sheikhaan maba hadli karo........ Ninkaan xataa muxaadaro muu soo diyaarin...
markaa hadaleeysid waa inee mawduuc ka hadleeysid. xataa hal thesis toosan muu ka hadlin. he jumps from one topic to another to another. I am so ashamed I can see no professional in the mouth of sheikh saciid....
war qaranow aad iyo aad ayaa u muran iyo dood jeceshahay aniga sacadaa laga bilaabo wan jojiyay wax danbe oo muran kenikara ma soo qori dono wixii i anficiwaya wan iska daminaya wax aan is dhihi karo wa ku anfacayan ayn dawanayaa waa buux ADIGANA QARANOOW WAXAN KU DHIHILAHA DADKA WARERKA KA DAAAAA WAA CODSI =SI AFSOMALI LOO QOROBA MA TAQANID WAA WADA QALAD AFSOMLAIGAGA--?
hadii aan ka jawaabo suaashii aad soo waydiiseen 2.5 waxay ka timid qiyaas xisaabeed loogu talagalay in lagu qaado zakada sy soo dejiyeen salafkeena sacuudiga AH waxayna ka timi 10 u qeybi 4 waa 2.5 oo ah 10/4. SUUFI FAAIDEYSTA KANA SOO JAWAABA?
walaal suuj, waad murun jacashahay, qoll walba waat ku murmoosa. walaal in diinta la gu murmo wa laga fiican yahay. molidka waa jamaac, Imaam ul Islam (Imama Nawai, Ibn Hajr, Imam Suyti.......), kuligoot waa isku ijmaaceen inuu banaan tahay. haday ku cajibin, faraha ka qaat. zamankaan, dad farbadan ayaa dhahaan lama xusikaro nabiga SAW qaas ahaan bisha mowlidka, waxay ka soo hor jaysteen Muslimiinta o dhaan waxay isku ijmaceen.
somalida waliged is fahmimayan -hadalka nina si u yiri nina si u qaday waaye -walal mesha ma la siku hayo nabiga ma la xusikara mana la isku qabankaro tas macqulna mahan in dad muslim ah ay isku qabtan -mowduca waxa weye sidee loo xusaa nabiga oo ku haboon)ma sidi asxaabta iyo salafkii mise si kale o wayo danbe loo xusay? suasha wa tas ha lo kala dodo wixi daliilo loo hayo lakin wax an jirn yan laga murmin xuska waa wajib mana la isku qabankaro
Waa la xusi karaa Nebiga wax mashaakil ahna kuma jiraan dadka aaminsan inaan nebiga la xusi karin waa dad run ahaantii diin ahaan toosneyn, Islaamnimada iyo Wahaabinimadu way kala gedisan tahay
Laakiin qolyaha Nebiga xusa naf ahantooda waxay leeyihiin khaladaadkooda oo mararka qaar ayay nebiga gaarsiiyaan boos ka baxsan banii'aadanimada oo uusan gaariisnayn taasin waa dambi kale, marka si dhex dhexaad ah ayaa loo baahanyahay

unknownyouber 1 year ago
warniman yahow yaa balayo arkay. walalku maxuu wax iskugu qasayaa, arinta ladiidanyahay muu kajawabo, muxuu darbiyada ugu xoqonayaa. cilmi buu sheganayaa, sidii ciyalkiina wuu u hadlayaa.
MrSeattleboy 1 year ago
SUUJ jaahil aan kalimada towxiidka qorikarin ILLAAHna ka xishoonaynin nabiga csw wuxuu ku sheegay IFCAL MAASHI'TA
Nayruus10 2 years ago
war qaranow aad iyo aad ayaa u muran iyo dood jeceshahay aniga sacadaa laga bilaabo wan jojiyay wax danbe oo muran kenikara ma soo qori dono wixii i anficiwaya wan iska daminaya wax aan is dhihi karo wa ku anfacayan ayn dawanayaa waa buux ADIGANA QARANOOW WAXAN KU DHIHILAHA DADKA WARERKA KA DAAAAA WAA CODSI =SI AFSOMALI LOO QOROBA MA TAQANID WAA WADA QALAD AFSOMLAIGAGA--?
suuj77 2 years ago
suufiyadow xiwaarkeena ha noqdo mid cilmiyeeysan laab lakac madoonayo suuj77 waxba haku darsaninoo waxbaro?. suaalahan iiga soo jawaaba iyo DALIILADOODA.1. qabuuraha abudo?
