Added: 1 year ago
From: HEESOKABANSTUDIO
Views: 92,979
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (34)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @KAMANEFISO

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK­KKKKKKKKKKKK ITIXAAMAD BAA TAHAY

  • codkaa mashalalaaah

  • Hello everyone on you tube can someone please tell me where I can get a hold on the full song or upload it xoxo.

  • mashaa alah c/ fatax codkaga waa codan caadi ahen ilahay haku dhafo

  • cabdi fataax waa fanan qaali ah mansha allah go sxb and long life

  • caaadi mahan wilkan codkisa jiiro joog waliga

  • abdifatah markaan maqlaa meel kasto i dhaqaqdo kkkk xaaaaaaaaaaaaaax waxaasa cod ah abdi fatah ma iga dhigeen xaaskaga labaad kkkkkkkkkk:)

  • @Sucdi27 MALAA XITAA ILAA ISAGA KU DHAQAAQO KKKKKKKKKKK KAFTAN

  • wwwww waa hees aan cadi aheen viva Abdi Fataah

  • fadlan walal heestan handad dhamays tirikartid aad iyo aad ayay ee cajabgalisay thanks,bro.

  • Miraha hesta sida dhabta ah ee maskaxdeyda ii fasirtay ee ila arga (( Fanaan kaan baasee aanan heesaha noo dhameystireyn, iskaa kuleylkiyo rabitaanka iyo xanunka igu sii gordhinayo, adigane abdifitahow naka fikiriweysay gabashada aan uqabno heestan iyo codkaaga, sidan ku jecel nahay koley mad ilowday intaa dhulka jogtid, hanoo qaadin hees hadii aadan dhameystiri karin waa tan kor iyo hoos gaftan kugu sheegnay, waa karaama ilahey ileen kaalintaadii gabashada adigaa bilowday dabka dami plz plz )))

  • wooooooooooooow wlhi masha Allah heestaan jirica i qaaday cod mcnaana wiilkaan yaan lugu ileysan plzzz fan ka bax loooooooool Ilaah hana so wada hadeeyo :) ...

  • abdi fatah caadi ma ahan codkiisa maasha allaah

  • boqorka codka yaa salaam axya fanaan 

  • copy

  • heesta soo dhameystir YAA ABDIFATAAX hal bog ayaad xafiday intii kale ka kac miyaa better adigoo ka saara sidan waa meel ka dhac

  • alaa yacazik abdi fatax yare noolow in badan ilaahay ayaa cod ku siiyay

    muuu dhiman cumar dhule wuu nool yahay

  • Comment removed

  • mashallah god job walaaal

  • wwwwwwwwww allah ya cizak c/fatah very touching song <3

  • cumar dhuhle maba dhiman ee waa kan hada so laba kacleyey

  • woooooooooooooooow caleek caleek abdifatah yare noolow sxb

  • waxa sa coda maanshaa alaaha dhe inta aanad dhagaysan

  • what a voice!! mansha'alaah, i really like his songs/voice. keep up the wonderfull songs... wooow cod macaanaa.... was he made of honey!!!!..... lol mansha'alah yaan aan cayuuumin.... he is one of the greatest singer that i admire a lot.... amoowe sii wad codka macaaan

  • waaaaaaaaaaaaaaw fitax waat jirtaa bashal 

  • wooooooooooooooooooooooow abdifataax ahmed tacabir nice voice

  • wow nice song i reall like it lolz

    

  • Gud Job Bro ......i admired u

  • uuuumac bushunaha casaaanka ah i luve you

  • weeeeeey cumar dhuulle2 codkiisa caadi maaha fanaankan waa boqorka codka

  • sweet voice and style for sure

    He is the only Somali brother who knows how to dress

  • I Luv This Song MashaALLAH What a beautyfull Voice!

  • simply waaaaaaaaaw, Go Abdifatah

  • yarkaani caadi maaha waa cumar dhuhle oo yar

    yaasalaam anigu runtii fanaaniinta cusub oo dhan ma dhagaysto laakiin yarkaan aadbaan uula dhacay codkiisa alyacni waa ladhagaysan karaa

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more