hooyadiin ayaa lakufsasday dadkan ku leh heestii waaala kufsaday heesta hooyadiin maa sii say saxrdiid heesaha dhan waxay ka dhaxeeyaan fanaanada oo dhan ee saxardiid ma lehee isaga xataa dad unbaa usoo dhiibaya isagu meeel kama keenine ee mar danbe labada fanaan ee cod quruxda badan afkiina dhee kasii jeediya ee uraya
nimco and abdi nuur ilaahay ha idin daayo cod quruxbadan ayaad leedihiin
war waa warey heesti saxardiid maxamed saxardiid ( sms) waa maxey nin kan iyo naagtan kufsadey horey waxaa u jiray budhcad badeed imikana waxaa soo baxey budhcad faneed
bal eeg heesti Fanaanka da'da yar ee saxardiid sida lo bahdiley haddii ay saani copy uga dhigaan ma dideen ee naxwihii ereyada ayey lumiyeen hadabaa aniga oo taa aad uga xun ayaan waxaan so ban dhigayaa heesti "Lugooyo lilaahi ban ku ahaayo"oo qoral ah oo dhameystiran saxardiid sidaa uu qado hestan oo ereyadii o dhameys ah
kkkkk dadkan dhahaaya heestu waa copy oo saxardiid ayaa horay u qaaday beenta dadka ka daaya isaga ayaa copy ku sameeyay come on nimco and a/nuur ur song is beautifull ur vioce is amazing i loved ur performance n keep it up
hala qabto tuugtan fadhataystey heestii fanaanka da'da yar ee saxardiid maxamed saxardiid( sms) heestiisi lugooyo taaba waxaa ka sii daran heestii ereyadaydii wax ayey ka badaleen waa ayaan daro qof heestii inta laga daba qaato hadana wax ka badal lagu sameeyo waa mid dhibteeda leh waxaan odhani karaa waa budhcad faneeed hada soo caan baxey oo fankii oo hade somaliland yimadeen ma waxey ka dhex bilaaben heesihii fananka hada aadka lo jecelyahey ee saxardiid si ay u iibsamaan kkk alla karim
Heestan ay qaadayaan labada fanaan ee aan dhihi karo waa xidigaha Jigjiga aad ayay u maraysaa waa hees huwan dareen labo qof oo jecel dhab ah ka dhexeeyo walee dalkii ayuu jeceyl yaala mise waxbaa is badalay??
heesta dhan inta ugu danbeeso aan ku hesta
runsheegto10 1 month ago
waa heestii ugu macnaha yareyd ee aan abid maqlo soomaalida abwaanadii xigmada lahaa waa ka dhamaadeen waxaa soo haray ilka jiir oo miiran
oliyo 3 months ago
wow sestanu aad ayay u macaantahay
DisasterRunway00 4 months ago
waa hees aad u macan o aniga iga hadlayso
klavi1991 6 months ago
ninka aboor1 wata ayaan ka wadaa
raalliyo 9 months ago
war dadkaan yaa qabiilka nagu baray, LILAAHI BARI BAA LOOGA HADLAA KULAHAA
wax waalan badanaa, ninka baoor wata isagaaba afsoomaaliga barashadiisa u baahan
raalliyo 9 months ago
ODAYGAN IYO ISLAANTANI AAD AYEY U COD MACAANYIHIIN .NICE ONE
HADLIYEH 11 months ago
dis is de best song
leeyodeeq 1 year ago
hoyadaa qabyaayada kawas
runshege111 1 year ago
heesta ayaga maa iskale dee mise saxardiid??? WTF Copy.com :O
Qanciya1900 1 year ago
ooooh i love this song..
lama amano camal wanagsan qof aan lahaynbaa,
lagama boodo axdi dhab ah,
lama ilaabo walalnimo,
lama xujeeyo qof ku jecel..lagama maarmo barashadii macaaneed.
