Added: 3 years ago
From: WaayahaCusubNews
Views: 391,262
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (193)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • dont call them idiots infact u are an idiot they can wear wat ever they want and and to me i like this song dont abuse older people respect them peace

  • dislike plzzz ifen my coment

  • I thin the song is excellent, but the boys destroyed everything, they look like idiots, I mean the two unprofessional boys.

  • what a shit video!!

  • Theyy wearing the blue flag of Somalia.

    I'm proud of Waayaha Cusub

  • KOOCDA WECELADA CUSUB THE NEW BASTARDS GROUP

  • beautiful music

  • i love these song i always like to sing this song even i don't speek somali iam 8 yaers old but my mom so proud when ever she sees me sing somlia song like this one!llllllllllllllllllllllllll­lllllllllllll bbbbbbbbbbrrrrrrrrrrrrrrrrrrrr­r

  • love it so much i cant stop sining it

  • bbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbb­bbbrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrr­rrrrrrrrrraaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaavv­vvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvv­vvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvv­vvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvv­vvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvv­vvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvv­vvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvv­vvvvvvvvoooooooooooooooooooooo­oooooooooooooooooooooooooooooo­ooooooooooooooooooooooooo

  • LOOL the guy dancing at the back wearing pink from 2:56 is so funny! I watch this video just to see his dancing haha :')

  • yh...they'll do that, they'll put their guns down for a minute , listen to this song and shake hands..loooool COME ON get real, what exactly is the point to this song?..don't get me wrong here, i'm not saying that i don't like the song..but i just wanna know what difference will it make?.....

    p.s i love the song!!!

  • WHAT THE HELL ARE THE GUYS WEARING ON THEIR HEADS..LOOOOL ..

  • Das ist echte dufte Musik!

  • Ughh.. I Wish I Can Do You Guys Make-Up...and Even Direct The Music Video..

  • I love this song, these somalian girls are very beautiful. Great song keep it up!

  • LOVE YOU SHINE LOVE YOU SHIIINEEE<3 this is wonderful song<3 thanks Wayaha Cusub

  • woooow ilike it

  • LOL THEY LOOK LIKE TRANSVESTITES

  • طاعوش وش ذا الاشكال هههههههههههههههههههههه اهم شي الاصابع اللي بالبدايه فرجار

  • three idiots dislike this song!  waa kuwa nabada diidey!!

  • heestan wey iga oohisey walaahi.. waa aduun yaab leh..dad nabad diidey waa somaali.

  • i m ever supporter of falis go flis go no one can ever stop u and luv u

  • WHAT THE FUCK R U TWO IDIOTS WEARING?????

  • @sexy4eva2011

    Lmao i was just about to say that... sumthin like 2 blue turbans lol

  • @sexy4eva2011 loooooooooooooooooooooool

  • SO FUNNY HAHAH THIS SONG IS VERY FUNNY

  • i was laughing so much that i cryd of laughing hahaahahahahahahaha

  • i loveeeee this

  • they're voice is killing meeeeeeeee ilove u guyz

  • i am tired 2 wait NABAD is there some body tell me how can we find NABAD !!??

  • heestan waa hees fiican walalayal waan kahelay aniga lol codkina wa cod fiican runti lol

  • abahaa calanka modaw ku was anaga wasno calanka madow meyey calankii buluga ahaa badow yahow

  • Don't talk Abt qabil we Are All Somali we Are All like One Family

  • plsssssssss write english waayaha cusub are not only in somalia loved:DDD

  • masha.allah gabadhaha wa ka baxsadeen hesta, markey Galkacyo tageen xijab iska daye ayaga  dhan ba is qariyey alshabab cabsi ay ka qaban viva wayahacusub

  • kuwani waaye washeen sidaye uu radinayen nabad gacalanka buluga ah wa laga gudbaye ee soo raca calanka madow allshabaab

  • @garyaqanto badow yahow aan aan aqoonta laheyn ma abahaa bedili kara calanka dhiiga usoo daa datay kalab yahow calanka somaliya lama bedli karo nacas foqol nacas kalab foqal kalab

  • Can someone tell me who the hell started this qabil shit

  • the most beautiful song from waayaha cusub they are all time in dangerous and sing more and more for somalia...

