Added: 1 year ago
From: waqti1
Views: 19,768
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (8)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • lailaha ila lahu ilaho u madan silaca u dimatay si udam oo nabad dalkoda ka dalli yarabi silac hano dilin

  • somaliyeey dalkina wax idin dhamo malahan jooga ooyintan iyo rafa kaan arka laa ilaah ila laaaaaaaahu maxamada rasuul laah gurbaha lo so ordayo dhibkana lo so mara myy alaah ramad noogu deeq san silic waye

  • waa inaan dhamaantenaba alle uwada noqona waa hadii aan rabno inaan dalkena si nabad ah ugu wada noolano oo aan dhulkena ku raxesano iyo nimcadena..... waa hadii aan teena iyo tan walalkenaba wax la rabno .........lakin hadii sharaf lamoodo in aad wadankadiyo wada barwaqo ah inaad wadan 1000 jeer ka cimilo xun oo kaa faqirsan inaan qaxooti ku ahaano oo aan sidaa caqli moodno walee somaliyey aduuna na sugaayo hadiibo qax iyo qaxootinimo sharaf moodnay inan ku faano hebel england ayu iska dhibay

  • DHULKII HAWADA ADUUNKA UGU WACNEYD ILLAHEY SIIYAY DHULKII BEERAHA ADUUNKA UGU QUDRADA MAC ILAAHAY KU MANEYSTAY DHULKII BADAHA ILLAHEY UGU DEEQAY DHULKII UMAD ISKU WADA DIIN AH ILAAHEY UGU DEEQAY DHULKII LABADA WEBBI ILLAHEY SIIYAY DHULKII XOOLAHA NOOC KASTABA HA LAHADO ILLLAHEY SIIYAY DHULKII CIIDA WANAAGSAN ALLE SIIYAY DHULKI DHULKII ILLAHEY UNIMCEEYAY OO MEEL WALBO MIRAHA UGU SOO SAARAY .......... LAAKIN DADKII HALAHAA LASIIYAY OO ALLE AAN KU SHUKRININ OO ALLE WAXUU XARIMAY BANEYSTEYN sbxnlh

  • koley waala arkaa hadii siraadka aakhiro lagu gudbi doono maxaad qabiilkaga usoo qawatay ama maxad laftada usoo qawatay ALLA MAXA MASKIIN AAN WAXBA GALABSAN LA DILAY ALLA MAXA XOOLO AGOON LADHACAY ALLA MAXA DADOOW LACUNAY ALLA MAXA BEERO DADOOW XOOG LAGU HAYSTAA ALLA MAXAA XOOLO XAARAN DAARO LAGA TAAGATAY ALLA MAXA HOOYOYIN BADAN LA DHABAATEYAY ALLA MAXAA CARUUR BADAN LA DHIBAATEYAY ALLA MAXA DUMAR MASAAKIN AH LA KUFSADAY WALAAHI DHIBAA JIRO ALLA MAXAN DULMI LA IMAANAY ILLAHOW INOO NAXARIISO AMN

  • sidaan umoodo waxaan nahay umad xaqii baadilki kor saaray oo dhahay waxaan isku dhaqeyna baadilka oona wada sheeganeyso islaam illahow inoo naxariiso oo naga dul qaad dhibaatadani oo umada somaliyed ka dhig kuwa arka xaqa oo baadilka ka taga .....dhulki somaliyeed oo noqday dhul sidii dhiig muslim looga daadinaye uu dhilkii ku dhawyahay inuu dhul kale isku badalo war intee lagu arkay umad islanimo sheganeyso dhamantod oo hadana qabiil iyo lafo isku dilayo wali lama arkin somaliya kahor waa yaab

  • waxaan baneysanay dhibaateynta umada ducafada ah waxaan baneysanay xaarantii waxaan baneysnay wax walboo nagala xarimay waxaan la imaanay arin islaamnimada looga baxo kadib markii aan dhahnay dad walaaloo wada islaam ah in eey kuwaani kaxaq badanyihiin kuwa kale oo hadii ladilo uu yahay midkaas looma ooyan markii aan la imaanay dulmiyo fara badan oo aan inta lagu soo koobi karin ayaa waxaa nala daba dhigay dagaal iyo qax iyo abaaro iyo nabaad guurid iyo baaba iyo dabar go,idaan dhamad laheyn

  • walaahi wax la fiirsan karo ma,ahan dhibaatadan nagu dhacday...laakin ilaahey qoom ma badalo ila ayaga nafyaalahooda ay badalaan mooye waxaa lagu sheegay quraanka ...........waa sax umada somaliyed dhibaatadan ku habsatay maahan wax ku saleesan qabiil iyo is naceeyb eeee waa caro xag alle nooga timid ..kadib markii aan baneysanay wax walbo oo nagala xarimay ..haba ugu weynaato dhiigi muslimiinta oo aan baneysanay oo uusan jirin danbi kaweyn waxaan baneysnaya zinadi illahow inoo naxariiso aamin

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more