Added: 10 months ago
From: ill3stdud3
Views: 109,527
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (49)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waxaas ayaa cod ah mashalaah .......

    

  • Walal dadka kama fanaaniin badnidiin waa la idinka badan lagumana faano fanaanka waa fanan qaran oo ummadda afka soomaliga ku hadasho ka dhaxeeya ma burco iyo hargeysa kaliya ayuu fanan u noqonayaa dadka ha ku dirin shartiisa ha dhaawacina somaliland wax la yiraahdo majiraan somaali lee ognahay

  • The best of this decade .. Long life saxiib

  • @elninoo1986

    fanaanita reer somaliland waanu ku faanaaa waayo alaahay baa hido noo siiyay faanka somalida hadaanu nahay reer somaliland hadaad dhibaato kaqabtid taa adaay kuu taal

    cabdifitaaxna wuuyaqaan gurigiisa iyo dalkiisa somaliyana maaha end of

  • MusTaqbaL Dhinaca Fanka Ah Waa LeeYahay C/fitaax

    Laakiin Maxey Kuugu Taallaa Meeshay Ku Arkaan Ba

    Burco Iyo HarGaysa Bay Kadaba Wadaan Dadkaan

    QabYaaLada Maskaxada Ka Gashey Ayaan Sii Horeysay

    Aan La Kulmayna Wuxu Igu Yiri Niyow DhogorTii Ba Igu

    DhagTey kkkkk Toosh Bay Iga Daba Wadaan Cml

    Marka Fanaanka Waxuu Rabaa Fanaan Qaran Ka

    SomaliYeed Inu Noqdee Ka Daaya 2 Da MagaaLo

    C/fiTaax Heeso Badan Bu So Saarey 3 Dii Sanee

    U Danbaysay Horey U soco Oo Qaaciga + Kabanka

  • abdifatah,,xxxxxxx quruxlow

  • YASALAAAAAAAAAAAAAAAAM,,ABDI CADE MAC,,L0L

  • aha abdi fatax yare mashalah

  • He has it all .. talent, look, stage presence, charm and msotly the voice ... God bless you

  • One of the best talented Somali young star. Mansha alah

  • cabdifatax yare is the best Young talent.. well done

    wilcoshare blog

  • cod yara inanku maxa ka siya

  • waaaaaaaaaaaaaw abdifataah ahmed waa boqorka codka ee qarbigan 21naad

  • waaw i like u fitah yare inba caadi maha i like all u song ina cabti gacaliye u voice like cumar dhuule ilheey ha u naxriisto oo jandii fardoowsa ha ka waraabiyo , any way i love u """"

  • Abdifatah My Freind keep Going........Cidana Ha u Joohin Waxad Tahay fananka Sanadka iyo sanadki tagay iyo sanadka soo socdaba waxad ka kow ka tahay dadka so qaday fanki somali ee sii dhimanayay viva avdifatah yare and viva somaliland

  • nice hees plus cod macan lkn indeer abdifatax garabadaaa iska yaree u look like akhaas like diz

  • weeeeeeeeeeeeeeey neecow jacayl iyo nafis buu dareemaa oo waa nuur calaa nuur eesh calaa fanaan abdifataax noolow wiilka sanadka Umaaaaaaaaaaaaaaaaaaac

  • n!ce song i like it ^_^

  • WOOOW cleeeeK abdifatah yare waad ka baxsatay aboooo

  • Very nice song. Wow mansha alah

  • heeesta qatar waaye lkn codka fanaanka waa lagujiraa ee dib halooo soo duubo koley fanaanka cod mcaan ku ogaa maalinti uu duubaayay heestan wuu hargabeesnaa malaha lol

  • nice

  • wooooooooooooooooow layskama hadlee hadii fanaan jiro wakaan cabdi fataax long live yaa iandero cadawuga jaban boqorka codkaa nice song  all

  • kariwaami aboowe wiilkaan waa fanaan fiican laakiin waxaa nacey cuqdada dadkiisa isolated ka dhigtey somali waa is cuntey meel walba oo joogto aduunkuna dhiniciisu ka cunaa

  • Ninkan dad badan ayaa ki xaasid ah quorum Iyo waa leeyahay

  • waar ninkan yaa lu gooyay cod iyo muuq toona malaha sxb iska naso anaa ka naxaaye. dambaska ayaad tahay sxb ii naso

  • @mrlii45 No Homoo> C/fatah is gd lking lad. dont be so nagative be supportive ur brother. by the wy Love his voice is gr8.

  • Comment removed

  • dadka lama xasdo fanaankan hesihisa all top waaye fitaax fankaada meshaas kasii wad aad ayaa u heso ficantahay fankana meshi laga gaari lahaa waaka gartay hheesahada dhaman waa sidi cumar dhuul axsan fanaan

  • shumey123...aflagaadada jooji aad qabiil dhan ku eedaynayso qabiil walba wax xun iyo wax fiicanba wey leeyihiine

  • luv u c/fatah

  • wwwwwwwww laguma cowryo ind qaali

  • WOoOoOoOoOoOoOoOoOoOoOW>>>>3

  • Waxaan okale dadka aya lagu lugooya hees lama dhihikaro xiita .bad song I have ever seen

  • wooooooooooooooow wa hees ud umacaan alfanaan abdifatah yare wa u k baxsaday heestan waa fanaan cod dahabi ah leh new tubeec

  • woooooooooooooooooooooooooowww­wwwwwwwwwwwww

  • walaahi heest iyo fanaanka ma xuma waa nin qurux badan i like this soft voice like cumar dhuule laakiin

    ninkaan waxaa waalaya qoyskiisa isaaqa ooo balwad iyo qabiil isloted ka dhigaya

    waa fanaan fiican oo da'a yar joojiya xaasidka laakiin dad waalan oo jiran buu salka ku hayaa

  • nice song and best singer abdifatah ahmed tacabir

  • @shumey123 sxb qabiil walba dad balwad leh oo qabyaalada jecel wuu leeyahay.

  • i Sign in to my Youtube account just to Dislike this song wallah. nin kan cod ma laha, heeso fican ma qaado, video, fican oo la daawan karo ma laha. laxan malaha heesahiisa

    wallahi nin kan heesihiisa ciyaal ka yar yar iyo dad ka waal waalan xataa ma dhegaysanayaan

  • bet somali singer fataax fatax tacabir long life

  • best somali singer fataax fataax fataax tacabir long life

  • Maansha Allaaaaaaaaaa Cod baa ku dhamaaday Abdifatah Waa fanaankii sanadka koobka qaaday. Goob la isu soo baxay baa loo qiray cod wanaag aanay cidi ka horayn

  • Maansha Allaaaaaaaaaa Cod baa ku dhamaaday Abdifatah Waa fanaankii sanadka koobka qaaday. Goob la isu soo baxay baa loo qiray cod wanaag aanay cidi ka horayn

  • waa nuur calaa nuur wooooooooooooooooooooooooooow.

  • OMG!! this is disaster.... the worst vedio eveeeeeeeeeeeeeeeer... I'm not hater, infact I'm a fan of Abdifatax, but I give this vedio two thumbs dwon!!!

  • It's nicely done

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more