  • wala eat some food

  • Move on Somali Youth and help each other and others around you. Much love and blessings to world youth.

  • Shame on you folkz!!. Mhmh. Somalia 4 ever man.

  • dhadkA CAYTAMAYO WAXA LA IDIN SHEEGAYO XAGEY INKA MARIN CUQDADA DAYA CALOOSHA ISKU FURA DAGAHA BELA WAX MAQLA

  • Nice song.

  • nice song and nice girls.

  • WHOI MA SHIT NIGGA

  • watch slow 4:10 = the cross

  • madhedhle reer badiye abaha was wth is 4.10 thrs nothing marax qowadhan waxid u ass hole daamn mother fucker

  • @mrjamac

    waaryaa injiryeey uskagga ah xidh futada uraysa, jaahilyow maadaa waxbaba garanaaya maxaa ka fakari kartaa. fucking pathetic mammal. daboole foqal daboole

  • @madheedhle, waar cayda laga fiican ee iska dhaafa

  • @marehangirl bal anigu wan shegy my own personal point of view ... mid un ba igu bilaba dee cayi somali.. dee ana wan ku bilaba

  • Waayaha cusub???

    The New Testament!!!

  • Umada soomaaliyeed waxaa loo baahan yahay in ay dhibta ka baxdo. Walaahay markaan arko dhalinyaran oo kale oo calanka soomaaliya sidaa u hagoogan meel ayaa i xanuunta waayo waxaan fahmi la nahay inaan ka gudubno odayaal aan ka fekereyn dada umadda soomaaliyeed belse ku mashquulsan sidii jeebkooda wax usoo geli lahaayeen ilaahay waxaan ka baryayaa in umadda soomaaliyeed xal iyo nabad gelyo u soo ceeliyo laakiin waxaa loo bahaan yahay inaan nabada taageerno inagoo dhan

  • I love wayaha cusub we really need them in Stockholm. Somalia haa nolato!

  • this kids are doing fine just chill and listen or doors open look around some were else no garage please. Somali for only Somalians if you not Somali you have no business to say any think this matter no insult thank you.

  • asxan madaxa iska qarsada

  • Faggy 50cent of Somalia but them girls are nice

  • @teddybrusky

    lol

  • You guys are amazing, i love her! love her new look..right on sister do your thang! you guys are what has been missing!

  • mr /miss folxuma inta noo jilcisay sxb thnkx alot

  • dadkaayago is caafiyaa Al' waaganna ha aajibiina Libagqhaha uu caayriya dhaliinyaro abbadanna An sharkooda la caarifa Caqhligaga la raaciiya Oo Lignada ha aradin Ha awrino ha xaasidin ha cayino ha xaasidin hadadana kaa badhigoo(3x) Cuqdada daayo calosha somalayay isku fura Cuqdada daayo calosha somalayay isku fura (2x)
  • Cuqdada daaf Cuqdada daaf Caloshana isku fura 'Aradanna iska iloob Amaan lada waa naga galay Harfankiyo 'Udgoon kalle Caysigiyo sharaaf ta leh Xududiyo aawooda leh Aynkada daba aan ku daray Marka horee xafis samay Adingu na xafiis dallay Nabadana aynka noqho Dadkagana ku caymiyoo Dalkagana ku camirro hadadana kaa badhigoo caysif allah na' cafiyyeey
  • Car car daramoo cimrigi somalay

    is cashaqa

    Car car daramoo cimrigi somalay

    is cashaqa(2x)

    Car car daramoo cimrigi somalay

    is cashaqa

    Car car daramoo cimrigi somalay

    is cashaqa(2x)

  • Nabad waa caajiboo carabweeyn wacanoo Khalkikiina diidaay Ruuxisa hal casiis ku siiy oo isaga caawa'io ayaa leeh Caradada daafoo xududda somalay is tashadda Caradada daafoo xududda somalay is tashadda (2x) Caradada daafoo xududda somalay is tashadda Caradada daafoo xududda somalay is tashadda (2x)
  • Comment removed

