Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (42)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • haha@ ar xaad la fiigtay faaraxow...funny!

    

  • Comment removed

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkk odeydhoore walahi cadii maha su iga qosliyeey walgay midha uma qsolin aboowe ani miya aan ku qosley kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • like this...hadaa inta shekadaan dhageysatay qofkale sheeko ugu dhigtay...loolx

  • Comment removed

  • waridkaa iyo walcankaa kuyaal

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk the funniest story i ever heard

  • Odey dhoore team viiiiiiiiiiiiiva aqyaarta, Thank you SO much!! You saved my day! mida kale sxb sheeko qatar ayaa kuu haaya intee kugu soo dira kara?

  • waa qarqaraa ku lahaa? ehehhehehehe kkkkkkkkkkkkkkkk

  • kkkkkkkkkkkkkkkk

    funny..

    

  • kkkkkkkk caadi maaha sxb alaabahaan noosoo gali meesha waa ku heeysanaa all ciyaalka xaafada

  • Waryaare Xamaraawiyaasha yaa iga cesha haddee waayahay anigu ma waxaan noqday Cigaal shiidaad, tol & Qaraabo haddaannahay sidaan halla ii dhaamo ilma adeerrayaalow

  • Waryaare Xamaraawiyaasha yaa iga cesha haddee waayahay anigu ma waxaan noqday Cigaal shiidaad, tol & Qaraabo haddaannahay sidaan halla ii dhaamo ilma adeerrayaalow

  • shiribka ayaaba sheekada ka fiican

    inaad barato shirib ayaan kugu waanin lahaa

  • u made my day fo'real lmao

  • ar xag lafigtay farahow t

  • kkkkkkkkkkkkk

  • kkkkodey dhoore walaahi waxaa tahay nin balo kadhacday bro aniga waxan kahelay qaabka iyo sida aa ujileysid run cml ayad ka dhigeysaa wlaahi kkkkkk verry funny ayaa tahay

  • wax walan dheh

  • alla ninkan maxaa hadalka buuxo

  • walaahi kal iyo laab ayan uqoslay sxb odey dhoore funny ayaa tahay runtii kkkkk

  • sxbo from wardhigley maa tahay qof ana kasayo aa u egathay cml sxb wlhi funny aa tahay sxb

  • viva rageedi xamar waan u xiisay

  • hehehe hey hey aboow oday dhoore waye oday dhoore hahahahahaha funny man

  • hahahhahahahahahaahaa waad ka wadataa sxb adaa kuleh shekobo tankale kadaran

  • kkkkkkkkkkkkkkkkk

    Aboowe anigaa miyaa kulaaa

    sxb That Shyt uu ku aqriyey sometimes way shaqaysaa cml kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • Gaalkacyoman, gabadha 2-0 aa la gumaray laakiin odaygaa bad baadiyay

  • HHAHAHAHHAHAHAHAHHAAHAHHAHA ODAY DHORE FUNNY A THY EBOW

  • shadiya161, adigaa mudan kun iyo kow jeer, ii baashaal yaakhey

  • odeyga ama gabarta laga kor bodi raba oo is yiri an filaa kkkk loolz

  • abdikariin2010, kkkkkkkkkkkkkkkk, odaydhoorre gabartiisuu u cabsaday

  • @Odaydhoorre1000 Duqo gabrtisa wo u cabsaday wlh kkk

  • abdikariin2010, haa sxb, wow u cabsaday laakiin maxaa ka rabtaa hee ciyaalka xaafadda waa la fiijiyaan ku dhahay nooh!!!

  • oday dhoore sheekooyin waalan aa lagu haaya inte lagala so xariiraa eebow

  • gangsboys, waxaad igala soo xiriiri kartaa emailkan (odaydhoorre1000@gmail.com). halkaasaan ka xiriiraynaa

  • Odaydhoore Inboxka Fiiri sxb

  • Blattenmoos, waan fiiriyay, thanks

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war ka isi shakadan cunog oo daris nahen ee ku dhac day cadi ma ahan viva ciyalka xafada

  • makinada2010, kkkkkkkkkkkkk, haa sxb, Odaydhoorre gabdhihiisa waa ilaashanaa. kuu fahmi waayana waa fiijinaa abbaa. Ciyaalka xaafadda iska jir! kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkk darjiinka iyo maqribka aaaaaaaaaaaaaaaaah

    caadi ma'ahan i missed it bro, waxaaa ixaasuusisay irid banaanka

  • Haa sxb, sheegoow jardiinkii waa la wada tabay yaakhay Ilaah nabad ha keeno

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more