Added: 2 years ago
From: koronto143
Views: 4,599
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (14)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • well well well this is beautiful thing to do, it is about time to stop being nice and taking care of your land, the airport is one of the most important thing to be independent from those tow corrupted so call somaliland and puntland government. we have nothing against the people but their corrupted government is the problem. well they collect money in our name and use the money for their wives plastic surgery while our people are dying of hunger.

  • buuhoodle airport shirkada dhisaysa magaceed.

  • am so happy wat they did and wat they wil do means when i wil come Buuhoodle come the airport am not comin any more somalaind ariprt thank to god my Buuhoodle has airport am so happy wil the best to them but is funy thing ican see my dad on youtube idont tell who he is coz u wil know me loolz

  • Somali Patriots, the people who slayed Corfield and his paid somali stooges almost hundred years ago, finally realized that history will repeat itself.

    Tribelism is a desease, stay away from it . But, defend your dignity, your land, your faith, your destiny and your guests among you, without transagression.

    ViVa the land of the Dervishes!

  • heer buuhoodle waad iga soo daahdeen inaad airport sameysaan rundii waxaa soo booqon laha dhulkaygii wardheer iyo galaadi...aad ayaan ugu farax sanahay buuhoodle garoonkeeda ladhisayay..viva heer buuhoodle ii noolada walaalayaal my darood ppl god bless u

  • VIVA buuhoodle airport. Waa arin aad muhiim u ah, in laga wada shaqeeyana ubaahan. tageero, hiil, hoo, iyo hambalyoba naga gudooma. Alaha idin la garab galo. Amiin Amiin Amiin. By Sii'arag.

  • asw,

    Waa shaqo aad iyo aad u wacan.. Waxaanan ugu hambalyeynayaa Hassan Farah Baad howsha uu u istaagay iyo inta ka qayb qaadatay dal iyo dibad maal iyo muruq..

    Howlkastaa meel bay ka bilaabataa garoonkana waa waa wax qabadka horumariya bulshada ee halaga wada qayb qaato hadi ialle idmo.

    Job well done reer buuhoodle!!

  • Inaadeer waxaad ugu hagaajin kartaa

    Cumar Cabdi Haaruun 002522490312

    Xasan Faarax baad 0025224972593

  • howsha ha lawado

  • Cagaf cagaf na weynu baahnahey labo xabo haloo iibiyo iyo labo gaadhi oo damdamis ah.

  • Mansha allaah, reer Hawd way dadaleen illahey ha idinla garab galo Halgankiina, Garoonka waa inaanu Sibidh ka dhignaa Siligna lagu wareejiya, lona sameyaa tawarka yar ee Diyaarada laga hago intaasn Dhulabhte wuu bixin kara, Markaas bana mgaaloyinkena kale Horumarkaa gaadhayen oo aynu isku dayanynaa, Anu Labatan kun baan bixin walee Arintan sugayo hadey ii dhamato. Guul iyo Gobinimo.

  • Horta allah baa mahad leh. dhulbahante intii dhiiga lahayd buuhoodlay ku hadhay. waxaan jeclaan lahaa wixii wax tar ah cida lagu hagaajinayo inaan ogaado pls. illahay daraawiish magacooda ha soo celiyo, shaqo badan baa inoo taal ee fadhiga ha laga kaco...

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more