  • Lyrics: Nabad waa Cadceedoo Hadaweey tobanno Hal caad ku qharinaay Ruuxi illah calaf ku sii oo isaga caawa'io ayaa leeh Cuqdada daayo calosha somalayay isku fura Cuqdada daayo calosha somalayay isku fura (2x) Cuqdada daayo calosha somalayay isku fura Cuqdada daayo calosha somalayay isku fura (2x) isaga caawa'io ayaa leeh
  • dum song AND PEOPLE IS FAKE

  • Masha allah, great video and song. Wayaha Cusub is my favourite Somali band. You are amazing! Love you! (;

  • u are our magool ..wayaha cusub

  • uqdada daayo somalaay caloosha isku fura oo nabada ka shaqeey dowlad la aan waa dhib waa aragteyn waxa qurbaha naga heysta dal adan laheyn waa kurbo ku joog walee wadankenii meel ka fican malaha lakiin bello ayaa naloo soo diray la dhaho alashabab oo dadkii gamaha iyo lugaha ka goyey inkaar qabayaashaa ilaah hanaga qabto msulin ma ahee wadankii wey soo burbiruyeen umadinaa wey qaxiyeen inkaar ala haku rido ku xukama alshabab iyo kuwa tageeraba tuugtaas

  • Saas waaye Wayaha cusp nolada waliginba lol ?

  • wow this great calosha isu fura somaliyay

  • Somalia nabad inshallah

  • mansh'allah this is amazing, if a lot of us somalis tell our pears how important peace is every where our people reside

    it would help a lot in fact.

    i luv it

    nice song wayaha cusub

    keep the good efforts up 'til u die.

  • wayaha cusub walaahi caadi maaha they dont copy any body they ged their own songs their vidios are beter and they are wadaniyiin and iam big fun keep up the good work

  • you will be shocked with their new coming music for the 09

  • u freshy go learn english what the fuck does"ged" ment to mean. and by the way they suck! who the fuck makes a song abot allah when theye are free mixing and not covering up. and also music is haram. retards

  • fuck u man u nothing go back to school u stuipuid fool

  • you go girl thats the truth

  • i like this

    wanaagsan

    i just started learning soomaali, and it is definitely a great language

  • u right buddy is good language

  • fiican

  • wow you r writing it as you have known it for ever. Are u Somali? This song is one of my favorite songs. Luv it cause it contains such a deep n meaningful words

  • no I'm not somali, I'm just a linguist who likes learning about new languages and cultures. I stumbled on this after hearing about Tanya, a Norwegian woman who sings in Soomaali.

    nabadgelyo walaal

  • wow u are so cool.. I mean lots of people don't have that kind of respect of other cultures. What are you? yeah Tanya is a wonderful woman and I can't still believe her talent. she speaks Somali very well without accent. she speaks better Somali than lots of Somalis...

  • i'm just an American of French descent lol. My studies train me to learn languages quickly so I've been trying to figure out the grammar of Soomaali, and I learn a great deal from the Soomaali in my class. They tell me I have made incredible progress in one week of class, and have a good Soomaali accent. Pronouncing the 'x' and 'c' were a little hard to learn but by the end of summer I will have completed intermediate level. I live near a big soomaali community, so i am able to use it alot.

  • Heesaha waayaha cusub waan jeclahay BCOZ Waa Dad dhalinyara ah.

  • i love thiz song and butuceyda haha

  • iLoove Thiis Sooooonge Soo Muuch !! <3

  • whats up wit diz nikka

    he cant even sing he is like cadi, daadana kabo dhigo cadi daadana kabo dhigo looooooool carab weeyne shiiine otha then tat he is kool

  • Maan sha allaah heestu waa wadani aad ayay uwacan yihiin laakiin waxaan ku nacay heesaha waalan ee ahaa ahaa ahaaa leeyihiin by milaano love

  • timaha in color la miriyo mise markii magaalada la maaraayo la daboolo xarako meey noqotay lolz

  • nice song i luve this song nabad somalia aamiin

  • mashallah nice song love nabad song much luv and respect wayaha cusub

  • Heesta Waa Macaantahay.

  • Love the song

  • damn i'm not somalian but i love dis song and i dont understand damn.

