Khalad baa loo siiyay Soomaliya xornimada. Dad jaahiliin ah oo shalayto qaawanaa baa xornimaaa la iska siiyay. Addunku 60 kii bay ahayd inay ku daraan Ethiopia. Kabo ma samaysan karaan wax kale iska daa. Walaahi laba walaalo haday guri ku wada jiraan way is dilayaaan Soomalida. Xeryahii qaxootiga ee Yurub baa laga yaabay. Maalin walbaa labaa is dakhartaa oo dhiiga daadanayaa. Soomaliya hadaad tagto, way adag tahay inaad hooyato adigoon arag laba dhagax isla dhacayaa markay waayeen wax kale.
Isma xukumi karan Soomalida> Nacaybkii baa batay batay. Xal ma keeno karo ninkani. Nin kale oo keeni karaana ma jirto. Mida kale, nimankan la leeyahay caruur baa tagtay baan ka yaabay. Waa 20 jiro iyo wax ka wayn. Miyaa la maskax maydhay wiilasha cadaanka ee 18 jirka ,US Army gala.? Waa mayaaa. Wiilshan MN iyaga doontay Soomaliya. Maxaa loo eedaynayaa Masaajidada.? "Freedom of choice'' baa jiraa Amerika , nin waliba meeshuu rabo isaga tagaaa..Ya maskax maydhay" drug dealers" ka ka buuxaa MN?
Isma xukumi karaan Soomalida> Nacaybkii baa batay batay batay. Xal ma keeno karo ninkani. Nin kale oo keeni karaana ma jirto. Mida kale, ninmankan la leeyahay caruur baa tagtay baan ka yaabay.. Waa 20 jiro iyo wax ka wayn.. Amerika 18 yrs old baa ciidanka lagu galaa. Miyaa la maskax maydhay .? Waa mayaaa. Maxaa loo eedaynayaa Masaajidada.? "Freedom of choice'' baa jiraa Amerika , nin waliba meeshuu rabo isaga tagaaa.. yaa maskax maydhay" drug dealers" ka ka buuxaa MN?
Abdulaaahi Yusuf was Kafir, and still a Kafir. I dont support this man, but i tell you what the biggest crimanal that Somali ppl have ever experienced was Yusuf ..
Allah knows whats better for Somalia and insha-Allah one day we will get there....Somalia kaweyne wax lacak lasiisto hypocrite..hypocrite..hypocrite..hypocrite...hypocrite...hypocrite..hypocrite.hypocrite
This is why were are still fighting, yesterday, he was one of the shabab and calling Abdilallah yusuf as Kafir and 2day he is trying to sell himself to us.Al shabab and the gvmt are fake, they both want brain wash our ppl. As long as we let them lead us we will never get peace in somalia. Somali president will never allowed ETHIOPIAN troops in our homeland. I can't believe how he lied to all those ppl there. The boys went to Somalia when he was the leader of alshabab and plus his 2years are up.
Daalim Alle ku kufriyay Somalaay yaan qalad la ii fahmin aniga runtaan sheegaa ninkaan hadii aw alle ku xiranya aaway shareecada aw sheegaa mise shareecada ayay ku jirtaa in gaalo la kaalmaysto iyaduu lagu laynaa shacab islaam ah dalim waaye Munaafiq waaye Alle ayaa ceebeeyey aduun iyo aakhiro
All ya haters man stop hating . . shiekh shariif shiekh Ahmed is the best president we eva had . . !! this is opportunity help instead of hurting . . !!!!
D11NA sharifka waxa u dhiman sanad, wuxuna ku danbeen sidi cabdulahi yusuf, marka qofki ku tagersan qabiil i dont know wuxu sameen doono sanad ka dib ee intey gor gor tahay ILLAHEY u toobad keena xaqana raaca hana ku dayanina dadkan leh .. yes we can... sidi gaalki obama oo kale ALLAHU AKBAR ... alshabab guuleysta
calimudug magaceyga waa AnasAlsomal... anas wuxu aha asxaabi weyn alsomal na waa somali oo af carabi ah afkii aduunka ugu kheyrka badna... muslimkana waa iney argagix galiyan galada ku soo dushay dalkooda.. lakiin adiga waxa ka maqan in malaik garbahada saran yihiin markaad dadka cayneysid. hana difacin qof munafaq ah. sharif axmed wuxu yahay umada waa loo cadeynaya si aynan ugu kadsamin lakiin adiga inan ku caayo ma aha ileen kuma aqaano computerka gadashisa ayad fadhida
war iga tag irhaabiyahaw ha i duufsane uff irhaabi diinta been haka sheegin diintu sidaas maahane..haa Anas asxaabi wuu ahaa..yaa kaala dooday tas
..xerow waxad tahay ka ajarsanaya luqada carabiga
waxa ku soo haray waxa aad mujaahidiinta ku sheegaysid anigu uma aqaan mujaahidiin ee waxaan u aqaan mujrimiin maato laysyo ah oo dhiiga muslimiinta banaystay kuna farxasha har iyo habeen
oo umulo dooxyo ah hooyooyinkii dhalay ayaa ka nasa l'a..
