manshallah i love ehlusunah waljameec pple qasida is good thing and only can understand those who have iman my allah guid as jidka siradul mustaqiinkaa, iam ehlu suna grl and i always be

abdirahmaan18 mida kale nin asxaabtii rasuulka scw ka mid ahaa waa tuu nabiga scw ku dul qaaday qasiido nabbi amaana markuu dhameeyayna rasuulkeena sharafta leh waa tuu abaal gud ku siiyay ee hadey bidca tahay markaas muxuu nabiga scw u dhihi waayay waxaad sheegeyso diinta kuma jirtee qur'aanka kariimkaana sheegi maaye ha u noqon? ma rasuulkeena ayaad ka cilmi badan tihiin? inaad diinta badashaan iyo doofaarnimo idinka buuxdo iney tahay waxaad umada islaamka la soo dhex galeysaan subxaanalaah.
people call me wahabi all the time , I follow the sunnah , I follow shariah and I love the Prophet(saws) , are saying I am not muslim ? sufees didnt exsist in the Prophets time , neither did shia , neither did anything call wahabiyah. Please study more , I used to follow a Qadriayah sheikh and left him because he lied.
@ducaeysane Walaal horta waa wax laga fiicanya in kelmad laga fiicanya la isku adeegsado aniga run ahaantii waxaan oran lahaa somaliyeey waxaan cilmi loo alahyn shanta hala gelinina ogaadaan sheekh hebel iyo sheekh hebel ayaa yiri alle idinku dayn maaha markii qabriga ay 2 malag nagu su,aalaan waxaan dhihi alahyn aan ku camal falno ayaan aniga soo jeedin yaan la is caayin wixii dikriya ayagay u taal waxaan dikrina waa ok
habkaan su'aal ka qabaaa .... in saxaabadii iyo imaam shaafici ay sidaa ku sallin jireen iyo inkale. waxaan ogaa ayagoo mar walba si gooni gooni ah ugu salliya ... ma wax ka duwan aa jira
abdirahman18 markuu nabbigeena suuban scw lagu soo dhaweynaayay madina waa teey dadkii muslimiinta ahaa ee rasuulka scw soo dhaweynaayay ku soo dhaweyeen digri salaan nabigeena scw maad ka cilmi badan tihiin hadeysan shey banaan ahayn markaas nabiga scw muxuu u dhihi waayay waxaad sameyneysaan ma banaana shareecada islaamka ee joojiya taas iiga soo jawaaba?

somaliqueen10 11 months ago

suufiya 2 years ago
it this burhaniyyah tariqa ?
handball150 3 years ago
No brother this is qadiriya tariqa mashallah
ducaeysane 3 years ago 3
both tariqas are bidah so it doesnt matter, isnt the Quran and sunnah enough? Allaah said it was, so why dont these people.
Randeezy72 3 years ago
plzzzz No wahabi coomments here. we know what sunna is and what quran kariim is. we dont listen what idiot wahabis say ok. NO more wahabi comments
ducaeysane 3 years ago 4
whats a wahabi? I am a muslim, I dont call myself anything other than that, please dont invest things that the Prophet didnt do.
thanks alot
Randeezy72 3 years ago
randeezy72 you want to what wahabi stands for,
wahabis are people that are against the sunnah of our rasuulalaah scw and the shari'a as allah said all muslim's should
so how can we call them muslims?
suufiya 2 years ago
people call me wahabi all the time , I follow the sunnah , I follow shariah and I love the Prophet(saws) , are saying I am not muslim ? sufees didnt exsist in the Prophets time , neither did shia , neither did anything call wahabiyah. Please study more , I used to follow a Qadriayah sheikh and left him because he lied.
Randeezy72 2 years ago
@ducaeysane Walaal horta waa wax laga fiicanya in kelmad laga fiicanya la isku adeegsado aniga run ahaantii waxaan oran lahaa somaliyeey waxaan cilmi loo alahyn shanta hala gelinina ogaadaan sheekh hebel iyo sheekh hebel ayaa yiri alle idinku dayn maaha markii qabriga ay 2 malag nagu su,aalaan waxaan dhihi alahyn aan ku camal falno ayaan aniga soo jeedin yaan la is caayin wixii dikriya ayagay u taal waxaan dikrina waa ok
bashiircali22 1 year ago
mashaAllah, beautiful!
chachaguji 3 years ago
habkaan su'aal ka qabaaa .... in saxaabadii iyo imaam shaafici ay sidaa ku sallin jireen iyo inkale. waxaan ogaa ayagoo mar walba si gooni gooni ah ugu salliya ... ma wax ka duwan aa jira
Abdirahman18 4 years ago
abdirahman18 markuu nabbigeena suuban scw lagu soo dhaweynaayay madina waa teey dadkii muslimiinta ahaa ee rasuulka scw soo dhaweynaayay ku soo dhaweyeen digri salaan nabigeena scw maad ka cilmi badan tihiin hadeysan shey banaan ahayn markaas nabiga scw muxuu u dhihi waayay waxaad sameyneysaan ma banaana shareecada islaamka ee joojiya taas iiga soo jawaaba?
suufiya 2 years ago
mashaa allah waad wanaajiseen qayr ilaahay haidin siiyo codsi noosoo badsha insha allaah
ibnulmucallim 4 years ago
Mashallah why so short habbibi
thayungsta2003 4 years ago
very good salli
ducaeysane 4 years ago
Very good somali brothers, u hve nice voices, please make more
abdi6734 4 years ago