bal maxay ula jeeedaaan waxan ay calanka ku sheegayaaan, ALLA dadku yaabadaanaa kama haraan waxan ay ku sheegaaan soomaali land, duniduna quursi kama dayso.
m a hussein [x biindhe]waxaad tahay mid ka mida fannaaniinta aan aad u jeclay se nasiib darro aannan waligay la kulmin,se waxaan had iyo goor kugu xassuustaa cod kaaga dahabiga ah..midda kale aynnu Hargeisa ku wada bar baarray.....yaa salaaam
waw,waw,what a song,the best of all.love it
ulexnur 8 months ago
BEST SOMALI SONG A LOVE THE SONG VERY TOUCHING LONG LIVE SOMALIA
821fayes 1 year ago
salaams from wajeer, walahi this is very touching
ahmadyunis100 1 year ago
bal maxay ula jeeedaaan waxan ay calanka ku sheegayaaan, ALLA dadku yaabadaanaa kama haraan waxan ay ku sheegaaan soomaali land, duniduna quursi kama dayso.
Mrdiiniyare 1 year ago
Sounds so beautiful...
likkasto 1 year ago 3
I dont know but I'm Crying right now, becouse this is absolutely beautiful
Finding words could never be enough I'm speechless.
SomalilandPower 1 year ago 3
@SomalilandPower
likewise my brother
.. peace - Nabad Galyo iyo barwaaqo walaalo..... Soomaali waa Hal !
CushiticSomalianMale 1 year ago
wow that's Qaraami love it
somaliland24sevan 1 year ago
Morogoro78 Nink kabanka tumaayaa waa mulaxan iyo heesaa Daa'uud Cali Masxaf Jabuti ayuu joogay qaxii kadib hadda maaqaan
axado12 1 year ago
macha allah hesstani waa fany i like this song. i wish this song to all new mariage
rahmamaal 1 year ago
rer waqooyi fanka kadaaya qabyaalada xun ee ladaweyn karin mahadsanid (mandeeq) waa garanay away mahadii hobolka caan baxay waliba looga haray tumista kabanka (DAA,UUD CALI MASXAF) tasi waxay lamid tahay {doqoney dabkaa ba, ) fadumo cabdilahi kahin (mandeeq) iyo da,ud cali masxaf iyo inanka tumaya durbankaba mahadsinidiin + all somali singer,s (waberi,iftiin ,dur-dur, iyo waliba dhalinta hada soo baxday ee logummagac daray wajiyo-xunta)
vaysal59 2 years ago
fadlan fanaanka kabanka tumaya marna heesaya magaciis ?
morogoro78 2 years ago
caleek caleek waxaasaa hees lagaa dhahaa wonderfull song viva qaraami
garoobgade 2 years ago
maanka wadeeqde weli waa xariiftameesaa gabadha
bartamaha 2 years ago
maandeeq cod dahabley waa fanaanada aad cod keedu u dabacsan yahay oo macaan yahay aad iyo aad si dagana waa ay u heestaa caleeeek maandeeq
100jire 2 years ago
calankan taloow ma kiii ciraaq baa mise waaa sacuudiga asha haatiin baaa dhaxda uga qorane
kibirloow 2 years ago
somalian music is pretty kinda middle eastern sounding but mostly african sound
BBoy6s 3 years ago 2
m a hussein [x biindhe]waxaad tahay mid ka mida fannaaniinta aan aad u jeclay se nasiib darro aannan waligay la kulmin,se waxaan had iyo goor kugu xassuustaa cod kaaga dahabiga ah..midda kale aynnu Hargeisa ku wada bar baarray.....yaa salaaam
Yaziphae 3 years ago