wakugu raacsanahey walaal. Dadkaan Islamka isku sheegaya ilahey hanaga qabto waa qoom butcad ah oo ku qaraabto diinta islamka. Halkee aduunka lagu arkey dad dhiig islam galaya islamna isku sheegaya???? Wacadale waa MUJURIMIIN, iska daa'e dhiig islan, mid gaalo xataa magalikartid gardaro ahaan. Marka all I will say is YES WE CAN! STOP The MUJRAMIIn Alshabdhuuso =)
sharif waa munafaq weyn xita galadi wey ka reebeen magacisa sheikh oo waxey ugu yeeran sharif ahmed sidi u munafaq u noqday... sanad ayana u dhiman wuxu ku danbeynaya meeshi cabdulahi yusuf iyo meel ka daran somaliyana wey ugu dhamatay. VIVA ALSHABAB
D11NA dadki waygi siyad bare dilayay culumada u sacbinayay iyo dadka hada sharifka u sacbinaya oo leh masjidka daroogo aya lagu gada waa isku mid ee ILLAHEY u toobad kena, shareecadana tageera dalkana galada ka saara , alshabab meelaha ay xukuman waa nabad iyo barwaaqo VIVA alshabab
anti qabiil << adiga cudur sh shariif aa ku haayo nin yahow maseer ma ka haayo sh shariif haduu madaxweyne Noqday:d:d anti qabiil << waan ku dareemi karaa in aadan dowlad rabin
shariif waxaan weydiinayaa waxa uu yiri waxay wataan nimanka naga soo horjeeda ajaanib rabta in ay dadka qabsato , marka gaaladaan cadowga ah ee madmadow ee shacabkii laayay oo baabah ka dhigay ayagu maxay yihiin bal shariifow , shalay waxaad lahayd wa acadow maantana waa sxb , ninkii aad kitaabka isla difaaceyseen shalay waxaad leedahay diin ma wado marka shariif diinta aad wadi mxay tahay ma in hablaha gaalada la salaamaa , ma in maraykan loo mahad celiyaa , wallee yeey adaa ka daran.
Sii fiican uu hadlay. IIaahayoow gar dheereyaasha naga celi!
smokecityable 6 months ago
kkkkkkk dadku ma dhadhaab ayaa laga so xambaaray wa jiridii reer xamaarka kkkk wale in annaay reer xamar dhaqan lahen
SuperBrowniee 6 months ago
Khalad baa loo siiyay Soomaliya xornimada. Dad jaahiliin ah oo shalayto qaawanaa baa xornimaaa la iska siiyay. Addunku 60 kii bay ahayd inay ku daraan Ethiopia. Kabo ma samaysan karaan wax kale iska daa. Walaahi laba walaalo haday guri ku wada jiraan way is dilayaaan Soomalida. Xeryahii qaxootiga ee Yurub baa laga yaabay. Maalin walbaa labaa is dakhartaa oo dhiiga daadanayaa. Soomaliya hadaad tagto, way adag tahay inaad hooyato adigoon arag laba dhagax isla dhacayaa markay waayeen wax kale.
Jaalediid 10 months ago
This has been flagged as spam show
Isma xukumi karan Soomalida> Nacaybkii baa batay batay. Xal ma keeno karo ninkani. Nin kale oo keeni karaana ma jirto. Mida kale, nimankan la leeyahay caruur baa tagtay baan ka yaabay. Waa 20 jiro iyo wax ka wayn. Miyaa la maskax maydhay wiilasha cadaanka ee 18 jirka ,US Army gala.? Waa mayaaa. Wiilshan MN iyaga doontay Soomaliya. Maxaa loo eedaynayaa Masaajidada.? "Freedom of choice'' baa jiraa Amerika , nin waliba meeshuu rabo isaga tagaaa..Ya maskax maydhay" drug dealers" ka ka buuxaa MN?
Jaalediid 10 months ago
Isma xukumi karaan Soomalida> Nacaybkii baa batay batay batay. Xal ma keeno karo ninkani. Nin kale oo keeni karaana ma jirto. Mida kale, ninmankan la leeyahay caruur baa tagtay baan ka yaabay.. Waa 20 jiro iyo wax ka wayn.. Amerika 18 yrs old baa ciidanka lagu galaa. Miyaa la maskax maydhay .? Waa mayaaa. Maxaa loo eedaynayaa Masaajidada.? "Freedom of choice'' baa jiraa Amerika , nin waliba meeshuu rabo isaga tagaaa.. yaa maskax maydhay" drug dealers" ka ka buuxaa MN?