Superqalanjo1 1 year ago
wooooooooow nice song wlhi cadi ma aha no more qiyao boy/grl
lacala86 1 year ago
nice walee
mashaa allah fananinta soo socda ayaba kuwii hore ka daran kkkkkkkkk
safiya513 1 year ago
heestan wa ooya marka maqlo walahi ty u
jesto12 1 year ago
ahay iyo ahay??? waxaan la yaabaa kolkaan arko dadkaygga soomaali-galbeed oo isu haysta sidii wallaaladaydii ku noolaa jamhuuriyaddii soomaaliyeed. kuwaasoo eersadday xummaha qabyaallada. fadlan hadaanu nahay dhalinta dhulka u dhalatay haanu ku dadaalno sidaanu qoomiyadaha kale ugga dhacsan-lahayn deegaanadeena?? hadii kale waxaanu mudan doonaa sidii inooga dhacday dhulkeenii kala ahaa diri-daba iyo herar, soomaali-galbeed guul, guul
abroone50 1 year ago
lilaah
fierceglen 1 year ago
Heestaaaaaan hees qaldan yaa yiri qof qof lilaahi how noqdo xaraaaaaaaaaaaam.
GabarPuntland1991 1 year ago
@GabarPuntland1991 . puntland ayaa sheeganaysaa,,,lilaahi mataqaan,,,
DAACAD,, WEEYE/
aboor1 1 year ago
@aboor1
ABOOR CAFWAN BRO WAA IGA QOSLISAY ?
REER PUNTLAND GALO MIYA AAN KA BAXEE LOL
Yacni qof bila aadama la aamino baan ka wada yeaaaaaaaaaaaa
GabarPuntland1991 1 year ago
@GabarPuntland1991 LILAAHI. GAALNIMO LAGAMA HADLIN
LILAAHI,,,, SOMALIGA INAAD KUNOQTO WEEYE, LUUQAADAA BARI YAA LOOGA HADLAA, FORGT IF U RE REER MUDUG
aboor1 1 year ago
@aboor1 lol
Gaalkacyoman 11 months ago
@aboor1 gabarpuntlaand , aad wada hadalo. send me massege,,,,,,,
aboor1 11 months ago
nice song wan ka helay heesta wad ku mahsantiin dhaman dadka ka qayb qatay
SuperShaca 1 year ago
oooooh i love this song
Luuley100 1 year ago
hooyadiin ayaa lakufsasday dadkan ku leh heestii waaala kufsaday heesta hooyadiin maa sii say saxrdiid heesaha dhan waxay ka dhaxeeyaan fanaanada oo dhan ee saxardiid ma lehee isaga xataa dad unbaa usoo dhiibaya isagu meeel kama keenine ee mar danbe labada fanaan ee cod quruxda badan afkiina dhee kasii jeediya ee uraya
nimco and abdi nuur ilaahay ha idin daayo cod quruxbadan ayaad leedihiin
drogba18196 1 year ago
This has been flagged as spam show
war waa warey heesti saxardiid maxamed saxardiid ( sms) waa maxey nin kan iyo naagtan kufsadey horey waxaa u jiray budhcad badeed imikana waxaa soo baxey budhcad faneed
bal eeg heesti Fanaanka da'da yar ee saxardiid sida lo bahdiley haddii ay saani copy uga dhigaan ma dideen ee naxwihii ereyada ayey lumiyeen hadabaa aniga oo taa aad uga xun ayaan waxaan so ban dhigayaa heesti "Lugooyo lilaahi ban ku ahaayo"oo qoral ah oo dhameystiran saxardiid sidaa uu qado hestan oo ereyadii o dhameys ah
cadnaanehel 1 year ago
This has been flagged as spam show
EREYADA HEESTA OO Qoraal Ah page 1
1-Lilaahi Baan ku Ahaayo Lilaahi imaad noqon adi (2 )
2-laba ruxo is jecelo laysku xantaan aheyne (2)
3-libaan male Aaduunyadu Lakiin kama filaneyn (2)
4-laxawga cashaqa kama ladnaani laabtan kugu hayaa waliye (2)
5-lama amanin ereryadadii waxaa la oyaayaa aaa aaa (2)
6-lagama marmo walaalnimo(2)
6-lama xujeeyo qufku jecel(2)
2-lama ilaawo barashaadi macaaneyd(2)
Page kii kowaad weyaan la soco ka labaad
cadnaanehel 1 year ago
This has been flagged as spam show
