Added: 2 years ago
From: badal615
Views: 40,406
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (32)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Ali: inaba caadi maahan saaxiib waa eey kabaxsatay farhia heestaan, mida kale somaalaay farhia waa fanaanad somaaliyeed, fanaane qabiil malahan sidiisaba, keep it up abaayo u re da best singer in da world.

  • hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • qaar baa lahaa farxiya kaba yare uma eka soomaali soomaali goormay wax isu qiri doonaan waa dad cajiiba gaba dhan waa soomaali dhee heeda iyo dhaban keeduba sikastoo loo eego

  • caadi maahan mar waa jacelaaday heeska markana waaba shakiyey miiraale iyo farxiyo ma isku haayaan waa isku ooyeeyn see wax u jiraan.

  • waan ooya yaa yaa yee ag tayda kaalay aan is aa musinee ag tayda kaa lay ilmo abti good

  • caadi maha

  • fanaa nadan codkeedu waa sidii ay dananayso oo kale gabadhu cod qurux badanaa eesh calaa cod

  • farhiyo that is great song keep it up, you are a star..........................­somali sijue

    so next time you can do better than that. i really enjoyedf it

  • ma xabashi baa kkkkkkkkkkkkk

  • caadi ma ahan hestaan yasslm farxiya and miiraale is amusiya

  • Comment removed

  • Comment removed

  • Comment removed

  • Comment removed

  • Codkinaa kudhaxdhumaaaaaaaaaaaaaaaaaay aad iyo aad ayaan ugahelay .i wish Qof i amusiiya hadaan helilahaa waa ohin badanahee kkkkkkkk

  • I looooove this song, Farxiyo please make moooooreeee songs your really talented

  • caadi maaha farxiyo codkaaga abaayo adi iyo miiraale kkkkkkkkkkkkkkkkk laakiin oohinta aan ku farxay iyo aamusinta

  • waa laba fanaan oo kala dhicin

  • waaaw,,Abbaayo noolow Farxiya Kaba_Yare codkaaga dahabida ahi aad uga duwan yahay fanaaniinta Somaliyeed dhamaantood , wallahay waana run lool

  • She is somalian

  • maanshaa alaah heesaheeda mid mid ka dhacda maleh IM In Trest In Your Song Farxiye Live ForEver

  • very nice song but it would be realy great if they make a video together

  • cajiiib miraale iyo farxiyo caadi maahan heeska ani xitaa waa iyo shanbigeeyga .

    inoolaaaada mudo

  • I can't even understand what she is saying because she sounds so much like Habasha. Someone plz translate!

  • she sounds ethiopian

  • hassan bashe

    wooooooooooooooow

    fariya kaba yare waa baqoradii qarnigan aan kujirnaa waryaa macodbaa

    mase waa gantaal mashaa alaah soomaaliyey waxaa inoo soo baxdey boqoradii cadka aan la loodin karin bal fiiriya heestan yaaaab

    AAN IS AAMUSIINEE AGTEYDAA KAALEY waa yaab yaabkii

  • hanbalyo cooooooooooood dhamays ah.

    waxa tahay xitigti somalia.

  • farxiya abaayo afkaaga caano halagu qabto abaaydiis aad ayaad u cod mcntahay waana quruxbadantahay lkn fadlan ha ooyin miraale ha ooyo adigana aamusii kkkkkkkk

  • waaaaaaaaaaaaaaaaaaw

    waxbaa ka dhacay meesha caadi maaha

    waan ooyaayoo

    adiguna ilamemeyoo

    aan is aamusiinee

    ahteeda kaalay

    kkkkkkkk

    caadi maaha heesta alla farxiya abaayo mcn waan ku jeclhay adiga iyo heesahaagaba waan jeclhay mcnto long life masha,alah quruxdaada ayaanba ladhacay codna walaguu hibeyay maxaan ku dhahaa afkaaga caano iyo malab halagu qabto kkkkk abaayo nolol wanaagsan ayaan kuu rajeynaa

  • farhiya miraale wax Loo ooyo mahe Maad cidkale u oydid ama iska aamustid looooolz

  • waaaaaaaaaw mirale iyo farxiya caadi ma ahan fananinta qarniga mansha allah mirale adna ooy iyana ha ilmeyso isna aamusiiya ana marqaati ban ahee kkkk lol ha nolato farxiya kaba yare

  • Farxiya faysto, markasta heesaheeda waa lagu faysteeyaa

    Miraale i maqal. yarta waa qarni aan wali gaarin oola soo hormaruyey!!!!!!!!

    Cod miyaaa heeeee oooow

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more