Jaalediid 10 months ago
Abdulaaahi Yusuf was Kafir, and still a Kafir. I dont support this man, but i tell you what the biggest crimanal that Somali ppl have ever experienced was Yusuf ..
Jaalediid 10 months ago
Allah knows whats better for Somalia and insha-Allah one day we will get there....Somalia kaweyne wax lacak lasiisto hypocrite..hypocrite..hypocrite..hypocrite...hypocrite...hypocrite..hypocrite.hypocrite
owatonna06 1 year ago
This is why were are still fighting, yesterday, he was one of the shabab and calling Abdilallah yusuf as Kafir and 2day he is trying to sell himself to us.Al shabab and the gvmt are fake, they both want brain wash our ppl. As long as we let them lead us we will never get peace in somalia. Somali president will never allowed ETHIOPIAN troops in our homeland. I can't believe how he lied to all those ppl there. The boys went to Somalia when he was the leader of alshabab and plus his 2years are up.
owatonna06 1 year ago
kkkkkkkkkkk somalia ha noolaato la isku ooyo hadad moodan in wadan lagu helo walee wax badan baa idiin dhiman look @ where u end up now
aniga1008 1 year ago
Daalim Alle ku kufriyay Somalaay yaan qalad la ii fahmin aniga runtaan sheegaa ninkaan hadii aw alle ku xiranya aaway shareecada aw sheegaa mise shareecada ayay ku jirtaa in gaalo la kaalmaysto iyaduu lagu laynaa shacab islaam ah dalim waaye Munaafiq waaye Alle ayaa ceebeeyey aduun iyo aakhiro
bashiircali22 1 year ago
All ya haters man stop hating . . shiekh shariif shiekh Ahmed is the best president we eva had . . !! this is opportunity help instead of hurting . . !!!!
p.s. no more qabiil !!!!!!!!!
buheyra1212 2 years ago
what a hypocrite. subxanaAllah.
Kan America aa gadatay. uffff.
Adi ilahay kabaq.
Somalia needs a real president.
Pearlsofwidsom 2 years ago
Cajiib Somalidii maanta waxey isku moodaan iney diinta leeyihiin, War ilaheyka baqa, qof kula galaayo malaha qabriga Jihaadkaan islaamka aad kuleyneysaan joojiya, Quraanka ayaa noogula sheegey indiinta islaamka dad been ka sheegaya oo Islamka leyndoona iney soo baxayaan, Walee waa aduunya gadoon. ILLAHAYOW NAGA QABO ALSHABAAB IYO KUWA LAMIDKA AH EE ISLAAMKA LAAYA OO DHIIGA MASAAKIINTA DAADIYO MAALIN WALBO, yAA RAB NAGA QABO WAXAAN DAROOGEYSAN, AMIIIIIIIIIIIIIIIIIN
D11NA 2 years ago
D11NA sharifka waxa u dhiman sanad, wuxuna ku danbeen sidi cabdulahi yusuf, marka qofki ku tagersan qabiil i dont know wuxu sameen doono sanad ka dib ee intey gor gor tahay ILLAHEY u toobad keena xaqana raaca hana ku dayanina dadkan leh .. yes we can... sidi gaalki obama oo kale ALLAHU AKBAR ... alshabab guuleysta
AnasAlsomal 2 years ago
anasAlsomal
naga aamus fikir fiican ma ahyside argagixiso ayaad tahaye
sida aad somalia u qortay ayayba ka dhadhamaysaa fikradaada qaldani xayawaan marfuucul qalam ah ayaad tahaye iska aamus
orod is qarxi cawaanyahaw
calimudug 2 years ago
calimudug magaceyga waa AnasAlsomal... anas wuxu aha asxaabi weyn alsomal na waa somali oo af carabi ah afkii aduunka ugu kheyrka badna... muslimkana waa iney argagix galiyan galada ku soo dushay dalkooda.. lakiin adiga waxa ka maqan in malaik garbahada saran yihiin markaad dadka cayneysid. hana difacin qof munafaq ah. sharif axmed wuxu yahay umada waa loo cadeynaya si aynan ugu kadsamin lakiin adiga inan ku caayo ma aha ileen kuma aqaano computerka gadashisa ayad fadhida
AnasAlsomal 2 years ago
war iga tag irhaabiyahaw ha i duufsane uff irhaabi diinta been haka sheegin diintu sidaas maahane..haa Anas asxaabi wuu ahaa..yaa kaala dooday tas
..xerow waxad tahay ka ajarsanaya luqada carabiga
waxa ku soo haray waxa aad mujaahidiinta ku sheegaysid anigu uma aqaan mujaahidiin ee waxaan u aqaan mujrimiin maato laysyo ah oo dhiiga muslimiinta banaystay kuna farxasha har iyo habeen
oo umulo dooxyo ah hooyooyinkii dhalay ayaa ka nasa l'a..