  • now dis is kool song loooooooooove it

  • lovely song but wat the fuk happen to the gurl u look like some ghosts man i got the shock wen it cam u i love the meaning behind the song but its really strange can u jst cover ur self up man

  • beautiful song

  • xijaabkii madaxa gabdhahii weysoo iloobeen wiilashii ayaa usoo qaatay.looooooooooooool

  • heestan waa hees ad iyo an u fiican wexena u fiicantahay dadka is dagalayo by lol by

  • @mocow72 sxvb waxad kamid tahay dadka heestu kusocoto ayaan dilaa waraa maxaad xijaabkooda ufiirineysaa aderr cuqdada iska dhaaf meeshaan in laheesaa waad arkeysaaye

  • Beautiful voice (both) and strong message!

    I like it very much. Thank you!

  • WOOOOOOOOW HEESTA WAA BEELO

  • waaaaw waad ka baxsateen heestan cadi mahan CARCARTA REEBO CIMRIGIN ISCASHAQA SOMALAY WOOW SOMAALIYEY WAX MAQLA OO WAAYAHA CUSUB DHAGEYSTA II BASHAALAHA W.C

  • Nabad ,,,Nabad ,,, Nabad ,,, Nabab ,,,,,

    Somaalaaay nabad ,,, Alloow Nabad. Hees Macaan Ilike It.

  • The second giirl cudnt even lip sync propaly for d vid no offence

    the first giirl does it properly

    even though i knw they sang the song

    overall love it

    xx

  • Comment removed

  • the best song wayaha cusub

  • Look at the birds.......

    they've done Michael jackson

  • omg i luv this song

    somalia 4ever

  • im not somalian but this song is so nice

  • wat are u?

  • omg i love is song,,its the best,,i love my ppl but they need to stop fighting with each other and start working together,,,one love

  • Like it =D

  • this are a school age teens and i think wat they are lucking most is education, to me they might be a bunch of a sembled ilitrates and mira chewers bt the massage is good though some of the morayaans use this song us a way of motivations to continue the fight especially when are killing inocent pple. i wander how the late bare was able to gorvern the somalis, this are very difficult. they always want to remain war weary and stateless

  • oh my god that hand is ugly, i wonder whose hand its one of the members or a random one ..... lol

  • somalia udiid ceeb stop bashing echother

  • to abdi diini

  • im somalian and the song is not that bad but what kind of fucked up video is this these manhores think they can dance and even worse they think they look nice and those bastards need to get rid of those fucked up eskimo hats umm kay

  • Unouloveme. u sound so ignorant. just reading what u wrote makes me sick. u don fucking noe how 2 write. u start with u being Somali n then end ur statement with a voice of rudness. is it ur ability of English or it is just ur brain. sxb I don fucking understand why Some Somalis speak out of their ass. shitt man no wonder why we been begging food from other countries for yrs. if u don have anything good to say it is always better to keep ur mouth shuttt. ur Muslim so be nice n kind man. lol

  • u retared fuck STOP the HATE

    cuz ppl love dis video n it has a meaning

    to it unlike ur life i suggest u get one

  • ceelgaabo dhibmalahan aniga xitaa qurbo waa nacay lakin dhibmalahan wax walbo ok ayee iska noqonaayaan

  • Ilaahoo somalia nabad ka dhig bcz qor bo waa nacay ufffffff! xitaa wadan walba waxuu na leeyahay "wadankiina gubteen keena ma gupeesiin" anaga dhalin nasiip xun aa nahay!

  • inaa lilaah naa isku xishow waxaad niman ku dhax jirto maxey

  • caloosha isku fura walaalayaal

  • nicole what language do u speak?

  • I want to learn this language wallah, beautiful language!

  • i love somaila.

  • nice song god help somalia.

  • Nabad Waa Cajiiboo Caraf Weeye wacanoo aan Cidina diidine, Wixisahal caziz ku siino Isaga Cawa iyo Ayaanleh - Carrada dhaafoo cududa Somalaay Iskaashada-Iskaashada

    One Love WC Waayaha Cusub

  • i love waayaha cusub, keep up the good work, i love you falis.