2. tusbaxa dheer ood isdaba wadaan?
3. xadrada iyo cawayska?4. wasiilada?
hadii aan ka jawaabo suaashii aad soo waydiiseen 2.5 waxay ka timid qiyaas xisaabeed loogu talagalay in lagu qaado zakada sy soo dejiyeen salafkeena sacuudiga AH waxayna ka timi 10 u qeybi 4 waa 2.5 oo ah 10/4. SUUFI FAAIDEYSTA KANA SOO JAWAABA?
qaran99 2 years ago
الة اللة محمدرسؤل ا للة شيخ عبدالقادرشي للة اويس احمد ؤلىاللة)wa hal ku dhaga sufiyasha qadiriya mise ben ayan ka sameysanaya ?
(لا الة اللة محمدرسؤل ا للةعلى ؤلي اللة -فاطمة حسن -حسين)wa hal kudhaga shiicada
hadaba labada ke caqliga qadankara oo is dhihi karta xaq ayu u dhowyahay o la fadili kara kala xukun??
suuj77 2 years ago
sidas looma xusikaro iyo lama xusikaro waa kala labo ha isku qaldina in la is fahmo aya wax walba ka horeysa
1-sidas loma xuso =ki ku yirahda wayahaye side u xusa dheh maxase sideyda ku diidantahay dheh hana laga doodo taas lakiin
2=lama xusikaro nabiga ninkii yiraahda waa gaaaaaaaal cad muslina ma aahn )in laa murmona ma ahan=la socda wax kala sarana
suuj77 2 years ago
walaal suuj, waad murun jacashahay, qoll walba waat ku murmoosa. walaal in diinta la gu murmo wa laga fiican yahay. molidka waa jamaac, Imaam ul Islam (Imama Nawai, Ibn Hajr, Imam Suyti.......), kuligoot waa isku ijmaaceen inuu banaan tahay. haday ku cajibin, faraha ka qaat. zamankaan, dad farbadan ayaa dhahaan lama xusikaro nabiga SAW qaas ahaan bisha mowlidka, waxay ka soo hor jaysteen Muslimiinta o dhaan waxay isku ijmaceen.
qadiriya 2 years ago
somalida waliged is fahmimayan -hadalka nina si u yiri nina si u qaday waaye -walal mesha ma la siku hayo nabiga ma la xusikara mana la isku qabankaro tas macqulna mahan in dad muslim ah ay isku qabtan -mowduca waxa weye sidee loo xusaa nabiga oo ku haboon)ma sidi asxaabta iyo salafkii mise si kale o wayo danbe loo xusay? suasha wa tas ha lo kala dodo wixi daliilo loo hayo lakin wax an jirn yan laga murmin xuska waa wajib mana la isku qabankaro
suuj77 2 years ago
frankie 3005 xuska nabiga csw qalad kama dhasho markastood badsato ajir uun baa kuu kordhayo bal ii cadee hadaka aad tiri oo tuusaale keen?
[{mararka qaar ayay nebiga gaarsiiyaan boos ka baxsan banii'aadanimada oo uusan gaariisnayn]}
Nayruus10 3 years ago
Waa la xusi karaa Nebiga wax mashaakil ahna kuma jiraan dadka aaminsan inaan nebiga la xusi karin waa dad run ahaantii diin ahaan toosneyn, Islaamnimada iyo Wahaabinimadu way kala gedisan tahay
Laakiin qolyaha Nebiga xusa naf ahantooda waxay leeyihiin khaladaadkooda oo mararka qaar ayay nebiga gaarsiiyaan boos ka baxsan banii'aadanimada oo uusan gaariisnayn taasin waa dambi kale, marka si dhex dhexaad ah ayaa loo baahanyahay
frankie3005 3 years ago