Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (12)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • mohamed moogow waanigii kacney dalkii xoreyney hargeisa xoreyney ilaahaasi mahadaasi leh

  • Boobe Yusuf Ducaale ayaan mahad weyn u soo gudbinayaa, waa taariikhyahay aad xeel dheer ee halla ogaado dadweynow.

    Rooda Karaani

  • ILAHAY NAXARIISTI JANO HAKWARABIIYO MAXAMED MOOGE LIIBAAN

    VIVA AWAARE 

  • ilaahay ha unaxariisto maxamed iyo axmed mooge ilaahay janadii fardoosa ha geeyo

  • tolay ma amxaaruu ugu heesi mise somali somali kale dilaysa. waayo gaalka madow oo herer joogaa?

  • alah ha u naxriisto AAMIN AAMIN AAMIN

  • maxamed mooge waxaa lagu tilmaama fanaanka ruuxga ee fanaanada,,,,,, kolay waa dhintay ilahay ayanu naxariis u waydiinaynaa isaga iyo dhamaan mujaahidiintii naftooda u huray in ay dadkooda xoreeyaan.....

  • fanaankan in la daryeelo ayey aheyd oo likaha lo geliyo maamulka somaliland haddii u garan waayey ganacsatada ayaa la rabay inay u gurmadaan fanaaniinta sida dahabshiil iwm taas waxay ku tusineysaa qiirada beenta ah koofurta loo adeegsadaa oo shacabka lagu kacsadaa laguna dan gaaraa dadweynow goormaad wax garan.

  • @TheWaiting22 Dahabshiil iyo waxaad sheegaysaa mabayba jirin berigii uu Maxamed Mooge noolaa.

  • waxaan muuqaal ku waayey oo aan cajalad laga duubin fanaaniin aan codkooda aad u jec lahey waxaa kamid ah maxamed mooge-muuse ismaaciil qalinle-cabdi naasir macalin maxaa yeeley oo sidaasi u dhacdey yaab

  • Heestan aad buu ugu soo baxay fanaankani oo runtii cod libaax ayuu leeyahay waanu ku habonyahay heestan inuu qaado qiimaha badan...mj M M Liiban halyey dhab ah

  • tola'ay tola'ay reer Hargeysow tola'ay tola'ay dhankad igaa xigtaanbaa dhaxantu igaa haysa, alaa yaa raxma muj. Maxamed mooge

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more