hello friends plz join the 'Digil and Mirifle Students(Arlaadi Students)' group on facebook.. fadalang haka darsama kulligiin.. ashaabtiingna ing sheega ......VIVA Arlaadi
wax sidaas u badan kama fahmin balse waxaan aad ula dhacay sida uu hugu la bisanyahay hidaha iyo dhaqanka balahalka gacanta u suran hadaanan qaldaynayn BARSHIN ayaa la yiraan marka la seexanayo ayaa madaxa loo dhigtaa lol
any way abwaankan heesihiisa aad ayaan uga helaa gaar ahaan heesta cabdi xasan dige qaado ee Ruuxaad Jeclaatay - Jeenan
Sahal is being treated in London hospital after suffering a stroke, been more than a year ago i visited him. Oohin ayaa ku qabaneysa markaa aragtit abwaanki oo afkiba xirmay oo aan ku salaami karin xitaa.
maasha laaah hal abuur sare abwaan sahal maclin ciiise allow inoo kaa daaa oo ku caafi alleayaaan caafimaad taam ah kaaga baryayaaa
dmsajrn 2 months ago
Abwan Sahal. True legend and rolemodel.
Salahdonyale 3 months ago
Wha the fck his talking about man,,damn
mmooge91 6 months ago
sahal allaha ku caafiyo camoow
LIIYOW1 7 months ago
I REALLY DO MISS MY DAD´S VOICE. Allah haku caafiyo BaaBa
IfrahSahal 7 months ago 9
Ifrah, BaaBa Allaha caafiyo. I used to go see him at Bakaare from time to time to pick his brains, waagii bari-samaadkii. He is a mountain of a man..
Garsaale 6 months ago
Aaway wiilashii raxan wayn oo lagafadhiyi waayey, fadlan fasiraada nagu caawiya.
axmed310 7 months ago
This has been flagged as spam show
hello friends plz join the 'Digil and Mirifle Students(Arlaadi Students)' group on facebook.. fadalang haka darsama kulligiin.. ashaabtiingna ing sheega ......VIVA Arlaadi
arlaadi10 8 months ago
Illaahay waxaan uga baryaa inuu caafimaad siiyo Sahal Mcalin.
banoda 8 months ago
afro man got the people smileing...
hehe bless him for also displaying our Somalian traditional items.. like the Somali-headrest, and robes and ect
CushiticSomalianMale 1 year ago 2
Stroke waa cudur xun muslimiiinta allah ka qaaaado
Bagamudo 2 years ago
wax sidaas u badan kama fahmin balse waxaan aad ula dhacay sida uu hugu la bisanyahay hidaha iyo dhaqanka balahalka gacanta u suran hadaanan qaldaynayn BARSHIN ayaa la yiraan marka la seexanayo ayaa madaxa loo dhigtaa lol
any way abwaankan heesihiisa aad ayaan uga helaa gaar ahaan heesta cabdi xasan dige qaado ee Ruuxaad Jeclaatay - Jeenan
sidoo kale mida xasan adan ee hakaba
calimudug 3 years ago
alxamdulilaah ilaaha mahadle haduu caafimaaday waa abwaan qiimo iyo qaayo kuleh digil iyo mirifle
NURDIIN 3 years ago
ilaahay caafi sahal macalin ciise aawki afki maay maayki
shabeelyare1 3 years ago
Sahal is being treated in London hospital after suffering a stroke, been more than a year ago i visited him. Oohin ayaa ku qabaneysa markaa aragtit abwaanki oo afkiba xirmay oo aan ku salaami karin xitaa.
keerow 3 years ago
amaandhorey u are agreat man saxib
Godaakhiro 3 years ago
Amaan Dhoorey I love YOu sxb.
meva02 3 years ago