war alle ka baqa ninkaan haduu run sheegayo firqo firqad uu isagu qayb ka yahay ha joojiyo markaasaan ku daba tukanaynaaye hadii kale aamus waa naqaanaa suufiya casriya oo raadinaya jaanis reer galbeedkana raba inay sharaf ooga helaan dacaayada mujahidiinta diintu waa hal yaan dadka la wareerin gaaladu islaamka oo dhan bay dhib ku hayaan o waxay doonayaan modarate muslim mana fahmin arintaase soomaaly xaqu waa wadix e xaqa aan dhinac karaacno
jazaka kalahu Sheekh Abdiraxman alleylaha runtaad ka hadashay rabi ajir ha kugu siiyo, Allane al shabaab ha inaga qabto
nasiridle 2 years ago
walee isma keento,, shiikh meesha!!!!!! aad (somalia) intaad habraha gadaal ka martaan cayrna qaadataan baad waxaad rabtaan in warkiina lamaqlo, wale warkaasu kama gadmo somali badan aniguse shiikh maahi laakiin waan dhagaystaa culumada
abdullahi1988 2 years ago
war alle ka baqa ninkaan haduu run sheegayo firqo firqad uu isagu qayb ka yahay ha joojiyo markaasaan ku daba tukanaynaaye hadii kale aamus waa naqaanaa suufiya casriya oo raadinaya jaanis reer galbeedkana raba inay sharaf ooga helaan dacaayada mujahidiinta diintu waa hal yaan dadka la wareerin gaaladu islaamka oo dhan bay dhib ku hayaan o waxay doonayaan modarate muslim mana fahmin arintaase soomaaly xaqu waa wadix e xaqa aan dhinac karaacno
siyaadj 2 years ago
Well done Sheik Mohamed. We shouldn't be accepting al-shabab while they think that we're all kafirs.
guudcadee 2 years ago
jazaa kallah sheikh. maxaa loo waayey culimo dadka xaqa u tusta sida sheekhan.
Djzaab 2 years ago