HEESTA EREYADA LUGOOYO saxardiid sms page 2
8-muddo lolan badanbaa lilaasimay
9-lamaano is rabo lagu hirtaan Aheyne
10-igadaa lugooyada la'aanta ma ladayee
11-laxawga cashaqa kama ladnaanine laabtan kugu hayaa waliye
12-lama amanin ereyadaa waxaan la oyaaya aaa aaa
13-lama xumeeyo walaalnimo
14-lama xujeeyo qofku jecel
15-lama ilaawo barashaadii macaaaneyd DHAMAAD heesti lugooyo saxardiid Max'ed saxardiid ( sms)
cadnaanehel 4 dagen geleden
cadnaanehel 1 year ago
war waa warey heesti saxardiid maxamed saxardiid ( sms) waa maxey nin kan iyo naagtan kufsadey horey waxaa u jiray budhcad badeed imikana waxaa soo baxey budhcad faneed war wiilka da'da yar ee saxardiid heestiisi lilaahi/lugooyo kuwan ku xarey waa maxey adeer saxardiid haddi aad xiseysaan hargeisa ugu tagaa waa fananka loo kaco somaliland viva saxardiid dadka kugu daba lumayaa hog hoose ha ku dhacaan
cadnaanehel 1 year ago
@cadnaanehel lol war heeedhe hadii aan ku akanu hes kaliya waa ilahey mahadiis ayan guuryahii iyo beerahii dadka aya laiska billiqeystaa .. marka. hees wax maha
honestdude2 1 year ago
heeso badan ayaa fanaaniin kala gadisan qaadaan. gabadha iyo wiilka hadaynaad codka u quudhayn daaca qudhunka kala sii jeedsada.
higemila 1 year ago
Tuug weeyaa kuwani waxad leedhihin soo sara waxan nin ba iska lahe hadi kii oo jooga ayay qadayaan na indho adagaa kkkkkkk
wale kuwan oo kale ma arag.......
saxardiid baa iska leh suuqa ka doonto waxad leedin wa la soo saray tane yakh ....shame on u
slandgirl 1 year ago
oooohhhhhhhhhhhhh the girl is good sings and boy
TheJetli04 1 year ago
kkkkk dadkan dhahaaya heestu waa copy oo saxardiid ayaa horay u qaaday beenta dadka ka daaya isaga ayaa copy ku sameeyay come on nimco and a/nuur ur song is beautifull ur vioce is amazing i loved ur performance n keep it up
kingstifler 1 year ago
heestii way kufsadeen saxardiid nooh damn
zeki11 1 year ago
omg wlh waa kacsantihiin copy caadi baad u keenteen heestii wadba qurxiseen thankz guys aniga wanba idinla dhacay mansha alaah ,hadhageysanina haters
somaliqueen10 1 year ago
wooooooooooooow what anice song
somaliqueen10 1 year ago
waad salaamantidii dhamaantii waxaan idiin kacodsanayaa cidii garaneyso fanaanka reer jijgo ee magaxcesaa ladhohoo abdixakiin mayaal ha isoo diroo warkiisaa tellkega waa 5857139327 magacega waa jibriil geedgale
jabra100 1 year ago
waad jirtaana halkaas kawada laba diinuba
dhaadeey1 1 year ago
labo ruuxo is jeceylo laysu xaantan ahayn/.Lamaa nahaa kalgacalko isu ladhaan ayan nahey
nasri19811 1 year ago
Codkiinu ma xuma lakiin heestan maxamed saxardiid baa iska leh ee waxay tuugaysnimdu
dadka kuwii an garanaynoow heestan uyagu malaha dhaadhaamiin
maxamed saxardiid noolow isaga qaaday cod buu leeyaahy
Labada loox hadoontan wax kale
slandgirl 1 year ago
Dhaafa gabadhaan iyo wiilkan heesta way gateen!! qaraarka dadkiinan caloolaha waaweyn waad ka qaraarsantihiin. luuqada soomaliga is poor kalmad kaliyaa boqol jeer isticmaaleysaa, viva fanaaniintaan anaaba soo gadanaya cdgooda noolaada!!!Viva fanaaniinta dhalinyaradaa ut med alla gamlingar!!!!!!!!!!!!
