Added: 2 years ago
From: radiohormuud2
Views: 6,137
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (8)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Somaliland waa dalkii ingriiska diray, oo dalka ka saaray, dad la gumaysto ama musuq maasaq lagu xukumo ma nihin. Siyaad Barre, waa dadkii diirka ka saaray, we dont accept dictatorial rule from no one except God. Somaliland will oust Rayaale and his incompitent theifs.

    No president shall we accept who divert from the wishes of the people, we are truely a nation full of pride and nala ma gumaysto. Viva Somaliland ninkii ingriiska diray ee dalkoodii ku celiyay.

  • no more musuq masaq

  • NO MORE RIYALE

  • naagtan miyey soo qayiltey kkk subxaane

  • warye rayaale ma siyaad ayad mooden kkk wa yaabe war waa nin somalilander ah kamana xigtin dalka ee xishooda oo wax isku fala isaaqow

  • paltalksomali: war is ka aamu laxyahay waad iska hadleeysaa maxaad ka taqaanaa somaliland. waa la ogyahay in uu wadanka u dhashay laakiin chance kiisiibaa dhamaaday ma ahan qofku in uu ku dhago meesha sharaf baa laguu doortay sharaf uga dag meesha laakiin iskaga dhaganoow ma ahan meesha ma xamarbaana. dadkan aad arkeeysana waa dad aad u nabad jecel mana rabaan dalkooda in wax dhib ah uu ka dhaco marka waaxaas baa gubaya iyagana waa dad dalkooda jacel. saxiib iska seexo hordadaad ku fiicantahaye

  • ilaahow tan yaa u kala warama, wax isma yesheenen, Malaha oday Rayaale maba oga shacabka s/land damiir kooda iyo dadnimadoodu inaanay siinayn inay ka yeelany wax ay hore u diiden,,

    Rayaalow Adiga iyo shacabku waa kala war ladihiin ee inta goor goortahay adeer libaane na dhaaf nadhaaf nadhaaf , Hadii kale Cawil cali duacaale iyo c/laahi dhoolayare kuma magan gelin donaan.

  • Masha allaah shacabkii xalaasha aha waa kaas ka xanaaqay waxyabaha xun ee u ina rayaale ku dhaqmayo ..

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more