calimudug 2 years ago
I agree with you!!!!!
wakugu raacsanahey walaal. Dadkaan Islamka isku sheegaya ilahey hanaga qabto waa qoom butcad ah oo ku qaraabto diinta islamka. Halkee aduunka lagu arkey dad dhiig islam galaya islamna isku sheegaya???? Wacadale waa MUJURIMIIN, iska daa'e dhiig islan, mid gaalo xataa magalikartid gardaro ahaan. Marka all I will say is YES WE CAN! STOP The MUJRAMIIn Alshabdhuuso =)
D11NA 2 years ago
@AnasAlsomal Anas ha icunin anigu qabiilkiisa maahi qabiilna afhayeen uma ahi anuskaada usheeg waxas LOL
D11NA 1 year ago
sharif waa munafaq weyn xita galadi wey ka reebeen magacisa sheikh oo waxey ugu yeeran sharif ahmed sidi u munafaq u noqday... sanad ayana u dhiman wuxu ku danbeynaya meeshi cabdulahi yusuf iyo meel ka daran somaliyana wey ugu dhamatay. VIVA ALSHABAB
AnasAlsomal 2 years ago
Acuudubilaah, minak oo minak, Illaah ka baq alshabab yahow dhunsan. I dont care about politics.
Waxaa tahey naf dhunsan Ilaahna haku soo hanuuniyo, Ilaheyna hanagaakaa qabto islam isku sheegyahow waxa islamka laayo support gareynaayo.
D11NA 2 years ago
D11NA dadki waygi siyad bare dilayay culumada u sacbinayay iyo dadka hada sharifka u sacbinaya oo leh masjidka daroogo aya lagu gada waa isku mid ee ILLAHEY u toobad kena, shareecadana tageera dalkana galada ka saara , alshabab meelaha ay xukuman waa nabad iyo barwaaqo VIVA alshabab
AnasAlsomal 2 years ago
ilaahy waxa kabar yaaya in dadkan haber gidiir xasidtiin ah laka qabto umada somaliyeed maxa yeelay waxan oo dhan iyaga katanbeeya qudbatii shriika xitaa way ka soo horjeetaan meelkasta ay joogaan inaa lilaah wa inaa rajucuun
baxarka 2 years ago
anti qabiil << adiga cudur sh shariif aa ku haayo nin yahow maseer ma ka haayo sh shariif haduu madaxweyne Noqday:d:d anti qabiil << waan ku dareemi karaa in aadan dowlad rabin
nuradin22 2 years ago
allaha afka kaa goyn. guuleyso geeridaabeel
said9mohamed 2 years ago
Sh. Shareef Amisoon wadaniyiin miyaa? Ajaanibka maxaad
uga reebtay? Sheekhoow Allah ka baq Kurssi sidaan looma noqdee?
inasanweyne 2 years ago
shariif waxaan weydiinayaa waxa uu yiri waxay wataan nimanka naga soo horjeeda ajaanib rabta in ay dadka qabsato , marka gaaladaan cadowga ah ee madmadow ee shacabkii laayay oo baabah ka dhigay ayagu maxay yihiin bal shariifow , shalay waxaad lahayd wa acadow maantana waa sxb , ninkii aad kitaabka isla difaaceyseen shalay waxaad leedahay diin ma wado marka shariif diinta aad wadi mxay tahay ma in hablaha gaalada la salaamaa , ma in maraykan loo mahad celiyaa , wallee yeey adaa ka daran.
guuleed028 2 years ago 2
ninkaan maslaxad ayuu u rabaa umadiisa. laakin waxaan ilahay qorin ma yimaadiin ee ilaahow sahal umuuraha. ilaahow isaga toosi for the best
chekawawa 2 years ago
mashallah sh.sharif spoke very good about the situation in somalia right now.
may allah protect him
Walhamdulilah101 2 years ago
I agree with you.
D11NA 2 years ago
-masha allaaah shiekh sharif nooloow cadawgaada hoos insha allaah wan ku faraxsanahay madaxweynaha qudbadiisa qiimaha badan
Hibaaq2010 2 years ago
Sheekh Shariif, lacag urursi ayuu jaaliyada Minneapolis ugu yimid. M/weyne Sanad baa kuu harsan ee ururso kumiyaaashaada adiga iyo afarta nin dowlada kugula jirto.
Xirsiyo 2 years ago
waa farxad weyn inuu manta qudbad dheer uu jeediyay madaxwenheena sharafta badan e shariif alaahu akbar m shire
TheKillerRampage 2 years ago