Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (5)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @dalwanaage.

    saaxiib waxaan ka hadlay xaqiiqada ka jirta sl. xukunka waxaa ilaa iyyo hada haya reer hargaysa iyo saaxiibkood riyaale, doorashadiina diiday. siday doonaana yeela. taasi waa "the true fact on the ground". midase aanka hadlay in ay reerka utunwayn yihiin habar awal dhanwalba oo ay talada weligood wax laga waydiin jiray iyana waa xaqaaiq jirta. marka h/awal waa the player inta kalena waa the prones

  • war faysal ilayn goosad kaagu meel fogba majirto.dhinacna waxaad leedahay gobolada jubooyinka waa lawada degaa dhana waxaad leedahay waan idinka goaynaa. soonoqoshada sl waxaa lagala hadlaya H/awal waayo berberana iyaaga leh hargaysana iyagaa leh. sl muhiimadeedu waa intaas. mr yaasiin ayaana arintaas cadeeyay oo yiri soomaali kala goimayso, sheesh shriifna yiri waa hogaamiye yar oo aan ahayn

  • @rashka1000 Sxb waxaa kuu wanaagsan inaanad isku dayin inaad kala gurto dadka daga somaliland , lakin adigu waxaad isku dayaysaa xiitaa inad isaaq kala gurto ood tidhaahdo reerkaas halkaa daga,, somaliland go'aankeedu waa Go'aan qaran oo aan kanoqonosho lahayn .vivasomaliland.

  • Ucid somaliland aaku ekato ee somalida keska afrika iya waa kusub uu sobihineyna wahasii ben iyo politic weyin. Anaguu reer jabuti hadanu nayay beeri woreyto ayan kakuusaney somali weyn somaliduuna wahey teerada neenka waha joqa karaneen waha sosoqda maakano. Anugo wahaan kaba jibouti intay "model' utay somalida wa dal yaar oo 2 community oo isko af iyo isko daqan hayn adana nabad kowala nol. diin iyo qaraan baa isko qenay labada community alhamdolilah na alanki jibouti waka wali beeldamaya.

  • you got my vote ,, hawiyúhu waa walaaleheen cid inoogu dhow,,

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more