  • cusub keeppppppppp it up

  • oke okei- nice song, but ur makeup is off

  • waayaha cusub keep it going

  • gacalkyo boi aniga ku haye maxaa ka rabtaaaaaaaaaaaaaaa hada swenden ayeey joooooogatey looooooool

  • viva waayaha cusub gaar ahaan falis i love u

  • gabdha cayilan ana waanka helay xageen ka helaa ama kala xariiiraa waa qof shidan ooo sooo jiidasho leh

  • lol galkacyo boy heesta ka hadal nooh haku mashquuline qofta reer mudug wareersan iga dheh

  • aniga gabadha hilboon ayaa jelcaaday sxbyaalow ii raadiya

  • kkkk-sorry but hiboon maxaa kawada??

  • fuck the haters viva somaliland

  • somalilang huuuh.. war aamuu afka lagu goo xili soomalilang laga hadlo ma ahae ee hesta bal fahan qurun baatihiin

  • hey duqda ama islaanta ama habarta, maxaad u xanuusataan markaad somaliland maqashaan horta waa bay idiin caawisaa oo qaxootigiinii oo dhan baa somaliland ka buuxa naftiina ayad kula soo cararteen si dalkan somaliland ee nabadda ku nool aad kula noolaataan midda kale islaantaay hayska soo dhex galin sheekada dhexda ayaad kaga soo dhacdee, comments wada akhri markaasaad fahmi doontaa hadalkayga waa mar labaad vuva SOMALILAND

  • @buraowe999 ....war ni yahoo cidna ma xanuunsato maxaa laga xanuunsan .maxaa haysataan midakale cawintaa sheegaysid waa maxay yaab !! idinkaa baa yarabi tagan ! war heedhe coments iyo waxba eegid uma baahna hadana waxa ku murano mayaalaan meesha ,,maxaa yeely hadal waxba kuma badalmaan marka nin baa ilahay kaa dhigee doqoniinada iskadaa oo kastuumoland taan madaxa kaaga dhagan iska fuji soomali wayn baa nah nay ..

  • duqda... aniga oo indhahaaga cirka tuso maahaane hadalka iga dayn maysid ,waad iska fahmaysaa hadalkayga ileen duq baa tahaye waxan uga jeedo macnaha looooool,kasmuumada aad sheegaysay ee aad duqda ahaan aad xidhantahay waa kalar keee (COLOR) ma blue or white personal message iigu soo dir hahahaha

  • buraowe999:

    caadi iska dhig man yaa kula hesto adiga hadal jeclida tan kale adiga a ataqanid somaliland aa shegeysid ee ha igu mashquulin

  • wow dat's awesome honey

  • Wow I like this song, look at our nice gilrs how they manage to make a nice song like this.

    LONG LIVE SOMALIA SOMEDAY OUR COUNTRY WILL COME ME BACK TO THE FACE OF THE WORLD AND BRING THOSE SHINING DAYS BACK

  • waayaha cusub waa dhalinyaro kashaqeeyso nabada somaliyeed

  • hahahahahahahhaha asal iga dheh hesahan soo baxay sanadka cusub 2008

  • walee dadka cuqdada heyso waa dadka dowlad ana jirin qalbiga gishtay anyway SOMALIWEYN ALLAHA NABAD SIIYO AMIIIN

  • dulufeey haysku kaaya dhajinina idiin dooni maynee waa maxay khasabka aad wadaan midda kale nabad gelyo inaad ku nolataan waa idiin ku ducynaya waayo dad beri beryaha ka mid aanu isku dal ahayn baatihiin laakin imika maya we are somalilanders FUCK somaliweyn cuqdaduna idinka ayey idiin haysaa haka maseerina horu marka aanu gaadhnay idinku dib baad u socotan ilaa imika dagalo ayaa idinka socda iyado taasina jirta ayaad weliba xabashi u yeedhaten iga rali ahow haddi runta laga cadhoodo dulufeey

  • u guys are good n mashallah great songs :)

    <3 bahja

  • I like the video, but what's up about the marada that the guys put in their head...? it's so ugly, but the girls were so hot

