Added: 1 year ago
From: Guutooyinka
Views: 11,047
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (9)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • maashaa allaah, suufiyo waa jabtay, idanka allaah, ilaahay jannadiisa meel sare haka geeyo, raggaas dhulka ku jiiday.

  • ceeb Badanaa Nin Islaam Sheikh Sheganayo Baa Hadana waxas Difacaya inaa lilaah waa Inaa ileehi rajicuun ,Suufi Time Kiis waa Uu dhamaaday Somalia ay ku soo Ekadeeyn ilaahna dhaliyarada somliyed Badan kood wax Buu fahan Siiyaya Ilaahow Kheerka Noo Fududeey

  • Kani waa kuwii odhan jiray hooyaday iyo aabayhay waxay isku qabeen xaaraan. Sufiyadu waa diinta Islaamka ee Soomaalidu waligeed ku dhaqmi jirtay.

  • @MyErick2012 somaalidu waxay ku maah maahaday AF qoyani hadal ma daayo, hadaad aqoon iyo xikmad aad ka hadasho weyday ma daq daq baa hadal ku noqday sxb? mase raga mesha ka hadlayo qalbigoodad dhex jeexday marka aad waxaas ku tuhmayso? baro diinta islaamka illaahayna ka dhawrso taas ayaad jano iyo libaan ku gaaraysa ee shekh iyo dariiq ama suufinimo waxan cadho rabi aheyn ku gaari mayside, qof noolna wa tahaye adigu is hag oo dadka indh'o haka dhigan iyo somaali suufiya bay aheyn jirtay

  • @MrEgal02 Saaxiib maxaad la cadhootay ee aad la gubatay. Nimankan la yidhaa "salafiyiintu" waa niman doonaaya dadka inay dib ugu celiyaan 14 qarni iyo dheeraad ka hor. Waxay doonayaan dadku inay u noolaadaan sidii ay saxaabadii Nabigu u noolaan jireen 14 qarni iyo dheeraad ka hor. Waxay waalidkood ku yidhaahdaan "xaaraan ayaad isku guursateen oo waxba guurkiinii kama jiro." Ma dadkaasaa diin wada. Ta labaad nimankani waa argagixisada Al-Qaeda, Al-Shabab iyo Taliban. Waa in aduunka laga tirtiraa.

  • @MyErick2012 Waa xaqiiqada qof kasta oo aaminsan suufinimada mida kaa muuuqata oo imaan la'aanta iyo islaanimo diidka intaba leh- hadaad salafiyiinta wax ka sheegi lahyed waxaba dhib ah ma ahaan lahyen blase waxaa xummaan iyo alle ka fogaansho kugu sugan ku jees jeeska aad ku jees jeestay nabi maxamed scw iyo asxaabtiisa midasna waxaa kugu wacan garaad yari iyo jaahilnimada hadalkaga laga dheehan karo- adigoo kale adddun iyo akhiro midna waxba kama oga sxb

  • @MyErick2012 Waxaan filyaa inaad tahay insaan jaahil ah ee suufinimadu ku dheertahay addun jaceylka iyo fitnada reer galbeedka- balse waxaan ku sheegin hadaad isu qabto in islaamki 14 qarni kahor ahaa uusan xadaarad laheyn, taas jaahilnimo ayaa kugu wacan ee tariikhda so akhirso- horumar iyo cizo intaba waxa ay muslimiintu hayesteen qarniyadii hore ee islaamka- dulinimo iyo burburna waxa ugu horeyay markay so baxeen suufiyada iyo khurafaadkooda

  • @MyErick2012 Waxaan ku leeyahay sxb cidaad rabto wax ka sheeg balse islaamka iyo dadkiisa ku dayashada mudan haku xad gudbin waayo midaas ayaa gaalnimo kugu filnaan karta iyo inaad diinta ka baxdo- islaamku waxa uu leeyahay tahwaabid aan is badalin waxaana kamid ah midaas caqiidada iyo imaanka- in asxaabta nabiga scw layiraahdo ku dayan mayno oo dad horey ahaayeena waa imaan la'aan iyo ku xadgudub- midaas la soco hadii kale waagu hakuu baryo byyyyy

  • jaahil nimadii ilaah baa nagasoo furtay

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more