FADUMO954367 1 year ago
Me and my girlfriend always join but people haters on Us
abdullahio1 1 year ago
this is the best song so far i like
abdullahio1 1 year ago
wowwo cadi ma ahan heesta wan ka helaya
assid910608 1 year ago
codkiinu ma xuma xaga heesahaan waacaadi anaa iniga caawini waxaa la iyidhaa abwaan xaq udirir waxaad igala soo xidhiidhaan 0041789214366
100xaqudirir 1 year ago
@100xaqudirir abwanow amaad umada god ku ridaa he k k k
MrDuceeysane 1 year ago
ma fiicbo sida ay u heesayaan
maliska yeera lee
qod iyo qaab mala qabo
fahmo1020 1 year ago
Alla kuwanaaba u daran tuuug sacto weeyan cago ayay leeyihiinba kkkkkkkk
iskadaya tuugaysnimada heesta dee waa la qaaday waxay xadistu kkk
isku xishooda tuuug tuuug
tuuug tuuuug tuuuug tuuuug
waa wayn baaad tihiiin hush hush
qada wax aad ledihiin
isqor bilaa qalin kkkkkkkkk
slandgirl 1 year ago
greatmashallh
fuziyamoham43 1 year ago
lilaahi baan kuu ahaayoo waa ka jeecayl dhabtaha
zakdjibouti 2 years ago
sorry oo sorry uma qalantaan caashaqa waxaad tihiin boobayaal ama tuug waxaanad fadhataysataan heesaha dadka waxaan idinku waaninanayaa ka foojignaada tuugnimada caynkaasa hadii kale jigjiga waa laydinkasoo dhex qaban tuug ilaa tuug
Nancy524180 2 years ago
hala qabto tuugtan fadhataystey heestii fanaanka da'da yar ee saxardiid maxamed saxardiid( sms) heestiisi lugooyo taaba waxaa ka sii daran heestii ereyadaydii wax ayey ka badaleen waa ayaan daro qof heestii inta laga daba qaato hadana wax ka badal lagu sameeyo waa mid dhibteeda leh waxaan odhani karaa waa budhcad faneeed hada soo caan baxey oo fankii oo hade somaliland yimadeen ma waxey ka dhex bilaaben heesihii fananka hada aadka lo jecelyahey ee saxardiid si ay u iibsamaan kkk alla karim
cadnaanehel 2 years ago
MULKI UK necbiyaa naag calaa caleeso ciil baa naftu iiga baxdaa jecliyaa nin ooynaayo laakiin heestaan ima qancin maadaama ay calaacaleyso qoftaan
ciiloow12 2 years ago
very interesting
faisalziyad 2 years ago
doesnt the guy look like jazz from the fresh prince of bel air when his wearing the black suit lagamo garto i thought i was him 2 start wiv
foreignasset 2 years ago
100jire sxb saxardiid waxuu qaadi jiray ma ahayn hees hal beed ayuunbuu inoo kala jiidjiidi jiray laban fanaan runtii waxay inoo qaadayaan hees micno samaynasa oo cod macaan lagu ladhay uhanbalyee hakala bakhaylin waxaan leeyahay viva fanaaniinta reer jigjiga
laboole47 2 years ago
runtii waxaam la yaabay waxaan maqli jiray hees qof kale lee yahay oo qofkale qaado laakiin wali maan maqal hees jirta oo inta la badalay hadaba indho adkaantooda qaadaya oo meel isla soo tagay walahi waa cajiib heestan waa hees jirta waxaana qaada saxardiid, ninka badalay heestan waxaan odhan lahaa wax aad leedahay samee intaad hesaha kufsanaysid xitaa sidaad u badashay ma aha heestu markaa sxb ayaan fankeena lagu ciyaarin
100jire 2 years ago
heestani inaba caadi maaha
ksk4ever1 2 years ago
mashallah what a song i love it i just found this video yesterday and i listen it like 20 times already nimco xasan and xaaji kaash waaaw
fardosa2007 2 years ago
waaaaaaaaaaaaaw nimco
idilburco 2 years ago
Heestan ay qaadayaan labada fanaan ee aan dhihi karo waa xidigaha Jigjiga aad ayay u maraysaa waa hees huwan dareen labo qof oo jecel dhab ah ka dhexeeyo walee dalkii ayuu jeceyl yaala mise waxbaa is badalay??
qaranradiye 2 years ago
Nimco Xasan iyo Xaaji Kaash Waa Labada Fanaan Ee Reer Jigjiga Ugu Cod Wanaagsan Dhankasta Ka Fiican Dhinac Action iyo Dhanac Codba
JigJigaBoy 2 years ago 2