Added: 5 years ago
From: leavancliff
Views: 8,719
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (9)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • macalinka halaga qaleeyo qof uu beer ugu jiro malaha ; balse Soomaalida badankood wax lee saxaan hadane dowlad ma qabaan .. waa yaab runtiiii !!!!.

  • ninkan waa uu qurux badanyahey dharkiisuna waa ok

    intiinan maseerin kahor heesi hiisa kuraaxaysta ama dhaafa!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • masha allah

    miiraale cod waa kugu dhamaadey walal

    i LoVe YoUr sONGz

  • Marbuu ku wanaajiyaa Wakhtigu kuu hiiliyaa Walaalkii ka dhigaa Sidii waqal kuu da`aa Weedhaadana lagu qoslaa Dadkana tahay ruux la weyn Marbaad kala weecataa Waayuhu cadaw kuu noqdaa Wacdigaad aadmiga fartaa Marbuu wehel kuu dhalaa Aduunyooy waalaleey Aduunyooy waaya badan Warwareeg maadaa i yidhiyeey Fartiyo wadnaha fartiyo wadnaha Fartiyo wadnaha isku qabo
  • nice song! laakin labiska dharka ayaa marax ah! kkkkkk suud weyn aas wata

  • heesta ma ninkaan baa qaado kkkkkkk ninkaamaa cajjib ah

  • wale waa hees wanagsan oo wayaha iyo wakhtiga tilmameysa.

  • kkkkkkkkkkkkkkk

    funny

  • camoow inataand heesin horta is eeg codkaagaag inaad heesi karto iyo inkale

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more