illaahoow qeyr kusii adduun iyo aaqiro,waa dhab inuu yahay halyeey niyad wanaagsan oo dhabtana ka hadlaya.....
shiicadoow 1 year ago
Waa nin wanaagsan ilaahay isagoo kale soomali ha ku badiyo. walle waa halyay ninkan lakiin soomali hadda ma fahmi karto, sababtoy tahay waxaa laguu jiraa wakhti xumaanta laisku amaano wanaagana laisku ceebeeyo.
malaaq50 3 years ago