iyo hindida ayaa ugu tiro badan, ilaheyna wuxuu yiri ALHAAKUM AL TAKAATHUR.

    marka waa boqor ka somalia , anigoo ah from kisima waxaan u dooran lahaa in uu soomalia oo dhan u taliyo, waayo kuwo beenta iyo runta aan kala aqoon, xalaasha iyo xaaranta aan kala aqoon , garta iyo garla" laan aan kala aqoon baa waddanka gacan ugu jiraa,,, dabakafuul kirishbooy eytante ka ahaan jirey jenyo ayaa madaxda dalka ah ,, mustaqbal ha sugina...

    amadeo.

  • @4621709 Allaha ku caafiyo Aadanaha waa isku mid meel kasta ha joogaanee.

  • SOMALI FINEST WITHOUT DEBT.

  • Allaa yaa cisak Maxamdow, Walee Eebe hibo iyo karti faneed kuu hibee, Laakiin waa qasaaro saad Soomaali maryooley ayaad ka dhalatee, Statue in mantey lagu dhisey aheyd. Alle haku sharfo waligaa.

  • ilaa hada waxaa la,ogyahay qofkii qof waxkasheego in uu yahay qof liidaan ama jahil ah taasna waxaa cadeeneesa inuu waxbarasho laheen.

  • Waxaa yaab ah mise yaabka yaabkiisa ah, in qabayaalidii hadana halkaas gaarsiisayn, maxaa keenay af-lagaado laga tiro badanaa iyo tiro yari hada, Tubeec waa fanaan soomaliyeed oo caan ah mise ay lehayn qabiil iyo wasax wax aaad ku hadlaysaan, si khaas ah waxaan ula hadlayaa AXMAQ wata numberkaan wato 4621709

  • Waxaa yaab ah mise yaabka yaabkiisa ah, in qabayaalidii hadana halkaas gaarsiisayn, maxaa keenay af-lagaado laga tiro badanaa iyo tiro yari hada, Tubeec waa fanaan soomaliyeed oo caan ah mise ay lehayn qabiil iyo wasax wax aaad ku hadlaysaan, si khaas ah waxaan ula hadlayaa AXMAQ wata numberkaan 4621709

  • yaaa salaam waa fanaankiii laga tirada badnaa ee maxamed saleeban tubeec.....one of the best singer ever somalia had...viiva tubeec.

  • @4621709 oo kaaalay markaad leedahay fanaankii lagatirada badnaa mahooyadaa ayaa katiro badan dhiladi kudhashay wasee ee qalbiga nabarka ugatiilay orod soo qaweeso nacalaa laurbadantahee cuqdad ayaa calooshaada iyo qalbigaaga lamadoowaatay fanaanka dhageso ama iska xir maxaad dheertahay raganimo dadnimo iyo dabeecad diin iisheegbal markaad leedahay tiro badnaan dhilaa kuladhalatay cuqdadbadanee

  • w o n d e r f u l

  • nice! M.S.T 

  • waanku diirsadaa caadi mahan heestan kkkkkkk

  • Comment removed

  • waaw nice song walahi boqorka codka

  • masha allah maxmed saleeban tubeec ala yaa cizag waxaan aa fanaan la dhaha mmmmmmmmmmm

  • yaasalaam BOQORKA CODKA TUBEEC. magaca heesta iyo sida boqorka u qaadaayo waa is leedahey; nice and soft, you cant get tired to listen this song. Eeven if he sings the weather, you can listen. what a wonderful song. LOVE U TUBEEC.

  • waa tubac qoborki codka hees  dagan ad uu macan tahay

  • tubeec the best

    salam from somalia- baladweine

  • Daymada Urooney Dunta Taan Ku Xirayee Diidayee Nafteydii Iney Damacdo Dumar Kale....Amiirah Alpi

  • wooow my real fanaan m,s tubeec salaan boss we miss you fanaankana gii yow kep aut new album

  • non, mais c est koi ces conneries, on efface pas les commentaires des gens comme ca! on t as pas appris la politesse cher Harguees ( t as un nom pourri en plus lool)

  • Hahaha Qu'est-ce- que tu avais ecrit? looooool mdr.

  • Comment removed

  • fouadgrb axsan sowt ya salam tubec wad jirtaye weliagaba jir

  • Thanks for the post Mohamed Harguees, i really enjoyed it for sure!

  • waa mahadsantahay bro

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more