Added: 4 years ago
From: hadhwanaagsite
Views: 158,986
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (45)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • kkkkkkkkkkkkkk

    

  • whats the name of da second song of cabdijabar al khaliji ?

  • @01Stunna01 waa heesta Marwo walal

  • heesta labaad eh abdi jabaar ku heesiiyo magaceed ?

  • woooow gabdhaa xoog baan ujeclay wayo waaba sahra halgan oo halgmayaashii snm bay hiil iyo hooba la garab tagnayd waa aay gabadh dhaaf tay gabadhaasi

  • Sahra Yar iyo Sahra Halgan ma isku mid baa? Sabato ah waxaan maqlay heesa badan ooy Sahra Halgan qaado imika ooy wada qadi jirin Sahra Yar iyo Gacayte.

  • dhamaan taageerayaasha sahra halgan waxaan ogaysiinayaa inay ku soo biiraan face book group loo sameeyay sahra halgan .magiciisuna waa sahra halgan plz search this group.markaad doonisid inaad hesho waxaa ku qoraysaa sahra halgan.t

  • cajiib

  • viva somaliland hanoolato weligeed

    hajirto long live somalilnd

  • love u somaliland nolooooooooooow umac

  • Our girls are so gourgues......one should Say mashalah

    Am in love with all the Somaliland girls around the world *********  LOL

  • alsomali

    Sahra halan waa fanaanad wayn oo ka qayb qaadatay halgankii faqashta leeyahay cimrigaga aleh ha dheeriyo imikana somaliland aadbay u jeceshahay

  • woooooooooooooooooow somaliland hanoolaato sahra halgan isku duubnideeniyo danta aynu hananaa hibo ku noqotee hadagan hadagan somalilandeey dareen feejigan lahoow

  • Somaliland

  • Mujaahid Sahra Halgan iyo faninta kale iyo reer Somalilandba hadagan hadagan.....

  • Mujaahid Sahra Halgan iyo fanaaninta kale iyo dhamaan reer Somalilandba marwalba hanbalyo...guul Somaliland.....

  • Sahra Halgan we love uuuuu

  • Mujaahid Sahra Halgan waxay kamid ahayd Muj.SNM...ilaa iminkana ka ma hadho ciidanka qaran ee Somaliland qadiyadeeduna isma badasho.runtii amaanta Sahra Halgan buugaag laguma soo koobi karo waxan jeclaanlaha qolyaha wax qoraa inay uholodaan qoritanka tarikhta mujaahid Sahra yar Sahra Halgan..waxaan xasuustaa anagoo aan maalmo dhan wax cunin hadana siday noo ilawsiin jirtay wixii dhib ahaa qiimaha halgankana iyo midhihiisa noga dhaadhicin jirtay.. oo ah midhaha manta rer somaliland malayan..

  • FreeOgaden:Walaalo shacab ahaan kuma tageersanin in qof somali ah loo dhiibo cadaw somaliyed waana wax laga qomomodo:lakin maaha in anagana nalala soodoonto in laga maleego wax anan uqalmin oo khalkhal gelinkara nabadgelyada wadankayaga waayo sumcad wanagsan ayanu rabnaa inaanu calamka ka kasbano oo nalogu soo jogsado..Anigu shiqsi ahaan waxan tageera ururka xaq udiririka ee ONLF inkasta oo ay kukaceen faldanbiyeed ay ku gubeen hanti badan oo lag leyahay Somaliland

  • God bless Sahra Halgan, the voice of patriotism S.Land in the 80s.

  • Somaliland I am with you !!!!! Nakruma said.

  • waa guul iyo gobanimo sland usugnaatey south africa iyo dabaldegeedana waxaa abaabuley oo iskuduboridey mudane saeed furaa oo ah wiildhalinyaro ah hadaanu nahey qurbojooga waxa aan umaleynayaa in loobahanyahey dhalinyaro u active ah sida saeed furaa, viva sland viva sland

  • somaliland all day !!!!!!!!!!!

  • alow daa sahra halgan abdi jabar and shinbir

    love to all somalilanders

  • somaliland hanoolaato waxan mahad ucelinayaa

    sahra halgan abdi jabar nakruuma iyo shinbir

    sida fiican ee ay ugu dabaal dageen sanad guuradii somaliland i love somaliland ilaahay

    hadaayo cadawgana hakailaaliyo

  • i love tha songs.

    i love isaaq people,

    but yo government needs to stop supporting the ethiopians killing somalis, all kinds of somalis

  • freeogaden, dear we wish you all the best, but ethopians were invited to Somalia by the so called government of mr Yusuf, it is extremely sad and unbearable, but unfortunetely there is nothing somalis or somalilanders can do at this point..that is what huger of power does to pple

  • walaahi I nearly cry

  • i agree wale

  • somaliland haters should see nakruuma she got a clean heart not like those who is sick in da heart, thanks nakruuma

  • lol i know!!! sick pple need to stop hatting somlaliland lol

  • nakruuma nooloow maha dadka qaba cuqdad somaliland ee waa fanaad saafiya

  • Thnx Nakruuma

  • is it at toronto that is my home town

  • Thanks sahra halgan and khaliiji sahra yar waa fanaanada kaliya ee halganka u gashay fanka berigii SNM-tana shaahay noo karin jirtay looooooooool

  • Allaaya cizak yaa nakruuma

  • Maansha allah alow daa Khaliiji hobolka caanka ah ee reer somaliland Long live Somaliland (Y) Always Happy 18 May

  • sahra halgan waa mujaahidad dalkeeda u soo halgantay alle  karaameeyee waa inan qaali oo ilaa halgan kii ayay ku jirtaa

  • long live somaliland

  • Quraanjoy ku Quuso, hadhwanaagnews aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin, dadaalka halkaa ka sii wada ha u istaagina dadka Reer Somaliland Lug goynaya. Waxaan kaloo hadalkeyga ku dari lahaa Fanaanada Nakruuma hala siiyo Dhalashada Somaliland Waa fanaanad fiican oo daacad ah. Fanaaniinta kale ee walaweynta lagama helo sidaa siiba Xassan Adan samatar. Somaliland Dalkeyga, Somaliland Dadkeyga...

  • Viva hadhwanaag news my favorite news website... Thank you hadhwanaagnews for ever

  • Nakruuuuuuma thanks you ado somaliland for ever

  • When is this coming out?

  • Wow. May 18!

  • viva somaliland

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more