    Forza my Somalia

  • hai  hello waaa walan tihiin dhamaantiin

  • yep yep yep this is totally new

    do ur thing

    ps livin to see one somalia

  • waa runtaa fanaxeey horta cidina nabad diidi mayso laakiin alhamdu lilaah waanu haysanaa taas haddaanu nahay SOMALILAND,somalida isku dilaysa muqdisho iyo baladweyna ilaahay nabad ha siiyo waanaan u ducaynayaa anigu shakhsiyad ahaaneed waanaan ka damqadaa markaa aan maqlo ama daawado nin somali ah ayaa dhintay ama qarax baa meel ka dhacay oo maato badan iyo hooyooyin badan baa ku goblamay kow dheh, cuqdadna nama hayso ee cidda cuqdaddu hayso waa lagaranayaa fanaxeeeeeey

  • Great Work Guys

  • falis diriroo dagaalamana adiga laag haya ,,,hadana hees kale ,,,ma laguu hanjabay sidaan wax badane  yabeee ? falis cod macan

  • hey falis sister u loog ugly on dat dress u so skiny u need to eat babe

  • CADE

  • love this song it's good cuqdada daayoo soomalay caloosha iskufura for real!

  • lol laasacoodgirl maya ma anan xifdinin Sis... anigoo dawanaaYo ayaan Qoray

  • thats what i was thing waalahii the some like him too but alitle bit he does

  • that is true but can i ask u guys something? do u guys thing sheena is geeting fat don,t get me worng i like him but i thing he is getting fat someone answer me

  • LOL abaadira, i was thinking that..he seems to have been eating..he looks more plumber.

  • i knew there was something different with the guy, and he is getting xabeeb now lol

  • nice sing

    lolz lakin HOYOSAAFI inadeero heesta maa xafiidaya cadii matihidi walaahai inadero

  • ahaa ahaa.... cuqdada dhaaaf cuqdada daaa calooshana iskufura. carada na iska ilaw! camalada wanaaga leh carfoonkiyo udgoonka leh cisada iyo sharafta leh cududa iyo awooda leh ceenkeedaba aan ku bareee. Marka hore cafis sameey adiguna cafis dalab,nabadana ceeenkey Noqon. dadkaagana ku ceemiyoo dalkaagana ku camiro. cada dadan kaba dhigo casiis alaa na cafiyee dadkaayagow iscafiya!

  • nabad waaa carada oo.... farxad lagu dul ceeshooo..... aaan cidi ka caageen Ruuxii ilaah camal ku siiyooo isagaaa cawa iyo ayaanleh....

    Car carta reeeboo.. cimrigiin somalaay is caashaqa is caashqa

    Car carta reeeboo.. cimrigiin somalaay is caashaqa is caashqa

    Car carta reeeboo.. cimrigiin somalaay is caashaqa is caashqa

  • nabad waa cajiiboo calaf weeye wacanoo aan cidina diideen ruuxii sahal casiis usiiyoo isagaaa cawo iyo ayaanleh. Carada dhaafooo Cududa soomalay isgashada!! Carada dhaafooo Cududa soomalay isgashada!! Carada dhaafooo Cududa soomalay isgashada!! Carada dhaafooo Cududa soomalay isgashada!! Carada dhaafooo Cududa soomalay isgashada!! Carada dhaafooo Cududa soomalay isgashada!! Carada dhaafooo Cududa soomalay isgashada!!

  • cuqdada daayooo soomalay calooosha iskufura!!

    cuqdada daayooo soomalay calooosha iskufura!!

    cuqdada daayooo soomalay calooosha iskufura!!

    cuqdada daayooo soomalay calooosha iskufura!!

    cuqdada daayooo soomalay calooosha iskufura!!

    cuqdada daayooo soomalay calooosha iskufura

    cuqdada daayooo soomalay calooosha iskufura

    cuqdada daayooo soomalay calooosha iskufura

  • nabad waaaa Cad ceeedoo cadow iyo tobanoo aan caadku qarineyn ruuxiii calaf usiiyoo.. isagaa cawo iyo ayaanleh.

  • waayaha cusub ha noo laadaan!... waxa tihiin cod keena calanka saas u huwanaada waligiin masha allah... dhalinyaradana iyo duqowdaba in dhaha u fura..(cuqdada daayo somaliyeey is caashaqa) wa ka baxsateen aqyaarta..