Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (23)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • franaaaaaaaaaaaaannnnnn wyn ka dhehhhhhhhhhhh

  • abwaan jira waaye xuseen

  • nin culus walahi

  • keep going hussen shire...waa hees qima wayn leh... caadi mahan

  • Waw qatar cdiim hestaan

  • heestaan caadi maahan waa hees micno leh oo macaan thnx huseen shire fanaan sare ayaa tahy wale

  • WAAAAAAAAAAAAAAW CAAADI MA AHAN WAA HEES MACAAN HESTU SXB TALO HADII AAN KU SIIYO CIYAARTA BADAL OO XOOGAA BOODBOODKA YAREE INTA KALE WAAD KA BAXSATAY CAADI MA AHAN WAAAAAAAAAAAAAW WALIBA ANIGA SI AAN CAADI AHEYN AYAAN TAGEERO KUUGU AHAY KOM OP VOOR

  • caadi ma ahaan run tii walaal waad ka bax sataay run tii waa hees macaan

  • alla fanankan waan aqana cadi mahan walahi nin wadeni ah waye oo markesta calanka somalia keliye uheesa, ma ogeyn inuu heeso jeceel ah qado, kooxda qeylodhan uu ka tirsanyahay hesaha wadeniga keliya inuus qaado aan modayey

  • Heesihii Cumar dhuule allah unaxariiste ayeyba isoo xasuusisay heestan isaga aaqiro iyo waa kuu dhimana ku heesi jire. Alla nasiib badana gabadhaas uu xuseen shire saas ujecelyahay wooow

  • Heestan universaltv live ban uga dawenayay habenkii new yearka heeso macan ba laga so dayey habenkas maryan musal heeseheda iyo heestan ad ban uga helay iyo walibe labade kale uqaday xuseen oday duq eh iyo ayatiin.

  • Mansha allah xuseen shire heestan waa ka wadata, heesta sanadka waaye hee yaa la tartami karo

  • Axsan waxaana kaa hees ah, halka kasii wad Xuseen Shire heesta iyo codkuba waa cajiib runtii

  • AXMED_JIKIN_ salaan dhamaan bahda universal tv qaasatan cabdi shire sxb waa hees aad iyo aad umacaan sxb

  • salaan bahda unifersal tv waxad tihiin dad wadani ah dhamaan waidiin salamay salaan kadib waxaan halkaan ugu mahad celinaa cabdi shire waxaad qaaday sxb hees an caadi eheen sxb shukran

  • @1976yasir Saaxiib ninka heesta qaadaya waa Xuseen Shire Jaamac Ciyaar Jecel oo ka tirsan ahna lafdhabarta kooxda Qeylodhaan ee maahan Cabdi Shire. Cabdi Shire waa Xuseen walaalkiis.

  • Il markii la i keeyo aboor u i dhameysto Ubaxaad sarto dusheydiyo ooyin lagaga ma bahne ♥ ha igu eegin xanuunka

  • Heestan cadi mahan dhiiga aya iburqanaya markan dhageysto,,,,alle ya cizak Husien Shire afkaga malab macan lagu qabay saaxiib

  • Saafifilms can you please post "Oday duq ah" video by Xuseen Shire that was recorded the same time as this video in Universal TV?

  • The one person that disliked this video is either a hater or al-shabaab member lol ahaha, it's wonderful song with one of the best singers n abwaans somalis got.

  • mansha allah aad baan uga helay videogan

  • Comment removed

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more