wallaahi cabaadkoodaa baxooyaa wax ul lagu garaacooyo oo macalin dugsi duubay aa u maleeysaa subxaankoow war sacad waa waashay wallee ee jeneral kale oo celcelshiyo in loo helo waaye saan caadi maahee
Akhas, Sacad fannaan ma leh miyaa! yaa yiri waxaan waa hees? Daahir Yare ku lahaa Leelkase iyo Mareexaan aa ka soo qayb galay! maxay tahay danta uga xiran beelahaas waaweyn xaafadda Baraxley? mise Puntland ku xumee ayuu is leeyahay. bal adba.
waxaan hees miyaa hadda cod ma jiro miro ma laha laxan ma jiro music ma laha waa dad meel isugu imaadey oo iska qeylinaayo hoobo heeleeey ku qeylinaayo cajiib somali waa waalatey quraan ha la saaro
war beeha saan ahloo dhaamo oo fanaan u qeel qeliyo haloo sameeyo hes mahn waxaane galmuduuuuugggg kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
ismaildhagacade1 3 months ago
ilah kabqa af lagada dhaafa
sharta112 3 months ago
heestaan aad ayaan uga helay waa hees dhaxal gal ah
caaqilka1000 3 months ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
caday12 5 months ago
wallaahi cabaadkoodaa baxooyaa wax ul lagu garaacooyo oo macalin dugsi duubay aa u maleeysaa subxaankoow war sacad waa waashay wallee ee jeneral kale oo celcelshiyo in loo helo waaye saan caadi maahee
bashiz100 5 months ago
Akhas, Sacad fannaan ma leh miyaa! yaa yiri waxaan waa hees? Daahir Yare ku lahaa Leelkase iyo Mareexaan aa ka soo qayb galay! maxay tahay danta uga xiran beelahaas waaweyn xaafadda Baraxley? mise Puntland ku xumee ayuu is leeyahay. bal adba.
Hindisaa 5 months ago
waxaan hees miyaa hadda cod ma jiro miro ma laha laxan ma jiro music ma laha waa dad meel isugu imaadey oo iska qeylinaayo hoobo heeleeey ku qeylinaayo cajiib somali waa waalatey quraan ha la saaro
Garadsaleban 5 months ago
somalida waa waasheen qof kasto waa heesaa ayuu dhahay waxaa intaa dheer qofkasto waa abwaan heesaha qora laxankana saara waa cajiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiib
Garadsaleban 5 months ago
noolaada galmudug sagal artss caadi ma ahan
eagel143 5 months ago