WAA HEESTII IGU HOREYSAY EE LAXANKA IYO EREYDA AY DUMAR SAMEYEEYN...WAAW....HALKAA KA WADA DUMARKA SOMALIYEEDEY
issiribrahimmsacmaal 1 year ago
eyga caayaya mataqaan fanaadaan waa faadumo shiino waa fanaanada ku jirta dad wadaajow qurboow maxaad dad isku keentey oo kula jirta magool, maxamed nuur gariig waa fanaanad weyn wacalyahow oo caana eyahow quranka ah noolow shiino well come back thanx
dalmarqaran 1 year ago
habartan ay ka dhamaatay maxay isku qaawineysaa? walahi wey ku fool xuntahay saan
xoxkma09 2 years ago
@xoxkma09 Adi intaa ilaah ka cabsato ha ceynee uducee ilaah inuu soo hanuunsho ...waxaa iska dhigee nin neceb lakiin waa dawanoosaa naag hoyadaa le'eg kkkkkkkkkk cajiiiiiiiib
D11NA 1 year ago
@D11NA asc. abayo horta ani nin mihi ee gabadh baan ahay kkkkk teeda labaad ma caayin ee runta ayaan sheegey, waa hooyo weyn cml. lkn ilaah mar waliba waan ka baqaya! inshalah waana usoo duceeni doonaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.....wcs wr wb
xoxkma09 1 year ago
@xoxkma09 Good abaayo masha Allah waxaad tahey gabar fiican lakiin dee magacan nimeed soo badal oo wada muruqaaniga ah LOL. Intaa waa iga kaftan